cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Garad koriye

Wanaag faafiye

نمایش بیشتر
پست‌های تبلیغاتی
204
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
اطلاعاتی وجود ندارد7 روز
+130 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Photo unavailableShow in Telegram
Saxuur la,aan wala somi kara kuwii laha away, kaalaya masajidka iga qaada please 😂😂 🔠🔠🔠🔠 🔠🔠🔠🔠🔠🔠🔠🔠 🔠🔠🔠🔠🔠🔠
نمایش همه...
جمعة مبارك كل مسلم ☪️ ♥️ Wa malin jimco laguna jiro bila barakeesan asxpta an uwada duceno walalhena rer falastiin si uu ilaah dhibka oga dulqado اللهم انصر اخواننا في فلسطين. اللهم حرر المسجد الأقصى، واجبر كسرهم، واشف مرضاهم، وتقبل شهدائهم برحمتك. اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القدس وكل فلسطين. اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين الهم انصر اخواننا في فلسطين الهم انصر اخواننا في فلسطين 🎁🔠🔠🔠🔠🔠 🔠🔠🔠🔠🔠🔠
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Waana maalin jimco ah badiya saliga Nabiga SCW🖤🖇 🦋 اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ❤ 🦋🌺⚘......𝖩𝖴𝖬𝖢𝖤 𝖶𝖭𝖦𝗓𝗇......❤️🌸
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Ma doonaysaa in dambiyadaadii hore lagu dhaafo?
Nebigu ❪ﷺ❫ waxa uu yidhi: ❪Qofkii Ramadaan sooma  iyada oo ay ka tahay rumayn Alle iyo in soonku waajib ku  yahay; iyo ajardoonnimo, waxaa loo dhaafaa dembiyadiisi  hore.❫ Soonka dambiyada ayaa lagu dhaafaa! Allow dambi dhaaf baan ku waydiisanaynaa ee dambiyadayada dhaaf.
ـــــــــــــــــــــــــــــ
❉Sii faafi Xadiiska, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso. @ Garad koriye
نمایش همه...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Waligaa ha ilaabin 2-wa nooc oo dadka kamida (1) Qofkii ku caawiyay waqtiyadii adkaa (2) Qofkii kaa tagay waqtiyadii adkaa.
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Dhaqanka aqoon'laawayaasha waxa ka mid ah;inay jawaabaan intaysan dhagaysan,dooddaana intayna wax fahmin,xukmiyaanna waxayna garanayn. _____ nagu soo biir
نمایش همه...
1
Fadlan ka faaiidaysta jadwalka quraan akhriska ramadaanka. Qof walawbana raac Kan adiga kuu sahlan. **Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona.* □ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus  30malmood Salaada subax kadib :               4 bog Salaada duhur kadib  :              4 bog Salaada casar kadib :               4 bog Salaada maqrib kadib :            4 bog Salaada cishe kadib :               4 bog □Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari Salaada Subax                          8 bog Salaada Duhur                          8 bog Salaada Casar.                         8 bog Salaada Maqrib                        8 bog Salaada Cishe                           8 bog □Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood Salaada Subax.                       10 bog Salaada Duhur                         10 bog Salaada Casar                         10 bog Salaada Maqrib                       10 bog Salaada Cishe                          10 bog □Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood Salada Subax                           12 bog Salaada Duhur                         12 bog Salaada Casar                         12 bog Salaada Maqrib                       12 bog Salaada Cishe                          12 bog □Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood Salaada Subax                         20 bog Salaada Duhur                         20 bog Salaada Casar                         20 bog Salaada Maqrib                       20 bog Salaada Cishe                          20 bog Fadlan ku Faafi Group yada iyo Dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. Quraankana dhamaynaysa. @Garad koriye
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
RAMADAN MUBARAK AZXBTAYDA
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
*_Ramadaanka soo socdo waxa uu ku adanYhaY (:🌙❤️. Maalin isniin ah 11/3/2024 in sha allaH🫶 rasuulka (s.c.w )wuxù Yiri Qofkii Qof kle ogaYsiiYa ramadaanka waxaa jirkiisa laga xarimaY naarta 🥺💗 dadka aad khaYrka la jeceshahaY lasii wadaaG saan adiga kula soo wadagaY ❤️🫶 @Garad koriye
نمایش همه...
👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Qof dartii muuqaalkaada ha u qurxin, maxaa yeelay dhammaateena kuwa caadi ah ayaynu nahay marka loo eego dadka aan na aqoonin, kuwa kibir badan ayaynu nahay marka loo eego kuwa na neceb, kuwa wanaagsan ayaynu nahay marka loo eego kuwa na yaqaana, dad cajiib ah ayaynu nahay marka loo eego kuwa na jecel. @oraahyo
نمایش همه...
👍 3
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.