Cish mud'main.❤️
رفتن به کانال در Telegram
Waxaan ku wadaagi doona wax badan o dhisa ruuxdeena,imaankeena kuna libaani doono insha,Allah aduunkeena iyo akharideenba Waxaan rabnaa inaa aduunka xasilooni ku noolaano,akhirana janno ilaahay idamkii.❤️
نمایش بیشتر869
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-57 روز
-430 روز
آرشیو پست ها
{وذكّر فإن الذّكرى تنفع المؤمنين}
Caawa waxaa labo ah bisha dul_qacda ee kamid ah bilaha xurmada alle uu uyeelay wuxu yiri alle ha dulminina nafahiina bilahaas dhexdooda
Dulmigaas nagala reebay ee waliba nafihiina ha dulminina nala dhahay labo noocba wu yahy mid waa in aad sameysaa macaasi shay danbi ah taas oo micnaheedu tahy hadii aad sameyso in danbigaasi uu ka cuslaanayo bilaha kale danbiga aad samayso sido kale dulmigaasi wa in aad ka tagtaa shay alle uu ku faray oo wanaag ah hadii shaygaasi wanaagga aad sameynlahydna labo laaab uu ajarkaaga noqonlahaa
Ramadaanka kadib
Intuu ku dambeeyy xiriirka idin dhaxeeyay adiga iyo Qur'aanka?
Alle maku waafajiyay sidaad ramadaanka ucaabudijirtay ee kitaabkiisa aad ugu dadaaali jirtay in aad ugu sii dadaasho markuu tagay ramadaanka mise halkii aad dhigtay marku dhamaaday ramadaanka ayaad ugu tagtay oo ramadaanki baxay ayaad labaxday adiguna oo aad mooday waxa qur'aanka loo aqrinjiray ramadaan in uu ahaa oo alle caabudid aysan ahayn? mise in aad billowday ramadaan kadib ayaad illaa hadda 5juz xitaa gaarsiin adigoo awoood uleh aqrin intaaas kabadan dhameenjirana ramadaan 2 3 4 mar
Sow maaaha su'aalo is weydiin mudn haddaba jawaabaha nafaheenna ayaan udaaayay
Haddaba qofka qur'aaanka dhameeyy intaaso Mar wa un adigaagan isla qofki aa tahy waxwalbo dadaaaal unbey ubaaahanyihiin iyo talasaarasho alle waxaan laqabankarin si kastoo hool aduun aaad uleedahy majirto ilaaahy aaan kaalmeysano inta ay nagu jirto raadka cibaadada aan sii wadno on kala joojinin wanaag kastoo bishaas aan soo bilawnay insha allh
Bishii quruxda badneed waxaan filayaa qofwalbo farxad iyo jawi qurux badan in uu ku xasuuusto sbbta farxadda aan ugu dareemeeno xasuusteenna markaan celinno wa in bishaasi aan iska dhowraynay waxyaalaha macaasida ah dhanka kalana qofwalbo oo bilaha kale laga yaabo in uu halmar xitta qur'aanka dhameeenin bishii oo ramadaaan hal ama laba ama saddex Mar uu dhameeeyy asagoo la tartamaayo naftiisa ama qof kale marka aan nolosheenna ka dhignay sida uu allaah raali kayahy anagana wuxu noo hibeeyy alle xasiloooni farxad iyo janno aduuuun
Hadii uu kugu dheeraado imtixnka ku heeysto sidaas oo ay tahyna aad tahay adiga marksta mid ducaysta ogoow ilaahy ma rabo in ducada aad ku ducaysatay kaliya uu kusiiyo bal wuxu rabaa in uu kusiiyo siismayaal kasareeyo intaad ka dalbatay iyo waxyaabo badan ee aadan kadalban
Ibnul qayyim
💕🖇Hailoobin
Adkaarul masaa |اذكار المساء
🌿|Quraanka inu afkaaga ka qoynaado
💐|Xuska alle sidoo kale badi
💕|Wanaagyada oo idil noqo mid layimaaada ama soo dhawdhaweeya
Alle cidna yuusan kaaga hormarin bishaan isku day qofka ugu darajada badan wato inaad noqoto |
متوفر تنصيب سورس زدثون
مدفوع مع الاوامر المدفوعه ....
آمن للحسابات وحمايه قويه
ضمان شهـر أو شهرين على حسب مدة
الاشتراك
الاوامر المـدفوعه
همسه . تهكير . حفظ التسجيل الصوتي . صوره للموقع عبر القمر الصناعي . رشق لايكات انستاء ومشاهدات تيك توك .تشغيل الأغاني في المكالمات ..
وغيرها الكثير الكثير
التنصيب بمقابل
- للتـــواصل : @PHPSB
- للمحظورين : @I8IUBOT
Waxa mahad leh allaha nabad noogu dhameeyy 10ka hore ee maalmaha fara kutiriska ah ee ramadaan Qof walbo sida ay ugu soo dhamaataybo nooma soo noqonayso qof walbana waxa uu ku ritay ayuu leeyahy 10kaa bari ee tagay Haddaba hadii aan kafaaideesanay cibaadooyinki iyo soonkii iyo qiyaamkii iyo aqriskii allh inaga aqbalo Hadii gaabis uu jirana waxaan ku leeyahy wali waxaa harsan 20 maalin isku day oo haquusan hana niyad jabin wax walbo aad kagaabisay waad kabikarta inta hartay ee fadhiga kakac ajar shaqeeso fursadda sanadkiiba halmar kusoo mareeso kafaaideeso kusabar cibaadada oo kuqasab nafta hana umaleen qofwalbo inee ufududahay ee qofwalbaba nafsadiisa ayuu lajihaadaya oo kuqasbayaa markastana badso inaad ku duceesato rabbi inuu kugu kaalmeeyo cibaadooyinko idil kuna celceli Rabbiyow igu kaalmeey xuskaaga mahad_naqaaga iyo cibaadada wangsn i.a ducadaanna wexey kuu noqonaysa mid kuu fududeeysa wanaaga🌸🎀🩷
*Ducadeena maalinteena 6
7aad ee bisha barakaysan.*
*اللهم اغفرلي دنبي كله دقه وقله سره وعلانيته عاجله وآجله.*
*Allahuma iqfirlii danbii kulah diqahu wa qilahuu,sirahu wa calaaniyahu,caajilahu wa aajilahu.*
Fasiraadeeda
*Allahayow ii dhaaf danbigeyga oo dhan midkiisa weyn iyo kan yarba,kiisa qarsoon iyo kiisa muuqda,kiisa soo dagdagay iyo kiisa soo daahaya.*
في يوم الجمعة
اكثرو من الصلاة على النبي قال صلى الله عليه وسلم:
أكثروا من الصلاة عليّ ليلة الجمعة ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة عليّ.
حديث صحيح
Neвιga ѕallallaнυ caleyнι waѕalaм wυхυ dнaнay:
Вadιya ιnaad ιgυ ѕalιdan нaвeenĸa jιмcaнa ιyo мaalιnтa jιмcaнa мaхaa yeelay ѕalιgιιna waa la'ιιѕoo вandнιgaa.
_اللهم صلَّ وسلم على نبينا_ _محمد__ ❤️🌺
ma umaleynaysaa intaaso dhan kadib inuu alle gacan marnaansho kugu soo celinaayo uusan ducada kaa aqbaleenin kallaaa alle wuu ka xishooda adoonkii asaga uu yiri ibari in uu hadana soo celiyo asagoo gacan maran yacnii ducada aan laga aqbalin kaliya waqti ayuu alle uyeelay adiga hadagdagin alle wu ka aqbalaa insha allh
waa daqiiqado ka hor afurka maalinka wa jimco waxaa kulmay waqti aad loogu badiyo in la aqbalo ducada oo ah bacdal casar maalin jimco ah iyo waqtiga afurka uu aad usoo dhawyahay qofka sooman inuu leeyhy duco aqbalid hadu duceesto waxaad la kali noqoty rabbi waad amaantay nabiga SCW ayaad kusallisay magacyada ugu wanaagsan ayad ku duceesatay ee kamid ah yaa xayyu yaa qayyuum yaa dal jalaali wal ikraam alle aa isku jajabisay iskuna dulleesay ducadaada kadib salliga nabiga SCW ayaad kuso gabagabeesay
