cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

MUFAKAR

╭══♡════════ღ❦ღ══╮                     WAX-AKHRISKU                            WAA                      HAB NOLOLEED                          القراءة منهج حٌاة ╰══ღ❦ღ════════♡══╯ Kala soco  Qormooyin sugan, afkaar, falsafad,  iyo xikmado.

نمایش بیشتر
فنلندة1 040زبان مشخص نشده استدین و مذهبی15 623
پست‌های تبلیغاتی
5 967
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
+67 روز
+2730 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

https://t.me/addlist/dskn1hSr4pBiMTU0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
نمایش همه...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
نمایش همه...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Photo unavailableShow in Telegram
Tani waa diyaaradii Malaysia ee la waayay 11 sano ka hor (2013), oo laga helay Badda salkeeda. Dadku wali waxay saaranyihiin kuraastoodii iyagoo qalfoof ah, suumankiina u xidhanyihiin, xawaanna uma soo galin, kaliya way milmeen.. Waa Xabaal wadareed biyaha dhexdeeda. Sida warbixintu sheegtay ur la dhibsado ma leh, sababtoo ah Milixda darteed.
نمایش همه...
4
Ixtiraamku/xushmaddu; waa hab-dhaqan dabacsan oo aad u wanaagsan. Waa asluub hagaagsan oo aadanaha dhan ku jecleysiineysa. Waa sifo qurux badan oo Alle SWT raalli ka yahay. Qaar kamid ah calaamadaha/astaamaha lagu garto dadka qalbiyada wanaagsan :- 1. In badan ayay kuu cudur-daarayaan 2. Aad ayay u cafis badan yihiin 3. Markasta dhanka wanaagsan ayay wax ka eegaan. 4. Xumaanta iyo qaladaadka yaryar wey iska maahiyaan 5. Ma dacwo iyo eedeyn badna 6. La sheekeysigooda aad ayaad ugu farxeysaa 7. Dhoola-cadeyn iyo farxad ayay kugu qaabilayaan 8. Dadka oo dhan ayaa wada jecel 9. Inta badan sahal kuma carodaan 10. Saaxiibtimadoodu waa dhab Allow qalbiyada inoo wanaaji.
نمایش همه...
6👍 1
Subax wanaagsan| Intii Alle Wafajiyey Salaadda Subax Alle Haka Aqbalo,intii aan Alle wafajina Eebbe Hasoo Hanuuniyo, Salaad Subax Waa Saladah Ugu Ajarka badan Shanta Salaadod, ALLE haynga Aqbalo Acmaasheena,wanaags'n
نمایش همه...
6
Khuraafaadka TUFAAGA iyo xarumaha "Cilaajka" Sida ay sheegaan Kaahinnada kaniisadaha Kristaanka iyo Yahuudda marka ay timaamayaan calaamadaha lagu garto in uu kugu dhex jiro JIN waxaa ka mid ah: 1- Calool xanuun soo noq-noqda 2- Madax xanuun, Goonjab 3-Dhabar xanuun siiba lafta dheer “Lafdhabarta” 4-RUUXA OO NACA BAYBALKA iyo wax kasta oo muqaddas ah diinta masiixiyada 5- Hurdo yaraan iyo qarow badan 6- Riyooyin argagax leh hurdada dhexdeeda habeen iyo maalin. 7- Xanaaq iyo cadho joogta ah 8- Inuu maqlo codad/dhawaaq magaciisa loogu yeerayo. 9- Jirka oo dubaaxiya, ama kabuubyooda sidii in irbado lagu mudmudayo. 10- Habeenkii inuu ilkaha isku xoqo kuwa sare iyo kuwa hoose, Sidoo kale inuu dareemo qabow iyo dhaxan. Intaas aan ku joojiyo calaamadaha uu sheegay KAAHINKA Orthodox-ka ah ee LUBNAANIGA (Isla intan oo kale ayay sheegaan wadaaddada tufka ee furtay xarumaha CILAAJKA. Khuraafaadkaas diinteennu shaqo kuma laha ee bulshooy sidaa u ogaada.) Waxaan ka soo guuriyay Kaahinka masiixiga ee caanka ah ee la yiraahdo: “Father Elias Rahal” wuxuuna u sheegay xertiisa inay akhristaan xirsi-xidhkan. ““بقوّة اسم يسوع المسيح وصليبه ودمه الثمين دمّر اللهمّ كلّ سحر وكلّ شعوذة وكلّ روح شرّير موجود في هذا الطعام وهذا الشراب”.
نمایش همه...
Subax wanaagsan. Rajo. Suurayso nolosha aan noollahay oo ay ka marantahay qaybta rajadu. Nimcooyinka eebbe ku galladay adoomihiisa waxaa ka mid ah rajada oo ah filasho wax san oo soo aaddan taasoo la xiriirta doonista qofka. Qofba waxbuu rajaynayaa, qof baa rajaynayaa inuu shaqo helo, guursado, aabo/hooyo noqdo qalin jebiyo, la doorto, guri dhisto , ganacsi samaysto, dhoofo, dallaco, iyo guud ahaan in muslimiintu ugu dammayn ay alle janno ka helaan. Cid kastaaba waa rajo ku nool oo xataa dadka guulaystay waxay leeyihiin waxyaabo kale oo ay weli rajaynayaan. Rajadu waa dhiirigeliyaha ugu awoodda badan ee qofka u suurta gelisa inuu inuu ku socdo xaqiijinta yoolashiisa, waxad arkaysaa qofku xataa hadduu ku fashilmo qorshe uu ka shaqaynayay wuxu markaba u weecinayaa rajadiisa qorshe kale, wuxu isku leeyahay hawshaasu waa ku qabsoomi wayday lakiin taa kale ayay macquula inay qabsoonto. Ninka sannadka dallici waaya wuxu rajaynayaa sannadka dane, qorsha kasta oo kale waa la mid. Cidda quusata ama raja dhigtaa waa cid ay ka dantay laam badii iftiinka nolosha ilaahay inaguma keenee.
نمایش همه...
👍 2 1
Photo unavailableShow in Telegram
Seeska Horumarku waa joogtaynta . Hadafka waa laga siman yahay lakiin fulinta ayaa lagu kala duwanyahay. Qofkas taaba hadaf ayuu ka leeyahay nolosha lakiin tiro yar ayaa ku guulaysta hadafyada ay lahaayeen halka tiro kalana ay ku fashilmaan. Sabab tuna waa adiga oo aan joogtayn Qaabkii aad ku gaadhi lahayd hadafkaaga  joogtee wixii aad ku gaadhi  lahayd hadafkaaga.
نمایش همه...
9👍 1
Baadida nin baa jira  kula daydayayoo  daalna kaa badane, oo aan doonayn in aad hesho daayin abidkiiye. Qamaan Bulxan.
نمایش همه...
4👍 2😁 1
Photo unavailableShow in Telegram
"geeri lama huraayee Godka maalintaan galo Garbihii adduunyadu Maalintay i gooyaan Allow guri jannaad iyo iiga yeel gal raaxa leh."🤲 muuji Galab wanaagsan idin la ahaantiinba .🥰
نمایش همه...
🥰 11👍 1 1