cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

𝘀𝘂'𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗱𝗶𝗶𝗻𝗶 𝗮𝗵

ma jeceshahay sualo dini ah hadaba halkan waxad ka helaysa su'alo ku cajiib galiya (joinn dheh ) 👇👇

نمایش بیشتر
فنلندة3 307زبان مشخص نشده استدین و مذهبی93 622
پست‌های تبلیغاتی
568
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-47 روز
+1530 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Photo unavailableShow in Telegram
Geeridaa waxay waydiisay nolosha Waa maxay sababta qof kastaa kuu jecel yahay, Ana  i neceb yahay.? Noloshii waxay ku jawaabtay Sababtoo ah aniga ayaa ah been quruxda badan, adiguna waxaad tahay run xanuun badan
نمایش همه...
قال رسول الله صلي عليه وسلم "كل الناس يغدو فبائع نفسه فمعتقها أو موبقها" Nabigu (scw) wuxuu yidhi dadka oo dhammi way kallahaan dad naftoodelay iibiyaan, dadna way xureeyaan, ama  way halaagaan." Waxaa wariya Muslim Waxaad jirtay tan iyo markii lagu abuuray,  tareenkii noloshaada ayaa ka dhaqaaqay saldhigga adduunka. Waxa hubaal ah inuu gaadhi doono saldhiga aakhiro.. Safarkaaga, awaxaad ka dhigi doontaa inaad naftaada baabi'iso ama aad Naarta ka xorayso. Qofkii ku dadaala inuu Eebbe adeeco wuxuu naftiisa ka gaday Eebbe oo uu ka xoreeyey cadaabkiisa. Ruuxii ku dadaala rabitaankiisa iyo raaxadiisa wuxuu ka gaday naftiisa Shaydaanka isagoo ka dhigay mid halaagsantay oo lagu xidhxidhay dambi iyo xumaan.
نمایش همه...
2
KA fAA'IIDAYSIGA WAKHTIGA Wakhtigu inuu cajiib yahay kii caqli leh baa garan Wakhtigu waa shayga ugu muhiimsan noloshaada ee aan dib loo iibasan karin Wakhtigu wa waxa aan soo noqon wax kasta hadii aad samayso Wakhtigu waa cimriga qofka iyo raasamaalkiisa nolosha sababtoo ah malin kasta oo ku soo marta waxay kaa qaada qayb cimrigaaga ah waxayna kusii dhawaysaa xaga dhimashada Wakhtigu wa shayga lagu waydiin doono maalinta qiyaame adigoo Alle SWT hortaagan meeshaad ku bixisay Sidaa darteed wakhtigaaga ugu faa'iidayso wax ku anfacaya aakhiro iyo aduunba Adeecida iyo u dhawaansha Alle Wayne waa lagama maarmaan in aad ku bixiso wakhtigaaga si aad u gudato cibaadada Iyada oo Tani ka mid tahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee wakhtiga loo isticmaalo  "Waqtigu waa sida dahab oo kale, haddii aadan ogaanin, wuu tagaya"        Waqtigu waa hanti, haddii aad lumiso waad luntay Wakhtigu waa mid muhiimad wayn leh waayo soo noqon maayo lamana kaydin karo lamana badali karo lamana magdhabi karo Wakhtigaaga ku bixi meel kasta oo khayr ah oo Alle SWT raali ka yahay Wakhtigaaga gali meel kasta oo aad xirfad iyo aqoon ka helayso adigoo 1 ka dhigaya diinta Wakhtiga badankii ku bixi cibaado inta yar ee kuu hadhayna nolol maalmeedkaga raadso adigoo ka raadinaya meel xalaal ah Wakhtiga gali sidii aad labo nolol oogu guulaysan lahayd mida aad maanta nooshahay iyo mida xigi doonta Wehel malaha duniduye wadaygaagaa yacni sxbkaga ka yeel cibaado Warsan iyo mid murugo leh weeyo duniduye rabi wehelkaaga ya yeel Wakhtiga ku bixi sidii aad hadafkaaga aduunyo ku gaadhi lahayd adigoo hadafkaaga ka dhigaya aakhiro aduunyadan hadii aad guul gaadho iyo hadii aadan gaadhinba wa mid gaaban oo aad ka guuri doonto Hadii aad guuldaraysato mar ama labo aduunyada intaad joogto waxaa macquul ah marka 3 aad inaad guulaysato balse geerida ka dib guul ma jirto hadi aadan manta wakhtigaaga ku bixin. guuldarada dhabta ah waa Mida aakhiro guusha dhabta ahna waa mida aakhiro Wakhtigeena kuma dadaalo inta badan enagoo ah dad Islaam ah oo laa abuuray cibaado oo kaliya W'Q wllkiin👇 muhamed garane✍
نمایش همه...
Ibrahim ibnu ad-ham wuxu kamid ahaa salafkii wanaagsanaa wuxu ahaa nin zaahid ah oo aduunyo ka zaahiday aabihii boqor buu ahaa asagana nin maal badan buu ahaa maalin maalmaha kamida asagoo faras saaran adoonkiisina la socdo aya xag Alle lagala hadlay  ibraahiimoow sidan kuumaana abuurin aya lagu yidhi yaci codkaan ayuu maqlay kadib malkiisa iyo wax kasta oo uu haystay wuu ka dhax baxay wuxuu noqday cumlimada ugu waawaynayd ee zaahidiinta ahaa wuxuu so maray maalin maalmaha kamida magaalada Basra dadkii ayaa kuso xoomeen waxay ku dheheen yaa abaa isxaaq wa magaciisa maxaa nagu dhacay mar kasta ilaahay ayaan barinaa nalamana aqbalee Wuxuu yidhi quluubtiina 10 shay ayay u  dhimatay 1- ilaahay ayaad aqoonsateen xaqiisina ma gudanaysaan 2-  Nabi Muxammad inaad jeceshihiin baad sheeganaysaan sunadiisina waad ka taqteen 3 - Qur'aanka ayaad akhrinaysaan habeen iyo maalin kumana camal falaysaan 4- ilaahay nimcooyinkiisa ayaad cunaysaan kumana shukhrinaysaan 5- shaydhaan inuu cadawgiina yahay ayaad sheeganaysaan mana khilaafaysaan 6 - janadu waa xaq ayaad leedihiin uma camal falaysaan 7 - naartu waa xaq ayaad dhahdeen kamana cararaysaan 8 - geeridu waa xaq ayaad tiraahdeen umana diyaar garoobaysaan 9- ceebaha dadka ayaad ku mashquulaysan hurdada markaad kaso kacdaan ceebihiinina  waad ilawdeen 10 kuwiina dhintay ayaad xabaalaysaan malin kasta kumana cibro qaadanaysaan Tobanka shay ayay quluubtiinu u dhimatay wax la idanka aqbalayo ma jiro Danbigaagu haduu bato qalbigaaga ayaa angagaya qalbiga haduu angagana maxa laga qabali bal is waydii !?
نمایش همه...
4🥰 1
Sheeg suurada loo yaqaano mu'min?Anonymous voting
  • Suuratu axqaaf
  • Suuratu ghaafir
  • Suuratu faaxita
  • Suuratu mu'minuun
0 votes
Sheeg suurada loo yaqaano suuratu sayf?Anonymous voting
  • Suuratu kahfi
  • Suuratu tawbah
  • Suuratu baqarah
  • Suuratu quraysh
0 votes
Rasuulku N.N.K.H wuu diiday maalinta Sabtida in Soon Sunne ah la soomo, laakiin arinkaasi wuxuu ku gaar yahay Soonka aan Sabab lahayn, hadaba Soonka berri oo Sabti ah la soomayo wuxuu leeyahay sabab u gaar ah oo ah in uu ku beegmay maalintii Carafa; sidaa darteed way banaan tahay in berri oo Sabti ah la soomo iyada oo aan laga horaysiinayan Jimcaha.
نمایش همه...
👍 4
Sheeg aayadaha suuratu daahaa?Anonymous voting
  • 138 aayadood
  • 137 aayadood
  • 135 aayadood
  • 136 aayadood
0 votes
Photo unavailableShow in Telegram
https://t.me/ARMAAN_FILMIS Asxabe channelkan waa iib waxadna ku helesa lacag yar hadii aad ubahan tahay WhatsApp lambarkan igla soo xirir https://api.whatsapp.com/send?phone=+2520614273477&text=ARM44N⛓️🍂
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Via @same_wade_team Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ ❍━━━ 📍✦ 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 ✦📍 ━━━❍     ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @XIKMADAHA_NOLOSHAA ↪️ @xikmadosomali ↪️ @same_wade_team ↪️ @wadnojacayl ↪️ @kaahanolosha ↪️ @ARMAAN_FILMIS ♧Guddoomiyaha kooxda♧ @PROFESSOR_ARMAAN
نمایش همه...
📍𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗙𝗨𝗥 𝗔𝗤𝗥𝗜𝗦𝗧𝗘📍
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.