fa
Feedback
AMMA TRAVEL & CARGO AGENCY

AMMA TRAVEL & CARGO AGENCY

رفتن به کانال در Telegram

Safar la’aan waa nolol aan dhadhan lahayn.

نمایش بیشتر
3 444
مشترکین
-324 ساعت
-157 روز
-5030 روز

در حال بارگیری داده...

کانال‌های مشابه
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
سپتامبر '26
سپتامبر '260
در 0 کانال‌ها
اوت '26
+4
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '260
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '25
+5
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+7
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+9
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+9
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+12
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+30
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+14
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+28
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+47
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '25
+30
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '25
+70
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '25
+57
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '24
+71
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '24
+99
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '24
+100
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '24
+140
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '24
+127
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+98
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+141
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+170
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+195
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+293
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+378
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '24
+412
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '23
+529
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '23
+375
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '23
+63
در 38 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '23
+50
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '23
+152
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '23
+96
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '23
+80
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '23
+84
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '23
+74
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '23
+82
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '23
+54
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '23
+95
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '22
+84
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '22
+110
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '22
+99
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '22
+88
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '22
+111
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '22
+110
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '22
+112
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '22
+87
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '22
+87
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '22
+135
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '22
+122
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '22
+165
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '21
+164
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '21
+235
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '21
+359
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '21
+423
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '21
+890
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
04 سپتامبر0
03 سپتامبر0
02 سپتامبر0
01 سپتامبر0
پست‌های کانال
HAMBALYO MAALMAHA XORRIYADDA SOOMAALIYA! 🇸🇴 🎉 BIG DISCOUNT Gaar ah ayaa ka socda AMMA Travel & Cargo Agency inta lagu jiro
HAMBALYO MAALMAHA XORRIYADDA SOOMAALIYA! 🇸🇴 🎉 BIG DISCOUNT Gaar ah ayaa ka socda AMMA Travel & Cargo Agency inta lagu jiro maalmaha xorriyadda! ✈️ Safarro toos ah oo ammaan ah 🚌 Safarka Guriceel waa diyaar 💼 Adeeg degdeg ah & tayo sare leh 💰 Qiimo jaban (Special Offer) 📞 Nala soo xiriir: 0615151538 0613892505 📍 AMMA Travel & Cargo Agency “Safarkaagu waa mudnaanteenna.”

2
بدون متن...
181
3
✈️ OGEYSIIS DUULIMAADYADA ISBUUCAN ✈️ Macaamiisha sharafta leh ee AMMA TRAVEL & CARGO AGENCY, Waxaan ku faraxsanahay inaan id
✈️ OGEYSIIS DUULIMAADYADA ISBUUCAN ✈️ Macaamiisha sharafta leh ee AMMA TRAVEL & CARGO AGENCY, Waxaan ku faraxsanahay inaan idin ogeysiino in ay jiraan duulimaadyo isbuucaan ah oo ay bixineyso SABAR AIRLINES. Haddii aad qorsheynayso safar ganacsi, dalxiis ama booqasho qoys, hadda waa waqtigii aad tigidhkaaga sii qabsan lahayd. 🗓️ SABTI ✈️ Nairobi – Juba – Nairobi 🗓️ AXAD ✈️ Nairobi – Muqdisho – Hargeysa ✈️ Hargeysa – Muqdisho – Nairobi 🗓️ ISNIIN ✈️ Nairobi – Muqdisho – Nairobi ✈️ Nairobi – Juba – Nairobi 🗓️ TALAADO ✈️ Nairobi – Juba – Nairobi ✈️ Nairobi – Muqdisho (Night Stop) 🗓️ ARBACO ✈️ Muqdisho – Nairobi (Morning Flight) 🗓️ KHAMIIS ✈️ Nairobi – Juba – Nairobi 🎫 Tigidhada waa diyaar, waxaana si degdeg ah kuugu qabaneynaa kursigaaga. 📞 Wixii faahfaahin dheeraad ah ama qabashada tigidhada kala xiriir: ☎️ 0615151538 ☎️ 0613892505 AMMA TRAVEL & CARGO AGENCY ✈️ "Safar la’aan waa nolol aan dhadhan lahayn." ✈️
246
4
Fursado muhiima. Diploma in computer (only 6 dollar) Doiploma in pharmacology (daawada) only in 7 dollar. Waa laba fursadood oo muhiim ah oo arday badan iyo dad badaniba ubaahi qabaan . Barashada daawada iyo computerku labadauba waa bilaash kaliya diwaan galinta ayaa kala ah 7 dollar iyo 6 dollar. Kuliyada alfurqan waxay ku leday ka faa idyso fursadan oo caawoo kaliya ku kooban . Halkan hoose iska diwaan gali ➡️ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
98
5
Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 9aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
112
6
💊 FURSAD MUHIIM AH . Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba ugu yaraan anafacaysa. Ma rabta inaad barato. daa
💊 FURSAD MUHIIM AH . Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba ugu yaraan anafacaysa. Ma rabta  inaad barato. daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee al ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.  Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee  ay xanuunka u daawayso . Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
126
7
https://t.me/Siyaasadadunida
1
8
Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 8aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) 10) photoshop Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
141
9
Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 6aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) 10) photoshop 11) American english Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
142
10
Fursado muhiima. Diploma in computer (only 6 dollar) Doiploma in pharmacology (daawada) only in 7 dollar. Waa laba fursadood oo muhiim ah oo arday badan iyo dad badaniba ubaahi qabaan . Barashada daawada iyo computerku labadauba waa bilaash kaliya diwaan galinta ayaa kala ah 7 dollar iyo 6 dollar. Kuliyada alfurqan waxay ku leday ka faa idyso fursadan oo caawoo kaliya ku kooban . Halkan hoose iska diwaan gali ➡️ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
153
11
Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 5aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
29
12
Kulmis part one Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/hHy14BM8QI8wNjY8
19
13
Fursadii Qarniga🎯 BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 4aad ee sanadka 2025 oo kala ah. 1) Quraanka iyo axkaamtiisa. 2) Barashada carabiga. 3) Barashada Englishka. 4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah . ♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa. 5) xisaabta( dadka wawayn ) 6) Higaadda  oo bilow ah 7) cv writing 8) pharmacology(barashada daawoyinka) 9) public health (caafimaadka bulshada) Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas. Ku baro cilmiga adoo # Gurigaaga jooga # Adoo shaqadaada jooga # Adooo ciyaalkaga dhex jooga # Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta. # Adoo shaqynaya baro cilmiga . Halkan hoose  iska diwaan 👇👇👇 @XafiiskaDiwaangalinta1 @XafiiskaDiwaangalinta1
9
14
https://www.facebook.com/share/v/12Kwu5guLYp/
227
15
Waa maxay walaaca uu Netanyahu ka qabo Turkiga ? Netanayahu ayaa u ololeynaya inuu ka horyimaado Turkiga , isagoo ku sheegaya inuu Turkiga khatar ku yahay danaha Israa’iil ee Bariga Dhexe! Wuxuu la meel dhigay Iran, isagoo ku tilmaamay inuu Turkiga si aamusan u dhisayo isbahaysi ka dhan ah Israa’iil oo aan ahayn sida Iran — ururro wakiillo ah , balse Turkiga wuxuu dalalka bariga dhexe ku qanciyay inay khatarta Israa’iil waqti walba la kulmi karaan! Ka hor isbeddelkii Suuriya , waxaa wax badan laga maqlay Erdogan iyo saraakiisha sare ee Turkiga inay Israa’iil halis ku tahay Turkiga , illaa markii dambe la arkay isbeddel lama filaan ah oo ka dhacay Suuriya. Sideebu u doonaya Turkiga inuu uga hortago khatarta ku wajahan? Inqilaabkii fashilmay ee 2016 kaddib, Turkiga wuxuu qaatay siyaasad uu ku wajahayo khataraha dibadda halkii ay ka ahaan lahayd gudaha, tana waa sababta loo arkay Turkiga oo taageerraya kacdoon xukunka looga tuuray nidaamkii Bashaar Al-Assad, taa oo Turkiga u fududeysay inuu saameyn ku yeesho Suuriya , halkaana uga hortaggo khatar kasta oo iga imaan lahayd Israa’iil, sababtoo ah Suuriya ayaa ahayd goobta ugu fudud ee lagu gaari karo Turkiga, iyadoo loo marayo dhulka ay maamullan Kurdida , balse isbeddelka dhacay wuxuu meesha ka saaray khatartaa! Turkiga wuxuu hiigsanayaa inuu ka hortaggo faragelinta shisheeye iyadoo la dhisayo xulafada gobolka iyo qaababka difaaca wadajirka ah, taas oo keentay in dhaqdhaqaaqyada millatari ee Suuriya, Ciraaq, iyo hawlgallada sirdoon ee Afrika iyo Bariga Dhexe ee Turkiga uu kordhay. Wuxuu dhawaan Turkiga dhammeystiray heshiis milatari iyo sirdoon oo u dhaxeeya: Turkiga, Suuriya, Ciraaq, iyo Lubnaan, waxaana ku jira heshiiska hawlgallo wadajir ah iyo hab sirdoon oo ay iska kaashanayaan dalalkan, iyadoo ay hadda soo baxayso surtagalnimada ballaarinta heshiiskan oo ay ku soo biiri karaan dalalka Qatar, Sacuudiga iyo Masar. Ujeeddada ugu weyn ee heshiiskan laga leeyahay waa xoojinta iskaashiga sirdoonka iyo nidaamka difaaca hawada ee wadajirka ah si looga hortago awoodda sirdoonka Israa’iil. Gabagabadii, Israa’iil, waxay u aragtaa heshiiskan inuu yahay beddelka Bariga Dhexe ee NATO, oo ka hortagaya saameynta Maraykanka iyo Israa’iil ee gobolka, halka Netanayahu uu u arkayo Erdogan inuu sugayo waqtiga saxda ah , si looga hortaggo dhaqdhaqaaqyada milatari ee Israa’iil ay ka wado bariga dhexe, iyadoo laga faa’iideysanayo isbeddelka ku yimid siyaasadda Mareykanka , kaddib markii maamulka Trump uu go’doomiyay xulafadiisa , kana baxay iskaashigii Mareykanka iyo dalalka kale ee NATO. @Siyaasadadunida
244
16
Dibedbaxyo xooggan oo gilgilay dalka Turkiga. Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa ka qayb qaatay banaanbaxyo ka dhacay guud ahaan dalka Turkiga, kadib markii ninka ay sida weyn u loolamayaan madaxweynaha dalkaasi, Recep Tayyip Erdogan, xabsiga loo taxaabay laguna eedeeyay falal la xiriira musuqmaasuq. Ekrem Imamoglu, duqa magaalada Istanbul, ayaa lagu waday in Axadi loo doorto musharraxa madaxweynaha ee xisbiga Jamhuuriga (CHP), doorashada xigta ee dhaceysa sanadka 2028-ka. Qalalaasihii ugu weynaa muddo ka badan toban sano ayaa dalka ka dhacay Axadii, iyadoo mudaaharaadayaasha loo adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa iyo rasaasta cinjirka ka sameysan. Imamoglu ayaa sheegay in eedeymaha loo soo jeediyay ay yihiin kuwo siyaasadeysan. "Marna hoos isuma dhigayo", ayuu ku yiri qoray uu soo dhigay barta X ka hor xarigiisa. Madaxweyne Erdogan ayaa dhaleeceeyay mudaaharaadyada, wuxuuna ku eedeeyay xisbiga CHP inay isku dayayaan inay "khalkhal geliyaan nabada oo ay kala fogeeyaan dadkeena". Guud ahaan, isu soo baxyada ayaa ka dhacay ugu yaraan 55 ka mid ah 81-ka gobol ee dalka Turkiga, ama in ka badan saddex-meelood laba meel oo dalka ah, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Faransiiska ee AFP. @Siyaasadadunida
209
17
Xuutiyiinta Yemen oo weerar ku qaaday garoon ku yaala Israa’iil. Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in ay mar kale gantaal ballistic ah ku weerarreen garoonka diyaaradaha ee ugu weyn Israa’iil ee Ben Gurion, iyagoo adeegsanaya gantaallada Falastiin-2. “Howlgalku wuxuu si guul leh u gaaray hadafkii laga lahaa,” ayuu yiri afhayeenka dhinaca milateriga ee Xuutiyiinta, Yaxye Sariic. Xuutiyiinta ayaa sidoo kale sheegay in ay “dhowr gantaal iyo diyaarado aan duuliye lahayn” ku garaaceen markabka diyaaradaha xambaara USS Harry Truman iyo tiro maraakiib dagaal oo Maraykan ah. @Siyaasadadunida
157
18
Kenya oo ka hadashay dagaal ay Al-shabaab ku qaadeen xero ciidan oo ku taala Gaarisa. Ciidamada ammaanka Kenya ayaa war ka soo saaray weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen xero ku taalla deegaanka Faafi ee magaalada Gaarisa oo ay ku dhinteen lix askari oo ka tirsan ciidamada keydka ee Booliska. Booliska Kenya ayaa sheegay in ay hayaan meydadka labo ka mid ah raggii weerarka soo qaaday, islamarkaana ay ku raadjoogaan kooxda weerarka ku qaaday Magaalada Gaarisa. Wareyska The Star ayaa sheegay in maleeshiyaadka Al-shabaab ay la baxsadeen dhaawaca xubno badan oo ka tirsan kooxda, waxaana la sheegay in maleeshiyaadka ay dad ka afduubteen goobta la weeraray, islamarkaana ay la soo aadeen dhanka Soomaaliya. Waxaa la tuhunsan yahay in kooxihii weerarka qaaday ay xerada u dhaceen oo ay la baxsadeen hub aan tiradooda la sheegin. Waxaa jirta cabsi laga qabo weeraro kale, kadib markii la arkay dagaalamayaal abaabulan oo u sii socda dhanka Kenya. Afhayeenka Adeegga Booliska Qaranka Michael Muchiri ayaa sheegay in ay xoojinayaan dadaallada wax looga qabanayo khatarta joogtada ah. “Ciidan badan ayaa la geeyay si ay uga hortagaan cadowga,” ayuu yiri. Ciidamada ammaanka Kenya heegan Buuxa la geliyay, si ay ugu hortagaan weerar ay Al-shabaab ka geystaan Magaalooyinka dalka Kenya. @Siyaasadadunida
161
19
Milatariga Sudan oo hanjabaad u diray dal garab siinaya RSF. Milatariga dalka Suudaan ayaa digniin adag oo kama dambeys ah u diray dalka dariska la ah ee Chad ,kaa oo la sheegay in ay adeegsanayaan ciidamada RSF ee dagaalka kula jira milatariga. Kaaliyaha taliyaha guud ee ciidanka milatariga Suudaan, Jen. Yasser Al-Atta l, ayaa ku eedeeyay dowladda Chad in ay hurineyso colaada Sudan, waxa uuna ku eeeeeyay in ay taageerayaan ciidamada RSF ee dagaalka ku jiro milatariga talada Sudan haya. Janaraalka ayaa sheegay inay bartilmaameed sharci ah u aqoonsanayaan oo ay weerarri doonaan garoommada diyaaradaha dalka Chad ee u adeegga inay saadka kala soo deggaan kooxda RSF iyo inay sidoo kale ka soo kacaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee taageerraya RSF. Hanjabaadan kasoo yeertay milatariga dalka Sudan ayaa imaanaya xilli dagaal xooggan oo ka dhacay caasimadda Khartuum lagu jabiyay ciidamada RSF , lagana qabsaday xarumo muhiim ah oo ay ku jirto madaxtooyada oo kooxda heesatay.
163
20
Fursadaha Bisha Ramadaan ee kuliyada Alfurqan online academy. 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Ka mid naqo kumananka arday ee bishan nagu soo biiraya. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
4