cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

𝐖𝐀𝐋𝐀𝐀𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐊𝐇𝐄𝐘𝐑𝐊𝐀

𝐍𝐚𝐠𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐢𝐫 : ╭══💜═════ღ❦ღ══╮ 👉 @WkhYrka_jecel ╰══ღ❦ღ═════💜══╯

نمایش بیشتر
فنلندة2 128زبان مشخص نشده استدین و مذهبی40 577
پست‌های تبلیغاتی
2 081
مشترکین
-424 ساعت
+287 روز
+18630 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Photo unavailableShow in Telegram
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة OGAYSIIS OGAYSIIS Caawa waxaa noo jiro   dowro gaaban  waana  habeenkiii 5aad Uu noo soo jeedin doonno ustaadkeena  Abuu sudeYs ka faa iideYsi wacan Insha Allah Waqtiga : 9:00pm 
Wₐdₐⱼᵢᵣₖᵤ wₐₐ ₐₛₜₐₐₙₜₑₑₙₐ💛👌【 🅆🄺🄷 🎙️】
نمایش همه...
1😁 1
Photo unavailableShow in Telegram
Ma jirto cid garab kugu siin karto inaa guuleysato aan aheen allihii ku abuurtay waa mid ku fahmi kara kana war haayo waxa qalbigaaga ku jira gacmihiina utaagta allihii na abuurtay☺️
نمایش همه...
17🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة OGAYSIIS OGAYSIIS Caawa waxaa noo jiro   dowro gaaban  waana  habeenkiii 5aad Uu noo soo jeedin doonno ustaadkeena  Abuu sudeYs ka faa iideYsi wacan Insha Allah Waqtiga : 9:00pm 
Wₐdₐⱼᵢᵣₖᵤ wₐₐ ₐₛₜₐₐₙₜₑₑₙₐ💛👌【 🅆🄺🄷 🎙️】
نمایش همه...
2
Photo unavailableShow in Telegram
Tobanka Maalmood ee Dul-Xijja, oo ah Maalmihii Adduunka ugu fadliga badan , uguna Jaceyl yahay Ilaahay camalada lasameeyo 10 maalmood dhexdooda ! Haddaba u diyaargarow, qalbigaaga u diyaari, oo dareen xiiso leh ku dhawee . Qalbiga mu’minka waxa uu u hanqal taagayaa si uu uga faaideysto xilliyada camaladu khayrka badan yihiin, iyo maalmaha ajarku labolaban yahay ! Sida ugu wanaagsan ee aad qalbigaaga u diyaarsan karto waa inaad dib u cusboonaysiiso towbadaada gafafkagi ka dhacayna ilaahay ula laabatid , istiqfaar badana latimadid , oo aad si joogto ah u weydiisato dambi dhaaf Allah swt , aadna ku waynayso qalbigaaga qiimaha ay leeyihiin maalmahani , oo aad ka barido in ilaahay ku waafajiyo khayrka kusugan maalmahan oo dhan iyo wax kasta oo uu ilaahay raali kayahy swt. Qalbigaaga ka faaruqi waxyabaha kumashquulinaya oo dhan , rabigana kaalmo waydiiso weliba si dhab ah oo run ah. Hadda ka bilow inaad la qabsato ooaad sii barato cammalada wanaagsan, si aad tobanka maalmood ugu gasho qalbi kale.
نمایش همه...
7👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة OGAYSIIS OGAYSIIS Caawa waxaa noo jiro   dowro gaaban  waana  habeenkiii 5aad Uu noo soo jeedin doonno ustaadkeena  Abuu sudeYs ka faa iideYsi wacan Insha Allah Waqtiga : 9:00pm 
Wₐdₐⱼᵢᵣₖᵤ wₐₐ ₐₛₜₐₐₙₜₑₑₙₐ💛👌【 🅆🄺🄷 🎙️】
نمایش همه...
Asc wrx wbr dhmn wllha xgn kujira fcnthn rajynaa sad ogtihn wxynu kujirnaa bilha xurmysn mid kmd oo ah ذو القعدة oo dhmsha eh wxaa mar dhaw inoo bilabmi donta bisha ذو الحجة Bishn ayda eh wxaa kujira 10malmod oo fadli bdn waa 10 uhoreye wxse kusii jirta 10kas mlin dhaxdeyda mlinta crafo oo ah mlin weyn mgrnysn farqiga udhaxeya laytul qadriga io mlinka crfa leylatul qadriga wxaa soo dga maligta io jibriil lkn mlinka crafo Alle ayaa soo dgo dgitn uqalmo weynidsa io cadamdisa mrksaa wuxuu kuleya malaaigta malaaigtydi firiya adomdyda wey ii imdyn aygo raadinyo raxmadeyda io danbi dhafkyga wxn idinka marqati glinaa inaa udnbi dhafi mlin msoo mrin iblis kga drn mlinks asiga eh wuxuu leeya sndko dhnbn dhagry hal malina waad udhafty waaba aygoo kucasin 10malmod fadaishoda wey bdn yhn wxaa kmd inuu alle kudharty {والفجر} {وليال العشر} waa mlmha adunyada kuwa ugu fadliga bdn siduu nbgna shegy scw مامن أيام أفضل عندالله من أيام عشر ذي الحجة} رواه البخاري mrka axpapi eynu kafaidysna mlmhn fdliga bdn ee foda ingu soo hya eynu kudadalno dhcda alle eynu bdino cibadada noocksta dunubtna intn kafogn krna eynu kafognaaaa i.a وماتوفيقي إلا بالله اللهم صل على محمدﷺ 🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤️🥰
نمایش همه...
7🥰 5
Photo unavailableShow in Telegram
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة OGAYSIIS OGAYSIIS Caawa waxaa noo jiro   dowro gaaban  waana  habeenkiii 5aad Uu noo soo jeedin doonno ustaadkeena  Abuu sudeYs ka faa iideYsi wacan Insha Allah Waqtiga : 9:00pm 
Wₐdₐⱼᵢᵣₖᵤ wₐₐ ₐₛₜₐₐₙₜₑₑₙₐ💛👌【 🅆🄺🄷 🎙️】
نمایش همه...
🥰 3👍 1
Asc walalayl inaacaafimad qabtiin rajynaa wxaa iga xanuunsan gabar walshy ahy dhaqtradana ay fahmi wyzanyihiin cudurka haya marka waxa idinka codsanyaa inaa iigu soo duceysaan in alle xanuunka ka qaado mahdsnidin
نمایش همه...
😢 11😭 1
01:00
Video unavailableShow in Telegram
oAZgRMBwILA1eheAQG4Gk3AygCC2fgYD6FbeES.mp49.87 KB
7❤‍🔥 2🥰 1
اللهم زين جمعة أحبتي بالتوبة والغفران. واكثرحسناتهم بالميزان.. واجزهم جنة ذات أفنان.. وثبتهم بالتقوى والايمان..
نمایش همه...