cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Mohaz Online

I'm mohaz, i have 4 years of experience in digital marketing and multimedia, I'm olso web designer and fx trader. I can assist you everything about my skills. Welcome with open hands.

نمایش بیشتر
فنلندة933زبان مشخص نشده استبازاریابی و PR883
پست‌های تبلیغاتی
6 875
مشترکین
+724 ساعت
+177 روز
+18130 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Photo unavailableShow in Telegram
Hadii ciwaanadi hore dhan ay ku dhaafeen maanta ciwaankan ayaa soodhacay oo diyaar ah qeybta lacagtana u furan tahay dad ka markasta nasoo weydiiyo in aan keeno ciwaano muuqaalo somali laso galiyo hadaba waa diyaar ciwaankan ayaa diyaar ah. Waxan hubaa qofki naaiib u helo in uu iibsado ciwaankan in uu noloshisa dhaqaale ahaan hormar ka gaari doono Nagala soo xiriir 👇 Whatsapp number Wa.me/+252613181404
نمایش همه...
👍 1🔥 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waa tiktok account dibada ah kaas oo ay u furan tahay qeybta lacagta wuxu buuxiyay shuruudaha tiktok lacag looga sameyo waxana u furan lacag✅ Waa halka ciwaan ee kasoo haray dhaman ciwaanadi isbuucan hadaba dadki nasooweydiinayay waxan usheegeynaa in ciwaankan uu ka duwan yahay kuwi hore views kiisa 👆 Whatsapp number Wa.me/+252613181404
نمایش همه...
👍 7
Photo unavailableShow in Telegram
Waxan maanta weydiinay CHATGPT AI oo ay soosaartay shirkada Open Ai Sual ku saabsan company geena. Waxadna aragtaa in ay garaneyso waxa aan qabano iyo adeegyada aan bulshada kusoo kordhino in au yihiin kuwo la taaban karo. Hadii aad noo maleyneyso in aan nahay shirkada ugu weyn ee online ka shaqeysa misana aaminaad u tahay halbeef waad ku saxan tahay ✅ Juma mubarak dhamaantiin Like ta hala saaro postigan si aan u ogaano in dadkeenu active yihiin adeeg cusub oo qiimo badan ayaan soowadnaa inshallah. 👍
نمایش همه...
👍 37 7
Photo unavailableShow in Telegram
Hambalyo ✅ waxa uu iibsadey ciwaanki aan soodhignay wax yar kahor ee ahaa 55k followeris ciwaan kaliya ubaahnaa in muuqaalo lasoo galiyo lacagna laga sameeyo. Hadii aad ubaahan tahay waxa diyaar ah 38k ciwaan ah oo kasoo haray dhaman ciwaanadi isbuucan hadii aad daneyneyso nagala soo xiriir Whatsapp ka hoose Wa.me/+252613181404
نمایش همه...
👍 4 1👏 1
Photo unavailableShow in Telegram
Available for sell Qofki raba hanala soo xiriiro Wa.me/+252613181404
نمایش همه...
👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
Waxa uu iibsadey tiktok ciwaan maraya 12k followeris sidoo kalena buuxiyay shurudaha dhan waana ciwaan loo furay lacagta maanta ka dambe qofkas ma raadin doono qof lacag siisa ama meel kale uu lacag ka helo waxa uu ka shaqeysan doona tiktok bil walba lacag✅ Hadii ad ubaahan tahay nagala soo xiriir whatsapp ka hoose Wa.me/+252613181404
نمایش همه...
👍 7
00:48
Video unavailableShow in Telegram
Macmiil kan ayaa iibsadey oo nasiib u helay tiktok ciwaanki ugu dambeyay hambalyo Yaan leenahay. Hadii aad ubaahan tahay waxan heynaa 10k followers iyo 100k views ah kuwo leh nagala soo xiriir whatsapp number ka hoose Wa.me/+252613181404
نمایش همه...
9.42 MB
👍 8 2
Photo unavailableShow in Telegram
Fursad kale. Waxa diyaar ah ciwaankan oo leh creator rewards program qeybta lacagta tiktok muuqaal walba waxa kaliya udhiman 2k followeris kadib waxa si toos ah laguugu bilaabi doonaalacagta dad badan ayaa naga codsadey in aan keeno cidi ubaahan ha nala soo xiriirto Wa.me/+252613181404
نمایش همه...
🤝 6👍 4
Photo unavailableShow in Telegram
Fadlan qoraalkan si dagan u aqri 👇 Dadka qaar waxa heysata caqabad ah views la aan marka loo sameeyo tiktok ciwaan sababtana waa in aynan sugin 24 saac ee isla marka loo sameeyo ayey galiyaan muuqaalada tiktok waxay u aqoonsataa robot waxayna ka xertaa ciwaanka ama dadna lama gaarsiiyo muuqaladas📉 Hadaba Hadii laguu sameeyo ciwaan tiktok oo dibada ah waxba hasoo galinin 2 maalin magacana haka badalin iska daawo muuqaalada tiktok like saar muuqaalo badan si tiktok u ogaato in aad tahay qof sax ah ( human not robot) sii diyaarso muuqaaladada kadib markey dhamaato 2 maalin soogali muuqaal waxad rabtana ka badal ciwaanka sida magaca iyo wax walba aad rabto✅ Waxan rajeyneynaa in aad si wacan u fahanteen hadalkas mahadsanidiin. Cidi ubaahan in loo sameeyo ciwaan tiktok dibada ah halka hoose hanagala soo xiriirto Wa.me/+252613211904
نمایش همه...
👍 17👏 6
Photo unavailableShow in Telegram
Juma mubarak ✨️ Waxan idin sameynay 20% discount ah maanta oo ay jimco tahay awgeed ku hel dhamaan adeegyada shirkada qiima hoose. Tiktok account dibada ah waa kaliya 4$✅ 👇👇 Wa.me/+252613181404
نمایش همه...
👍 10🔥 2