cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Aisha Bintu Ahmed ❤✨

"JECLOW naftaada, wax badan aqri, aqligag kaasho , waalidkaga ka duceeyso, unoqo dadka mid naxriis badan..!"😌❤ Waxa aasaasnay channelkan 27.july.2021 WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed

نمایش بیشتر
فنلندة430زبان مشخص نشده استدین و مذهبی6 152
پست‌های تبلیغاتی
14 193
مشترکین
+424 ساعت
+307 روز
+14230 روز
توزیع زمان ارسال

در حال بارگیری داده...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
تجزیه و تحلیل انتشار
پست هابازدید ها
به اشتراک گذاشته شده
ديناميک بازديد ها
01
Qofkii Saaxiib doonaya ilaahey ayaa ku filan...🩶 Qofkii Doonaya Daryeel Quranka ku filan Qofkii Doonaya Hanti Raali-ahaanshaha aya ku filin.. Qofkii Wacdi Doonaya Geerida Ayaa Ku filin... Qofkii ay San ku filaan intaan iyo intaan..!? Naarta Ayaa ku filan Markaas..🔥🔥 WQ: Ustaad Machett
1943Loading...
02
Sarreeyow ma nusqaamow, Aan siduu yahay eegno e, Kaana siib Kanna saar.🇸🇴
3001Loading...
03
Markii Najiib Maxfuud uu arkay ilmo Nac-nac ku iibinaya nalka taraafigga agtiisa, wuu ooyay... Dabadeed wuxuu qoray: Riyada carruurtu waa nacnac, ilmahanina wuxuu iibinayaa riyadiisii 😔!.
3893Loading...
04
😊❤️
4701Loading...
05
𝐐𝐮𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚♥️ sidan u kala qeybi sii ay kugu fududaato. 1juzz (chapter) = 2 hibz (part) 30 juzz (chapters) = 60 hibz (parts) 1 juzz waa 20 pages. 1 hibz waa 10 pages. Maalinkasta 1 juzz isku dey inaad akhrido . Si bilkasta aad u khatinto quraanka. Waxaan ku siinaya 3 tusaale. 1️⃣ saladkasta kadib akhri 4 pages ( Fajr 4, duhur 4, casar 4, maghreb 4, cisha4 Hadaad donto intaad salaada sugeyso 2 pages akhri, markad salaada dhameysoona 2 pages. 4 pages X 5 salaadood = 20 pages = 1 juzz). Ama salaada ka hor ama salaada kadib muhimaadu waa iin 5taa wakhti midkiiba aad 4 pages akhridey sidaasad 1 juzz ku dhameyneesa dharaartas. 2️⃣ saladkasta kadib akhri 2 pages (Fajr 2, duhur 2, casar 2, maghreb 2, cisha 2. 2 pages X 5 saladood= 10 pages). 10-ka kalee ee hadhsan u kala qeybii dharaartaadaas markastood heesho firaaqo 10 pages-ka ku hadhey hal hal u akhri ama laba laba, matalaan sakka meelaha 9kii subaxnimo ayaad wakhti heeshey 1 ama 2 pages akhri, casarki meelaha 5tii ayaad heeshey firaqo hadanaa iin akhri, Sidaa ku dhamee maalintaada 1 juzz. 3️⃣ haddi aad quranka akhriskiisa aad isku cusubtihiin, waxba ha deg degiin, intaad awoodo ku akhri. Bil, laba bil, saddex bil hadba sidii ay kugu suro gasho ku khatim. Haddi aad jecleysato inaad 1 juzz dharaarti akhrido. Waxaad u bahaneysa 20 pages inaad kala qeybiso. Waxaad ka dhigi karta intaad la qabsaneyso iin salaadkasta kadib aad akhrido 1 page oo kaliya. 3 pages ee hadheyna laba saladood dhexdooda hadba sidaad firaqo u hesho page page u akhri. Sidaasad 4tii pages saladkasta u akhrineysa. Haddi kalee qunyartaada iskaga akhriso hadaad 2 ila 3 biil ku khatimtona wa alhamdulilah. Aduunyadan inta la joggo cun, cab, seexo, ka raxayso intii lagu ogolyahay, lakin akhiro wax sii gasho waayo waa halkaa meesha loo socda. Nabi Mohammad aleihi salatu wa salam ayaa idhi, akhriya quranka waayo maalinta qiyaamee wuxu u doodi doona dadki akhrin jireey ee saxibka la aha quranka. ( saxiix muslim). 𝐐𝐮𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝟏 𝐛𝐢𝐥 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐞𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐤𝐡𝐫𝐢𝐝𝐨. 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝟏𝟐 𝐣𝐞𝐞𝐫 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐡𝐚𝐭𝐢𝐦𝐞𝐲𝐬𝐚. 𝐇𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚𝐲 𝐢𝐫𝐚𝐡𝐝𝐨. Waxaan ilahay la weydisana ma suro gasho ee ilaahay weydiso inu quranka ku jecleysiyo. Allaaha no fudeydiiyo markasta akhriska quranka.
7108Loading...
06
"Dadka waxa ugu liita kan aan cidna ku kalsoonaan malo xun oo u ka haysto awgii, isagana aan lagu kalsoonaan saameyntiisa xun awgii" Ali ibnu Abi Daalib (RC)
7273Loading...
07
Fur dariishadaha subaxdada ha iftiintee. Dheh: Shalay ma ahayn Dhammaadkii. Haa, weli waa sugeya maalmo qurux badan, Wax badan baa horteyda yaal oo weli waa fiicanahay. #aishabintuahmed
7943Loading...
08
https://t.me/hamster_kombaT_bot/start?startapp=kentId997308259
3680Loading...
09
- Wuxuu yiri: ma jecli naagta buugaagta akhrida ee wax bartay..! - Waxaan ku idhi: waayo? -Wuxuu yiri: waayo waa faylasuuf, muran badan, adeecsanateeda yartahay.! - Waxaan ku idhi: Naag aqoon leh kama baqaysid..! Waxaad ka baqaysaa kalsooni yaraantaada, taasoo naag wax bartay ay muujin doonto. Naag wax baratay 📚💖💃 #Aishabintuahmed
9411Loading...
10
BARAARUJIN MUHIIM AH: Waxaan arkay dad badan oo isticmaalaya nashiidada انا ثائر انا ثائر و الخط حسيني. Ilma adeerayaalow nashiidada waxaa iskaleh Shiico. Ereyadeeda, laxankeeda lagu qaadayo iyo muuqaallada la saaray intuba waa Shiico. Dadka lagu ammaanayo waa Shiico sida marka ay leeyihiin واجاهد مثل القاسم oo loola jeedo Qaasim Sulaymaani, mujrimkii weynaa ee xasuuqay Muslimiinta Sunniga ah ee Suuriya, Ciraaq iyo Lubnaan. Waxaa loogu hanjabayaa Muslimiinta Sunniga ah oo lagu tilmaamayo inay yihiin ciidankii Yaziid Ibn Macaawiyah lana jebin doono. Dad badan oo waxaan arkay nashiidadaas barahooda bushada soo saaraya iyagoo aanan fahansanayn foolxumada waxa meesha lagu sheegayo iyo ciddii soo saartay nashiidada shaydaan. Dadka halooga digo bahashaas gaar ahaan dumarka iyo caruurta oo ay sahlantahay inay xafidaan kadibna qaadaan. Mahadsanidiin.
9871Loading...
11
"Haddii aanad weli guursan, ku raaxayso firaaqada iyo masuuliyad la'aanta; haddii aad guursatayna, ku raaxayso wehelka iyo nafqaybsiga. Haddii aanad ubad dhalin, ku raaxayso xorriyadda iyo xarakada; haddii aad ubad dhashayna ku raaxayso, durriyadda noloshaada ku soo kordhisay quruxda iyo farxadda. Haddii aad waxbarasho ku jirto, ku raaxayso jewiga macanaaska asxaabta; haddii aad qalinjebisay oo aad shaqaysana, ku raaxayso ku tiirsanaanta naftaada, oo maalgasho aqoonkorodhsigaaga iyo mushaharkaaga. Xaal kastaa adduunyada wuxuu leeyahay laba dhinac, qofka xoogga saara dhanka mugdiga ahina weligii wuxuu ahaan doonaa mid quus iyo murugo ku jira; qofkii xoogga saara nimcooyinka Ilaahay ee faraha badanina, raalli buu noqon, niyadda ayaa u degi, farxadna wuu heli doonaaa." —Axmed Khaalid Tawfiiq [Qoraa iyo sheeko-curiye Masri ah]
1 1212Loading...
12
Hadda micnaha fahmin aan ku sharxo Midka 35 jir aan wiilka ku magacaway waa mid aan waxba ku fiicna shaqeynin, aqoon sidaa dumarka loo ilaashado ,loo daryeelo, da ahaan wuu weyn yahay lkn maskax ahaan waa mid saaid uyar that's why wiil udhahay Midka kale waa mid aqli badan naftiis horeysa daryeela ,shaqeysa maskax ahaan udhisan oo uweyn lkn da,a ahaa yar ,dumarkana aan badsan hadda midiisa ka adag haddana yaqan sida loo ilaashado ☑️😊
1 2841Loading...
13
Abyo waxa la kulmi kartaa labdan mid wiil 35 jir iyo nin 22 jir doorashada waa adi🙌
1 2441Loading...
14
•• ‏يقول الشنقيطي -رحمه الله: ‏ "لا يُثبِّتُ القرآنَ في الصّدْرِ، ولا يُسَهِّلُ حِفظَه ويُيَسِّرُ فَهمَه، إلا القيامُ به في جوفِ الليل" 🥺🌸🌙 ‏[أضواء البيان ١ /٤] Imaamkii mufasirka ahaa ee usuuliga faqiiga ahaa ee shanqiidi wuxuu yiri:- “Qur’aanku kuma sugmo laabaha, mana fududaado xifdigiisa iyo fahamkiisa illaa salaatu laylka lagu tukado mahe” [tafsiirka al-adwaa albayaan 4/1] #AdoontiiRabbi @AishaAhmed99
1 2252Loading...
15
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Ruuxda channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
1 3011Loading...
16
Marnaba iskuma dayo inaa ogaado dadka maxey iga aaminsan yihiin iyo maxey imoodan. Hadda guul rabtid adnaa taas ka fogow saxiib ❤️😊
1 1816Loading...
17
Qofkii Arinkiisa Istiqaaro U Sameystaa Ma Hungoobo, Midka Dadka La tashadana Ma Qoomameeyo.👌💯 #AdoontiiRabbi
1 4737Loading...
18
“Rizq is not always money, rizq is a pious wife/husband, who cares of you.” ♡︎
1 7734Loading...
19
📸😉
1 7122Loading...
20
Marki qof ama wax isku dayaa inay hoos ku dhigaan kaliya Dholacadeyn oo dheh << adiga waxa tahay imtixaan alle isoo diray>> Dholacadeyn ku dhaaf wax walbo😊❤️ #aishabintuahmed
1 7235Loading...
21
Ciid wanaagsan 🤴👸❤
2 0274Loading...
22
Allah akbar ❤️😔
1 8493Loading...
23
لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.
1 0242Loading...
24
أدعية من القرآن: • {رَبَّنَا آتِنَا فِي الدُّنْيَا حَسَنَةً وَفِي الْآخِرَةِ حَسَنَةً وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ} • { رَبَّنَا لا تُؤَاخِذْنَا إِنْ نَسِينَا أَوْ أَخْطَأْنَا رَبَّنَا وَلا تَحْمِلْ عَلَيْنَا إِصْراً كَمَا حَمَلْتَهُ عَلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِنَا رَبَّنَا وَلا تُحَمِّلْنَا مَا لا طَاقَةَ لَنَا بِهِ وَاعْفُ عَنَّا وَاغْفِرْ لَنَا وَارْحَمْنَا أَنْتَ مَوْلانَا فَانْصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ } • {رَبَّنَا لا تُزِغْ قُلُوبَنَا بَعْدَ إِذْ هَدَيْتَنَا وَهَبْ لَنَا مِنْ لَدُنْكَ رَحْمَةً إِنَّكَ أَنْتَ الْوَهَّابُ} • {رَبَّنَا إِنَّنَا آمَنَّا فَاغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ } • {رَبَّنَا آمَنَّا بِمَا أَنْزَلْتَ وَاتَّبَعْنَا الرَّسُولَ فَاكْتُبْنَا مَعَ الشَّاهِدِينَ } • {رَبَّنَا إِنَّنَا سَمِعْنَا مُنَادِياً يُنَادِي لِلْإِيمَانِ أَنْ آمِنُوا بِرَبِّكُمْ فَآمَنَّا رَبَّنَا فَاغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَكَفِّرْ عَنَّا سَيِّئَاتِنَا وَتَوَفَّنَا مَعَ الْأَبْرَارِ* رَبَّنَا وَآتِنَا مَا وَعَدْتَنَا عَلَى رُسُلِكَ وَلا تُخْزِنَا يَوْمَ الْقِيَامَةِ إِنَّكَ لا تُخْلِفُ الْمِيعَادَ } • { رَبَّنَا ظَلَمْنَا أَنْفُسَنَا وَإِنْ لَمْ تَغْفِرْ لَنَا وَتَرْحَمْنَا لَنَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ} • { رَبَّنَا لا تَجْعَلْنَا مَعَ الْقَوْمِ الظَّالِمِينَ } • {رَبَّنَا أَفْرِغْ عَلَيْنَا صَبْراً وَثَبِّتْ أَقْدَامَنَا وَانْصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ } • {رَبَّنَا لا تَجْعَلْنَا فِتْنَةً لِلْقَوْمِ الظَّالِمِينَ} • {رَبَّنَا آتِنَا مِنْ لَدُنْكَ رَحْمَةً وَهَيِّئْ لَنَا مِنْ أَمْرِنَا رَشَداً} • {رَبِّ اشْرَحْ لِي صَدْرِي* وَيَسِّرْ لِي أَمْرِي} • {رَبِّ زِدْنِي عِلْماً} • { رَبِّ أَنْزِلْنِي مُنْزَلاً مُبَارَكاً وَأَنْتَ خَيْرُ الْمُنْزِلِينَ } • { رَبِّ أَعُوذُ بِكَ مِنْ هَمَزَاتِ الشَّيَاطِينِ * وَأَعُوذُ بِكَ رَبِّ أَنْ يَحْضُرُونِ } • {رَبَّنَا آمَنَّا فَاغْفِرْ لَنَا وَارْحَمْنَا وَأَنْتَ خَيْرُ الرَّاحِمِينَ} • {ربنا اصرف عنا عذاب جهنم إن عذابها كان غراما} • {رَبَّنَا هَبْ لَنَا مِنْ أَزْوَاجِنَا وَذُرِّيَّاتِنَا قُرَّةَ أَعْيُنٍ وَاجْعَلْنَا لِلْمُتَّقِينَ إِمَاماً } • {رَبِّ أَوْزِعْنِي أَنْ أَشْكُرَ نِعْمَتَكَ الَّتِي أَنْعَمْتَ عَلَيَّ وَعَلَى وَالِدَيَّ وَأَنْ أَعْمَلَ صَالِحاً تَرْضَاهُ وَأَصْلِحْ لِي فِي ذُرِّيَّتِي إِنِّي تُبْتُ إِلَيْكَ وَإِنِّي مِنَ الْمُسْلِمِينَ } • {رَبِّ أَوْزِعْنِي أَنْ أَشْكُرَ نِعْمَتَكَ الَّتِي أَنْعَمْتَ عَلَيَّ وَعَلَى وَالِدَيَّ وَأَنْ أَعْمَلَ صَالِحاً تَرْضَاهُ وَأَدْخِلْنِي بِرَحْمَتِكَ فِي عِبَادِكَ الصَّالِحِينَ } • {رَبَّنَا اغْفِرْ لَنَا وَلِإِخْوَانِنَا الَّذِينَ سَبَقُونَا بِالْإِيمَانِ وَلا تَجْعَلْ فِي قُلُوبِنَا غِلّاً لِلَّذِينَ آمَنُوا رَبَّنَا إِنَّكَ رَؤُوفٌ رَحِيمٌ} • {رَبَّنَا عَلَيْكَ تَوَكَّلْنَا وَإِلَيْكَ أَنَبْنَا وَإِلَيْكَ الْمَصِيرُ* رَبَّنَا لا تَجْعَلْنَا فِتْنَةً لِلَّذِينَ كَفَرُوا وَاغْفِرْ لَنَا رَبَّنَا إِنَّكَ أَنْتَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ } • {رَبِّ أَدْخِلْنِي مُدْخَلَ صِدْقٍ وَأَخْرِجْنِي مُخْرَجَ صِدْقٍ وَاجْعَلْ لِي مِنْ لَدُنْكَ سُلْطَاناً نَصِيراً} أدعية من السنة ومن آثار السلف: • اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عني • اللهم أحسن عاقبتي في الأمور كلها وأجرني من خزي الدنيا وعذاب الآخرة. • اللهم أعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك. • اللهم إني أسألك العفو والعافية في ديني ودنياي وأهلي ومالي اللهم استر عوراتي ، وآمن روعاتي ، واحفظني من بين يدي ، ومن خلفي ، وأعوذ بعظمتك أن أغتال من تحتي . • اللهم أصلح لي ديني الذي هو عصمة أمري وأصلح لي دنياي التي فيها معاشي ، وأصلح لي آخرتي التي إليها معادي، واجعل الحياة زيادة لي في كل خير والموت راحة لي من كل شر. • اللهم إني أعوذ بك من عذاب القبر وأعوذ بك من فتنة المسيح الدجال وأعوذ بك من فتنة المحيا والممات اللهم إني أعوذ بك من المأثم والمغرم
1 9223Loading...
25
لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.
2 0293Loading...
26
Media files
1 8222Loading...
27
لا إله الا الله وحده لا شريك له وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم إني آسألك بأني آشهد ان لا اله الاانت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا احد
1 9493Loading...
28
Ducada carafo ma diyaarstay 😊❤️ Allow nabada nagu garsi bari oo 9aad aan wax badan sugeenay 😔🥺😭
2 0043Loading...
29
🎶Dhageysi Buugga waxaad tahay Saxaabiyad 👉Qeybta 1aad 👉Qeybta 2aad 👉Qeybta 3aad 👉Qeybta 4aad 👉Qeybta 5aad 👉Qeybta 6aad 👉Qeybta 7aad 👉Qeybta 8aad 👉Qeybta 9aad 👉Qeybta 10aad 👉Qeybta 11aad 👉Qeybta 12aad 👉Qeybta 13aad 👉Qeybta 14aad 👉Qeybta 15aad 👉Qeybta 16aad 👉Qeybta 17aad 👉Qeybta 18aad 👉Qeybta 19aad 👉Qeybta 20aad 👉Qeybta 21aad 👉Qeybta 22aad 👉Qeybta 23aad 👉Qeybta 24aad 👉Qeybta 25aad 👉Qeybta 26aad 👉Qeybta 27aad 👉Qeybta 28aad 👉Qeybta 29aad Dhageysi wacan☺️
1 3453Loading...
30
Media files
1 6461Loading...
31
Bari soon oo ka faaideyso ajarka iyo dambi dhaafka maalinta carafo aana isku soo duceey qof walbo wuxu jecelyahay oo qeyr u eh alle ha usahlo inshaa Allah mahadsanidiin
3 8154Loading...
32
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
1 8722Loading...
33
Nabi Muxammed ﷺ : "Soomitaanka maalinta carafo waxaan rajaynayaa in lagu dhaafo danbiga sanadkii tagay iyo sanadka soo socda" waa maalinta 9aad waxaana soomitaanka maalintan loo sunneeyaa qof kasta oon acmaasha xajka ku guda jirin. Maalintaas waxay ku beegantahay ,maalinka sabtiga ah insha allah , kafaa'ideyso wll.
3 7074Loading...
34
اللهم صلِّ على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم انك حميدٌ مجيد، وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم انك حميدٌ مجيد.
1 8661Loading...
35
😉
1 9670Loading...
36
When you marry a crypto trader.😂 First day of marriage.😂
1 9203Loading...
37
Saxaabiyadda Si wanagsan qalbigaaga iyo caqligaaga ugu fiirso hadalkaan qofka aan naxariisan looma naxariisto! Caddaalada Allaah "swt" waxaa kamid ah in abaalmarinta iyo ficilka uu isku mid ka dhigay, wanaagga abaalmarintiisu waa wanaag lamid ah, xumaanta abaalmarinteedduna waa xumaan lamid ah! Fircoon waxaa lagu halaagay biyo waayo isaga ayaa markii hore ku faanni jiray in uu leeyahay wabiyada Masar sababtaas darteed Allaah "swt" ayaa biyaha badda dushiisa ka keennay! Nabi yuusuf walaalihiis waxa ay ku iibsadeen waxyar oo lacag ah waqti yar kadibna iyaga ayaa gacmaha u taagtay si uu wax u siiyo markii uu Masar xilka ka qabtay! Qofka shahiidka ah laguma imtixaamo qabriga waayo imtixaan waxaa ugu filan hillaaca seefta! - Buugga Waxaad Tahay Saxaabiyad #Saxaabiyad #Adhamsharqaawi #buug #binfarah
2 1684Loading...
38
Buugga Waxaad Tahay Saxaabiyad
240Loading...
39
Waxaynu u baahanahay dagaal cusub oo hubkiisu buug yahay, madaxdiisu indheergarad, dhibanayaashuna jahli iyo dib u dhac yihiin”. -Fyodor Dostoyevsky
1 9835Loading...
40
Maxd La Murgoneysa Nafyahey Qalas Wxii Dhacay Wey Dhaceen, Hdad Qalad Ku leedahay Mas'uuliyadeeda Qaado, Wxii Intaas Ka Baxsan Neh Ma'ahan Awoodada Ee Ha U Ciqaabin naftda. 🥰❤️ @AishaAhmed99
2 1345Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Qofkii Saaxiib doonaya ilaahey ayaa ku filan...🩶 Qofkii Doonaya Daryeel Quranka ku filan Qofkii Doonaya Hanti Raali-ahaanshaha aya ku filin.. Qofkii Wacdi Doonaya Geerida Ayaa Ku filin... Qofkii ay San ku filaan intaan iyo intaan..!? Naarta Ayaa ku filan Markaas..🔥🔥 WQ: Ustaad Machett
نمایش همه...
9🥰 3
Sarreeyow ma nusqaamow, Aan siduu yahay eegno e, Kaana siib Kanna saar.🇸🇴
نمایش همه...
8
Photo unavailableShow in Telegram
Markii Najiib Maxfuud uu arkay ilmo Nac-nac ku iibinaya nalka taraafigga agtiisa, wuu ooyay... Dabadeed wuxuu qoray: Riyada carruurtu waa nacnac, ilmahanina wuxuu iibinayaa riyadiisii 😔!.
نمایش همه...
👍 9😢 5
Photo unavailableShow in Telegram
😊❤️
نمایش همه...
8🥰 2
𝐐𝐮𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚♥️ sidan u kala qeybi sii ay kugu fududaato. 1juzz (chapter) = 2 hibz (part) 30 juzz (chapters) = 60 hibz (parts) 1 juzz waa 20 pages. 1 hibz waa 10 pages. Maalinkasta 1 juzz isku dey inaad akhrido . Si bilkasta aad u khatinto quraanka. Waxaan ku siinaya 3 tusaale. 1️⃣ saladkasta kadib akhri 4 pages ( Fajr 4, duhur 4, casar 4, maghreb 4, cisha4 Hadaad donto intaad salaada sugeyso 2 pages akhri, markad salaada dhameysoona 2 pages. 4 pages X 5 salaadood = 20 pages = 1 juzz). Ama salaada ka hor ama salaada kadib muhimaadu waa iin 5taa wakhti midkiiba aad 4 pages akhridey sidaasad 1 juzz ku dhameyneesa dharaartas. 2️⃣ saladkasta kadib akhri 2 pages (Fajr 2, duhur 2, casar 2, maghreb 2, cisha 2. 2 pages X 5 saladood= 10 pages). 10-ka kalee ee hadhsan u kala qeybii dharaartaadaas markastood heesho firaaqo 10 pages-ka ku hadhey hal hal u akhri ama laba laba, matalaan sakka meelaha 9kii subaxnimo ayaad wakhti heeshey 1 ama 2 pages akhri, casarki meelaha 5tii ayaad heeshey firaqo hadanaa iin akhri, Sidaa ku dhamee maalintaada 1 juzz. 3️⃣ haddi aad quranka akhriskiisa aad isku cusubtihiin, waxba ha deg degiin, intaad awoodo ku akhri. Bil, laba bil, saddex bil hadba sidii ay kugu suro gasho ku khatim. Haddi aad jecleysato inaad 1 juzz dharaarti akhrido. Waxaad u bahaneysa 20 pages inaad kala qeybiso. Waxaad ka dhigi karta intaad la qabsaneyso iin salaadkasta kadib aad akhrido 1 page oo kaliya. 3 pages ee hadheyna laba saladood dhexdooda hadba sidaad firaqo u hesho page page u akhri. Sidaasad 4tii pages saladkasta u akhrineysa. Haddi kalee qunyartaada iskaga akhriso hadaad 2 ila 3 biil ku khatimtona wa alhamdulilah. Aduunyadan inta la joggo cun, cab, seexo, ka raxayso intii lagu ogolyahay, lakin akhiro wax sii gasho waayo waa halkaa meesha loo socda. Nabi Mohammad aleihi salatu wa salam ayaa idhi, akhriya quranka waayo maalinta qiyaamee wuxu u doodi doona dadki akhrin jireey ee saxibka la aha quranka. ( saxiix muslim). 𝐐𝐮𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝟏 𝐛𝐢𝐥 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐞𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐤𝐡𝐫𝐢𝐝𝐨. 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝟏𝟐 𝐣𝐞𝐞𝐫 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐡𝐚𝐭𝐢𝐦𝐞𝐲𝐬𝐚. 𝐇𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚𝐲 𝐢𝐫𝐚𝐡𝐝𝐨. Waxaan ilahay la weydisana ma suro gasho ee ilaahay weydiso inu quranka ku jecleysiyo. Allaaha no fudeydiiyo markasta akhriska quranka.
نمایش همه...
19👍 2
"Dadka waxa ugu liita kan aan cidna ku kalsoonaan malo xun oo u ka haysto awgii, isagana aan lagu kalsoonaan saameyntiisa xun awgii" Ali ibnu Abi Daalib (RC)
نمایش همه...
👍 8 2
Fur dariishadaha subaxdada ha iftiintee. Dheh: Shalay ma ahayn Dhammaadkii. Haa, weli waa sugeya maalmo qurux badan, Wax badan baa horteyda yaal oo weli waa fiicanahay. #aishabintuahmed
نمایش همه...
17🥰 3
نمایش همه...
Hamster Kombat

Just for you, we have developed an unrealistically cool application in the clicker genre, and no hamster was harmed! Perform simple tasks that take very little time and get the opportunity to earn money!

- Wuxuu yiri: ma jecli naagta buugaagta akhrida ee wax bartay..! - Waxaan ku idhi: waayo? -Wuxuu yiri: waayo waa faylasuuf, muran badan, adeecsanateeda yartahay.! - Waxaan ku idhi: Naag aqoon leh kama baqaysid..! Waxaad ka baqaysaa kalsooni yaraantaada, taasoo naag wax bartay ay muujin doonto. Naag wax baratay 📚💖💃 #Aishabintuahmed
نمایش همه...
27🤣 7🥰 4👍 3💯 1
BARAARUJIN MUHIIM AH: Waxaan arkay dad badan oo isticmaalaya nashiidada انا ثائر انا ثائر و الخط حسيني. Ilma adeerayaalow nashiidada waxaa iskaleh Shiico. Ereyadeeda, laxankeeda lagu qaadayo iyo muuqaallada la saaray intuba waa Shiico. Dadka lagu ammaanayo waa Shiico sida marka ay leeyihiin واجاهد مثل القاسم oo loola jeedo Qaasim Sulaymaani, mujrimkii weynaa ee xasuuqay Muslimiinta Sunniga ah ee Suuriya, Ciraaq iyo Lubnaan. Waxaa loogu hanjabayaa Muslimiinta Sunniga ah oo lagu tilmaamayo inay yihiin ciidankii Yaziid Ibn Macaawiyah lana jebin doono. Dad badan oo waxaan arkay nashiidadaas barahooda bushada soo saaraya iyagoo aanan fahansanayn foolxumada waxa meesha lagu sheegayo iyo ciddii soo saartay nashiidada shaydaan. Dadka halooga digo bahashaas gaar ahaan dumarka iyo caruurta oo ay sahlantahay inay xafidaan kadibna qaadaan. Mahadsanidiin.
نمایش همه...
👍 14😱 1
وارد شوید و به اطلاعات مفصل دسترسی پیدا کنید

ما این گنجینه ها را پس از تأیید هویت به شما نشان خواهیم داد. ما وعده می‌دهیم که سریع است!