cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

TAREENKA NOLASHA

waxad ka helaysaa xikmado, qisoyin, gabayo, iyo barnamijyo diini ah oo ku anfaca nolashada.

نمایش بیشتر
فنلندة2 743زبان مشخص نشده استدین و مذهبی62 121
پست‌های تبلیغاتی
1 213
مشترکین
+424 ساعت
+297 روز
+7630 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

KUWANI SIDEY U SEEXDEEN HABEENKAAS? Waad la yaabaysaa layaab meeshii u dambesay, caqligana wuxu sigayaa in uu tago, qalbigana in uu istaago markaad is waydiinayso siday u seexdeen kuwani habeenkaas? Sidee ayuu u seexday mucaad binu jabal habeenkaas? Marku nabiga ﷺ ku dhahay "allaan ku dhaartee mucaadow aniga waan ku jeclahay" Sidee ayuu u seexday cabdullahi binu uways habeenkaas? Marku nabiga ﷺ siiiyay ushiisa oo uu ku yiri " ushaas ayaan kugu garanaya markii jannada la galo" Sidee ayuu u seexday bilaal habeenkaas? Marku nabiga ﷺ ku yiri: "aniga gabahaaga sharqantoda waxan ka maqlaa jannada dhexdeeda" Sidee ayey u seexatay khadiijo (xaaskii nabiga) habeenkaas? Markuu nabiga ﷺ ku yiri: " jibriil ayaa alle salaan kaaga wado" Sidee ayuu u seexday ubay binu kacab habeenkaas? Markuu nabiga ﷺ ku yiri: "alle wuxu i faray in dushaada aan ku aqriyo wax qur'anka kamida" abay wuxu yiri: alle miyaa magacayga kuu sheegay?!!! Nabiga ﷺ wuxu dhahay haa, wuu ooyay oohin dheer. Siday kawaasi habeenkaas ku seexdeen??!!! Balee iiga sheega siday ku noolaadeen markii sidaas lagu dhahay kadib?! Ilaahow siday dhagaheena u maqleen bishaaroyinkaas noogu bishaaree aduunyada farxad buuxisa qalbiyadeena, iyo raaxo dagta laabaheena, aakhirana noogu bishaaree jannatul firdaws al-aclaa.
نمایش همه...
2
BARNAAMIJKA QORMO✍ QORMADA 24 AAD KA fAA'IIDAYSIGA WAKHTIGA Wakhtigu inuu cajiib yahay kii caqli leh baa garan Wakhtigu waa shayga ugu muhiimsan noloshaada ee aan dib loo iibasan karin Wakhtigu wa waxa aan soo noqon wax kasta hadii aad samayso Wakhtigu waa cimriga qofka iyo raasamaalkiisa nolosha sababtoo ah malin kasta oo ku soo marta waxay kaa qaada qayb cimrigaaga ah waxayna kusii dhawaysaa xaga dhimashada Wakhtigu wa shayga lagu waydiin doono maalinta qiyaame adigoo Alle SWT hortaagan meeshaad ku bixisay Sidaa darteed wakhtigaaga ugu faa'iidayso wax ku anfacaya aakhiro iyo aduunba Adeecida iyo u dhawaansha Alle Wayne waa lagama maarmaan in aad ku bixiso wakhtigaaga si aad u gudato cibaadada Iyada oo Tani ka mid tahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee wakhtiga loo isticmaalo  "Waqtigu waa sida dahab oo kale, haddii aadan ogaanin, wuu tagaya"        Waqtigu waa hanti, haddii aad lumiso waad luntay Wakhtigu waa mid muhiimad wayn leh waayo soo noqon maayo lamana kaydin karo lamana badali karo lamana magdhabi karo Wakhtigaaga ku bixi meel kasta oo khayr ah oo Alle SWT raali ka yahay Wakhtigaaga gali meel kasta oo aad xirfad iyo aqoon ka helayso adigoo 1 ka dhigaya diinta Wakhtiga badankii ku bixi cibaado inta yar ee kuu hadhayna nolol maalmeedkaga raadso adigoo ka raadinaya meel xalaal ah Wakhtiga gali sidii aad labo nolol oogu guulaysan lahayd mida aad maanta nooshahay iyo mida xigi doonta Wehel malaha duniduye wadaygaagaa yacni sxbkaga ka yeel cibaado Warsan iyo mid murugo leh weeyo duniduye rabi wehelkaaga ya yeel Wakhtiga ku bixi sidii aad hadafkaaga aduunyo ku gaadhi lahayd adigoo hadafkaaga ka dhigaya aakhiro aduunyadan hadii aad guul gaadho iyo hadii aadan gaadhinba wa mid gaaban oo aad ka guuri doonto Hadii aad guuldaraysato mar ama labo aduunyada intaad joogto waxaa macquul ah marka 3 aad inaad guulaysato balse geerida ka dib guul ma jirto hadi aadan manta wakhtigaaga ku bixin. guuldarada dhabta ah waa Mida aakhiro guusha dhabta ahna waa mida aakhiro Wakhtigeena kuma dadaalo inta badan enagoo ah dad Islaam ah oo laa abuuray cibaado oo kaliya W'Q wllkiin👇 Mahamed garane✍
نمایش همه...
نمایش همه...
مركز الدعوة

أُسِّـسَ لـنـشْـر الـدّعْـوةِ الإسـلامـيّـة عـبـر الإنـترنـت.

Repost from N/a
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐 [🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴] ------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------ 🌙( Diini )🌙 --------------------- 🌻 @machadudarukheyrchanel 🌻 @AMirSHaCraWi 🌻 @Wanaagmedi 🌻 @muntkhab ----------------------- 🌷 @quraan103 🌷 @Haadi124 🌷 @FIIRAAN ---------------------------------------------- 🌾Sheeko--jacayl🌾 ----------------------------------- 🌺 @dareenfahan123 🌺 @qalbi_dhaye1 🌺 @Dareenjacel143 🌺 @Manhadal 🌹 @mirojaceyl 🌹 @xurmojaceyl 🌹 @AMirBUlShaWi ----------- ------------ ------- ------- --- 🌻Xulasho-wcn🌻 ---------------------------------- 🌸 LIVEG00/00 🌸 @discoveredthoughts 🌸 @hamdimohamed44 🌸 @noloshuwaahalgaan 🌸 @Bulshokaabmedia1 🌸 @Sirtanolasham24 🌸 @Wanaagmedi 🌸 @Dareenjacel143 🌸 @Jaceylkiilumay 🌸 @AlRaxmachannel 🌸 @Sooyalmedia 🌸 @BaroEnglish1 🌸 @ONLINE_MARKET_24 🌴xulasho🌴 -------------- 🌾 @dhigal 🌾 @zainasharafchannel 🌾 @hoygaxikmada7 🌾 @xikmado222 🌾 @basicenglish16 ---- -------- ------ ---------- ✏Qural--xigmado🔦 ------------ ------- ----------- ---- 💐 @Q0RM0 💐 @kixkmad100 💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA 💐 @MURTISIDE --------------------- ☔ @islamicdigital@murtimaal1@Cajaa_ibta_dunida@Dareenjacel143@abditahad@XARGO_JECEL -------- ----- ------ ------ ------- --------- 📙Books📚 ------------------------------------------- 🌴 @xikmadjacayl 🌴 @sompdfbooks 🌴 @BaroEnglish1 🌴 @oldwrite 🌴 @Bulshokaabmedia1 ------ ----- ---- ------- 🌴 @dhiirigalin100 🌴 @QALBIQOOYE1 🌴 @Besty_photos 🌻 @fududeeye209 🌻 @quraan103 🌻 @MURTI_MADALO1 --------------------------------- 🍀Xulasho🍀 --------------------------------- 🌹 @KHATARCAAFIMAAD 🌹 @xikmadjacayl 🌹 @hamdimohamed44 🌹 @sahmiyedigital 🌹 @ishwaaq2 🌹 @Dacwah_Channel --------------------------------- 💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay: (1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay. (2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay. (3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko. (4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa💖 👇 🌹 https://t.me/AlRaxmachannel ------------------------------------------------ --------------------------- 💪Dhiira---Galin💪 ------------------ --------- ----------- 🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL 🌹 @kabtanhaaraxikmawi 🌹 @Qoraaladii_Qarniga 🌹 @ustadAntonio✍️📚 🌷 @jiiladvert -------------------------------- 🌷 @HAGAHAJIILKA12 🌷 @wayahaadunka 🌷 @fardawsafiican1 🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🌷 @noqomufakir 🌹 @RAJO_MAAL_CHANNEL --------- --------- ------ ------ ----- --- -------------------------------------- ❤hoyga--jacelka❤ ------------------------------------------------- 💐 @jowharadi1ifeysay 💐 @Dbiib_acayl 💐 @mirojaceyl 💐 @Jaceylkiilumay 💐 @tareenkanolasha 💐 @Daaruladham122 🌹@aadan123 -------------- -------- --------- ------- ----------- 👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈 🌹 @Suhayb52 --------- ------- ----- ----- ---------- 🌹@bahjasooyaalka 🌹@Riyooyinkeena56 🌹@xikmado222 🌹@dhiiriye 🌷 @Dadweynha 🌹@XasUus_QoR_JecEYl 🌻Dhamaad-----end🌻 ----------------------------------- Page ka al Raxma jion👇👇 https://www.facebook.com/profile.php?id=100083445638211&mibextid Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe 🌹 @Gazanewsm25 barnaamish ka baro diin taada Youtube subscribers Dheh wll 👇 👇 https://youtube.com/@alraxmachannel1696
نمایش همه...
🌷Al raxma_____channel🌹

Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a☑ ku________soo____dhawaw___Al Raxma _ channel🌷🍁

Photo unavailableShow in Telegram
MAAHMAAH CARBEED AYAA WAXEY LEEDAHAY: {الْحُمَّى أَضْرَعْتَنِي إِلَيْكَ} {QANDHADA AYAA II KAA DULLEESAY} Waxa i haysta oo dhib ah ayaa ii kaa dulleeyay, haduusan dhibkaas ahaan lahayn ma noqdeen mid adiga kuu baahan oo dan iga soo gasha, sidaas oo kale waxa laga yaabaa in dhibaaroyinka qaar ay sabab u noqdaan in aad hoos tagto oo u baahato dad adiga kaa liita ama cadawgaaga ah. Maahmaahdaas waxa la adeegsadaa marka qofka ay dhibaatoyinka hoos geeyaan dad uu san wax waydiisan jirin dhibkiisana uu san  u sheegan jirin.
نمایش همه...
👍 4
#Xikmada: 160aad Waan ka xumahay waxan ku jirnaa zaman qofka sharafta leh aan lagu sugayno gaf si dadka aan ugu cadeeno in uu yahay qof aan sharaf lahayn.
نمایش همه...
3
#Xikmada:159aad ha u bixin si laguu amaano, hana u amaanin si laguu siiyo.
نمایش همه...
#Xikmada: 158aad Caqliga da'da laguma qiyaaso; badanaa qof yaroo ay dhageestaan dadka waawayn, badanaase qof weenoo ay ku qoslaan ilmaha yaryar.
نمایش همه...
2
FARIIN MUHIIM AH: Waa hadalkii inoogu laabnaa sadarrdii aan kula dardaarmenay gabdhaha (xijaabka). Gabadha is qaawisa waa gabar la jahartay (soo muujisatay) macsiyada; qofka macsida la jahrana waa qof ka fog cafiska alle waxana u daliila qawlka rasulka ﷺ: ((كُلُّ أُمَّتِي مُعَافًى إِلَّا الْمُجَاهِرِينَ)). {Umadaydoo dhan waa cafis illaa kuwa xumaanta muujista oo la jahra mooyee}. Nin walboo xagaaga soo fiiraya dambiga waxbad ku leedahay oo dambiga ayaad la qeebsanaysa, haddii aad baraha bulshada is soo dhigto sawir ama muuqal dambiga intaas waa uu kasii badanaya, aayadan u fiirso micnaheeda: ﴿لِيَحْمِلُوا أَوْزَارَهُمْ كَامِلَةً يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۙ وَمِنْ أَوْزَارِ الَّذِينَ يُضِلُّونَهُم بِغَيْرِ عِلْمٍ ۗ أَلَا سَاءَ مَا يَزِرُونَ﴾ [سورة النحل/25] {Inay xambaaran dambiyadoda oo dhan maalinta qiyamaha iyo dambiyada kuway lumiyeen cilmi la'aan waxana xumaaday waxay xambaaranayaan}. Gabareey qof walboo kugu dayda oo dumara dambigeda wax baad ku leedahay iyo dambiga qof walboo iyada ku siidayda illaa maalinta qiyaamaha. Annaga iyo idinkaba alle hanagu hanuuniyo waxa uu jacelyahay raalina ka yahay, gabareey adigana xusuunow nolashu inay gaabantahay aakhirana ay kheyr badantahay baaqina ahaanayso. QORAALKII HORE HALKAN TAABO.
نمایش همه...
Qormada 23aad ee barnamijka {QORMO} 📌 𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗖𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗼 ? CIBAADO : waa magac kulminaayo wax kasta oo allah uu jeclyahay raalina uu kayahay waxaas ama hamuuqdaan.ama haqarsoonaadaan Cibaadadu waaba sabta naloo.abuuray oo allah swt nooma uusan abuurin wax aan.ka aheen inaan caabudno قال الله سبحانه " وَمَا خَلَقْتُ ٱلْجِنَّ وَٱلْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُون " inaat allah kacabsato waa cibaado inaat allah wax karajeyso waa cibaado Baryada allah waa cibaado Fahanka cibaadada ma ahan kaliya acmaasha waaweyn ee ah salaada iyo soonka ,sadaqada ee cibaadadu waa Wax kutacaluqa nolosheena oo dhan ilaahey swt waxaa uu yiri قُلْ إِنَّ صَلَاتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ" Waxaan ayadaan kabaran karnaa in cibaadadu aysan.aheen kaliya acmaasha waaweyn bal nolosheena oo dhan ay cibaado tahay . Maa daama nolosheena oo dhan ay cibaado tahay si aan ajirkeeda uhelno waa inaan wax kasta oo aan sameyneyno aan lanimaano niyad __Hadaad guursaneyso uguurso inaat badineyso qoysaska islaamka oo niyeeso ajirkeeda maxaa yeelay waa cibaado __hadaad shaqeyneyso oo aat kashaqeyneyso waxaan allah Cara galineynin niyeeso ajir maxaa yeelay waa cibaado Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa inuu shaqeysto oo uusan gaal.gacanta uhoorsan oo uu dhulka Camiro kheyraadka kujirana uu kalasoo baxo Qofka muslimka ah shaqadaas waxa ay utahay cibaado kamida cibaadooyinka shardigu waa haduu niyad layimaado Hadii aan nolosheena oo dhan kadhigno cibaado xaqiiqatan nolasha aduunyana waxaan kunoolaaneynaa kheyr iyo baraaro aakhirana jano iyo raali ahaasho allah Shiikhul islaam 𝙄𝙗𝙣𝙪 𝙏𝙖𝙮𝙢𝙞𝙮𝙖𝙝 Waxaa uu yiri : " إن في الدنيا جنة ، من لم يدخلها لن يدخل جنة الآخرة " " Aduunyada dhaxdeeda jano ayaa taala qofka aan janada aduunka galina tan aakhiro magalaayo " Janada aduunka taalo waxaa kunoolaan kara oo sacaadada iyo kheyrkaas heli kara ruuxa nolashiisa oo dhan kadhiga cibaado Saaxibayaal inaan fahano maf-huumka cibaadada waxay kadhigantahay inaan fahanay sababta koonkan naloo keenay iyo sababta aakhiro jano iyo naar lagu mudeeysanayo Allaha nasiiyo cibaado suuban walalayaal Aan kunoolaano nolol wada cibaada ah si aan ugu noolaano janada aduunka mida aakhirana uhelno insha allah 💖 @ismaildheere
نمایش همه...
7
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.