fa
Feedback
Fasalka Form One

Fasalka Form One

رفتن به کانال در Telegram

Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee 📚 Form One 📚 Admin👉 @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa ✅️ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR 👇👇 https://t.me/StudentsSomaliaExam

نمایش بیشتر
2 592
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
-87 روز
+1830 روز
آرشیو پست ها
Repost from WAXTAR ACADEMY
📚 Fursad Waxbarasho 📚 Marabtaa barashada Luqada English oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galidu
📚 Fursad Waxbarasho 📚 Marabtaa barashada Luqada English oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna wey bilaabatay. F.g Tirada Ardayda laqaadan doono wey kooban tahay kafaa,iideso. Hadaba iska diwaan gali ciwaanka hoose 👇👇👇👇👇👇 @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir @Ustaad_Caamir

📔 Subject Juqraafi F1 🏫 Koxda S.S.E 👉https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

📔 Subject Business F1 🏫 Koxda S.S.E 👉https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

📔 Subject Taariikh F1 🏫 Koxda S.S.E 👉https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

📔 Subject English F1 🏫 Koxda S.S.E 👉https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

📔Subject Chemistry F1 3 Chapters 🏫 Koxda S.S.E 👉https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

📔Subject Biology F1 3 Chapters 🏫 Koxda S.S.E 👉https://t.me/StudentsSomaliaExam

photo content

Asc Soodhawaada dhamaanArdayda Cusub F/1 ee sanad dugsiyeedka 2025-2026 Salan kadib mabilownaa murajicada Imtixaan bileedka 1aad? Mise wali Arday ayaa Dhiman aan sugnaa? Wabilaahi Towfiiq

📔Subject Biology F1 3 Chapters 🏫 Koxda S.S.E 👉https://t.me/StudentsSomaliaExam

📢 OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH 🔔 Dhamaan Ardayda kuxiran Kooxda S.S.E Ee Telegram waxaanu idin ku wargalin donaa inaan soowa
📢 OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH 🔔 Dhamaan Ardayda kuxiran Kooxda S.S.E Ee Telegram waxaanu idin ku wargalin donaa inaan soowadno fursadii ugu qalisaneed aan usameyno Ardayda Sanadkan. Dhamaan Fasalada kala ah 🔴 F.8aad 🔴 Form 1 🔴 Form 2 🔴 Form 3 🔴 Form 4 Waxaanu idin leenahay kafaa,ideysta Fursadaan free ga ah oo noqda kuwii naftooda anfacay iyo walidiintodaba Kubiir lingiga Group-ka 👇👇👇👇👇 https://t.me/manhajka_dowlada F.g Lingiga Group-ka Arday waliba oo kulamid ah share udhahe si,uu ugu faa,ideysto maaha kaliya inaad kaligaa faa,ideysato WABILAAHI TOWFIIQ

Asc Dhamaan Ardayda F1 AH Sanadkan Kafaa'iidesta Fursadan qaaliga ah Dhamaan bugaagta Manhajka Dowlada F/1 halkaan Ayaad kaheleysaan 👇👇👇👇👇 https://t.me/manhajka_dowlada F.g Ardayda Aan ogeeyn sheer udhaha group ka

📢 📚 FURSAD WAXBARASHO FREE AH 📚 Kuliyada Weyn Ee Waxtar Academy Waxey Shaacisay Jadwalka Casharada dhamaan madooyinka Fasa
📢 📚 FURSAD WAXBARASHO FREE AH 📚 Kuliyada Weyn Ee Waxtar Academy Waxey Shaacisay Jadwalka Casharada dhamaan madooyinka Fasalaka Form One Dhamaan Ardayda Rabaa Fursadan Dahabiga ah Hadaba Waxaa Bilowday Qaadashada Arday Cusub Sanadugsiyedkan 2025-2026. ⏱️ Mudada : 4 Bilood 🌏 Goobta : Telegram 🏆 Shahadada: Diploma 📄 Imtixaanka: 50 Questions 📌Hadaba Iska diwan gali Ciwaanka hoose 👇👇👇 @Waxtar_Academy @Waxtar_Academy @Waxtar_Academy

📚 Fursad Waxbarasho 📚 Marabtaa barashada Luqada English oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galidu
📚 Fursad Waxbarasho 📚 Marabtaa barashada Luqada English oo bilow ah, hadaba waxaan qaadaneynaa fasal cusub is diwaan galiduna wey bilaabatay. F.g Tirada Ardayda laqaadan doono wey kooban tahay kafaa,iideso. Hadaba iska diwaan gali ciwaanka hoose 👇👇👇👇👇👇 @Waxtar_Academy @Waxtar_Academy @Waxtar_Academy

Asc dhaman Ardayda Cusub ee sanadkan f1 noqon doontaa salan kadib waxaan idin heynaa fursadii ugu qalisaneed oo ah 4 maado ee scientific Subjects inaanu idin heyno waliba waa free kaliya waxaa la,idinka rabaa is diwan galin oo halmar ah habada kafaa,ideysta furadan waxbarashada ah Ugu dambey Ardayda rabaa laxariira ciwaanka hoose 👇👇👇👇👇 @Waxtar_Academy Wabilaahi Towfiiq