cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

HALEEL EDUCATION

نمایش بیشتر
فنلندة2 083زبان مشخص نشده استرمزارزها48 352
پست‌های تبلیغاتی
356
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
اطلاعاتی وجود ندارد7 روز
اطلاعاتی وجود ندارد30 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Ma jirtaa cid u baahaan barashad dhmn suuqyada tradingka asalkooda?
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Baadhis iyo ka wardoonis badan  oo aan sameeyay iyo ogaanshaha sida soomalidu ku tahay dhamaan suuqyada tradingka sida Cryptocurrency Stock market Forex Bonds Comedities Cfd Indices Waxa ii soo baxday in wax ka yar 0.00001% ay si sax ah uga shaqaystaan ama u maal gashtaan hadaba anigoo arkay dayacaas badan iyo fursada maanta joogta ee ay bixinayaan suuqyada cryptocurrency iyo stock market waxan go,aansaday inaan cidii u baahan  kanaalkan kula wadaago lacagaha ugu faaidada badan suuqyadaas  anigo ku dabaqaya khibradayda nidaam xisaabeedka elliot waves and sequance numbers 1: Waxan kuu ballan qadaya inaan kugu hago lacagaha crypto iyo stock ugu faaida badan 2: Goortaad maal gashanayso 3: Isla marka aad maal gashanayso 4: Goortaad ka baxayso 5: Lacag walba intaad ka faaidayso Lagama yaabo shan sano oo danbe in dhamaan suuqyadani bixiyaan fursada ay maanta bixinayaan hadaba adi maxaa kaaga qorshaysan ila soo xidhiidh.
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
GBPUSD insha allah waxaan ka rajaynayaa inay ii noqoto CHART OF THE MONTH. %1 Wax ka badan ma risk garaynayo.
نمایش همه...
*TOOS* *soo wada gala* *Xiisadii Casariyaha ee Signals lagu bixinaayo hadeer away bilaabatay* *Time is Somalia 🇸🇴 4:30pm* *Soo riix link yaala Qolalka signalska* 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️
نمایش همه...
*Barakaawi Academy* waa machad loo qaabeeyay in dhalinta soomaaliyeed uu horumar dhaqaale gaarsiiyo kana hortaga in dhalinyarada si khaldan hantidooda looga qaato oo la yiraahdo maalgalin baan kuu haynaa ama shirkad ku darso ama keen kuugu shaqeeyee iyo wixii lamida ah taas anagoo ka duulayna dhalinta waxaan u diyaarinay wax barasho tayo sare leh oo ka caawisa sidii uu *forex iyo cryptocurrency* uu lacag uga samayn lahaa macalimiintiisana ula faaiidi lahaa isagoo hantidiisa maamulanaaya sadex level oo wax barasho baa laga dhisaa ardayga level kastana intixaan baa laga qaadaa markaas ayaa la gudbiyaa level one basic leve two intermidiate level three advansed sidoo kale academyga waxaa ka baxa xiisad maalinle ah oo u gaar ah ardayda diwaan gashan xiisadaas oo isugu jirta fursadaha suuqa live signals iyo update-ka signaladii furnaa sidoo kale ka jawaabida suaalaha markaas taagan iyo gacan fariisin dhanka stratgyga ah iyo sida suuqA signal looga samaysto oo lagugu tababaraayo ardayga strategy-yadihii ugu danbeeyay baa lagu barayaa sida elloitt wave iyo qaabka loogu tarede gareeyo market structure iyo noocyadii ugu danbeeyay suply and demand iyo xogteeda oo dhamaystiran casharadu dhamaan waa kuu diyaarsanyihiin wakhti walba oo aad jaanis u heshidna waa qaadan kartaa oo wakhti u jaan goan maleh hadaba arday isku day inaad fursadaan ka faaiidaysatid jaaniskaan waxaa laga yaabaa inuusan mar danbe kusoo marin *la xiriir qaybta diwaan galinta academyga number whatsapp👇 +252633398298
نمایش همه...
Asc walaalaha Hantimaal. In mudo ah waxa jiro dhalin yar badan oo i waydiinaysa sida ugu fudud ee ay ku baran karaan strategyada aan isticmaalo suuqana uga shaqaysto. Haddii aad diyaar tahay waxaan kugu xidhayaa goobta kugu haboon ee sida saxda ah kugu baraysa qiimaheeduna macquul ayahay Igala soo xidhiidh 👉@EgnSaki
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
EURUSD Reversed
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Mar kale iyo EURUSD🙏
نمایش همه...
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.