cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

CILMI RAADIS CHANNEL

Ku Soo Dhawaw CILMIRAADIS Waa Channel Aqooneed Lagu Daabaco Si Maalinle ah Qoraalo Xikmadaysan Kuna Dhiirigalinaya Iyo Qisooyin. Wixii talo ah👇👇ama cabasho @Abuusaciidbot

نمایش بیشتر
فنلندة261زبان مشخص نشده استفیلم‌ها14 364
پست‌های تبلیغاتی
19 523
مشترکین
-524 ساعت
+397 روز
+25230 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

نمایش همه...
Daartii Jinku Daganaa | dad caan ah ayaa laguwaayay!!!!!

Hadaawan hadaad qalbi jilcantahay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! hadii aad daawanayso oo salaada waqtigeedii uu soo galo fadlan iska xidh oo soo tuko, sidoo kale haka tagin inaad ugu yaraan like saarto muuqaalka si aanu usoo badino muuqaalada , subscribetana hanaga ilaawin. sidoo kale daawade aragtidaadu waa noo muhiim fadlan noo reeb fariintaada . lingaxa kanaalka :

https://www.youtube.com/@Aleeki-Malow.

lingaxa muuqaalka :

https://youtu.be/hiKxxumgTWc

Jinkii uhorreeyay ee la abuuro :

https://youtu.be/CY8Nu4Pyops

- Sinadii ugu horreysay ee dunida ka dhacda ....

https://youtu.be/rJjE3CN3OMY?si=4QO_GVzN9L_l7TA9

- Umadihii jinka iyo insiga kahorreeyay

https://youtu.be/R8JzpZ9wHpo?si=G5zttDDZzvf9B6xR

- Duminta kacbada

https://youtu.be/_gIsun-J3W8?si=mRn8gC9yGMOucfad

Tixraacyada - Alqur'aan alkariim =

https://quran.com/en

- Saxiix Muslim =

https://www.nasiixa.com/duruus/ummahaatu-assitah/sh-cabdullaahi-cali-geele/saxiixul-muslim

- Saxiix al bukhaari =

https://kitaabun.com/shopping3/saxiix-bukhaari-kooban-carabi-somali-imam-zubaydi-p-3433.html

- Talmuud =

https://www.sefaria.org/texts/Talmud

- Tafsiirka IMaam al dabari =

https://www.sifatusafwa.com/en/entire-tafsir/tafsir-ibn-jarir-at-tabari-jami-al-bayan-an-ta-wil-al-quran.html

- Tafsiirka Imaam ibnu kasiir =

https://www.alim.org/quran/tafsir/ibn-kathir/

- Albidaaya walnihaaya =

https://www.australianislamiclibrary.org/al-bidaya-wan-nahaya.html

Facebook =

https://www.facebook.com/profile.php?id=100009157247651&mibextid=2JQ9oc

Tiktok =

https://www.tiktok.com/@aleeki_malow?_t=8iudj3DFUJx&_r=1

D.26aad Martabada iyo meeqaamka Salaaddu ka joogto Diinteena islaamka Salaaddu waa tiirka diinta haya, qofkii salaada oogana diintoo idil ayuu oogay, kii ka tagana diintoo idil ayuu dumiyey. Cibaado kasta waxey leedahay cudurdaar salaada mooyee, tusaale: hadduu qofka jirrado soon lagama rabo laakiin salaadda waa laga rabaa, sidoo kale hadduu miskiin yahay sako iyo xaj toonna lagama rabo laakiin salaada waa laga rabaa. Sidaa awgeed Eebe kor ahaaye wuxuu adoomadiisa wanaagsan amray iney salaada ilaaliyaan oo eeyan marnaba dayicin, wuxuuna yiri: Xafida (illaaliya) Salaada iyo salaada dhexe (Casarka) una istaaga dar Eebbe idinkoo si dhab ah u adeeci oo u hogan. Suuradu Al-Baqara 238. Markuu qofka si dhab ah u oogo salaadda isagoo ilaalinaya, shuruuddeeda, waajibkeeda, iyo sunanteeda, Eebana u khushuuca salaadda dhexdeeda waxaa hubaal ah in salaaddaasu ku hanuuninayso xaqa kana fogeynayso xumaha oo idil. Alle kor ahaaye wuxuu yiri:Ooga salaada maxaa yeelay salaadu waxay dadka ka reebtaa xumaanta iyo xaaraanta. (Cankabuut 45) Alle kor ahaaye wuxuu kale oo yiri:Waxaa dhab ahaan u liibaanay mu’miniinta, kuwaasoo ah kuwa salaaddooda dhexdeeda Eebe u khushuuca.(Muminuun 201). Hadduu qofka si wanaagsan u tukado, Salaada waxay ka dhowrtaa xumaha oo idil sida beenta, dilka, dhaca, tuugada, khayaamada, khamriga, khamaarka, dhileysiga iwm. Hadiise qofku ku koco dambiyadaas salaada ka dib waxaan shaki lahayn inuu salaadda ku gabood falay, oo aan wixiisa salaad lagu sheegi karin waayo iimaan iyo Alle ka cabsi toona kama helin...
نمایش همه...
3👍 1
نمایش همه...
Daartii Jinku Daganaa | dad caan ah ayaa laguwaayay!!!!!

Hadaawan hadaad qalbi jilcantahay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!hadii aad daawanayso oo salaada waqtigeedii uu soo galo fadla...

2
Photo unavailableShow in Telegram
👍 3
Waa tee salaada aan ruluucda lahayniAnonymous voting
  • Salaada qorax madoobaadka
  • Salaada ciida
  • Salaada janaasada
  • Salaada witriga
0 votes
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
نمایش همه...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

https://t.me/addlist/Q2mNP-L2fRFjNDI0 Via @Team_kordhis B1 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @iibiye_online
نمایش همه...
Kordhis 1

Iiwad Sheekada invites you to add the folder “Kordhis 1”, which includes 18 chats.

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
نمایش همه...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Photo unavailableShow in Telegram
👍 7
Wiil miyaad tahay mise gabarAnonymous voting
  • Wiil
  • Gabadh
0 votes
9