9 534
مشترکین
-724 ساعت
-837 روز
-34330 روز
آرشیو پست ها
9 527
Casharadii carabiga ahaa way bilaabmeen.
Hadda iska diiwaangeli WhatsApp-kan :
+252634366035
Ama
+252654366035
9 527
Repost from Machadka Cayn-jaaluut ee af carabiga
Shirka (Culimada soomaaliyeed) waxa uu ahaa mid indhaha laga qarsaday xadgudubyada ciidamada shisheeye ee jooga Soomaaliya.
9 527
Halyeyga argagaxa ku ahaa cadowga ayaa loo doortay hogaamiyaha ururka mujaahidiinta Xamaas.
Allaah ha waafajiyo.
9 527
Xog dheeraad ah oo ku saabsan Machadka Caynjaaluut ee barashada af carabiga
B- Goorma ayey waxbarashadu bilaabmaysaa?
Waxa ay bilaabmaysaa Sabtida soo socota inshaa Allaah ( saddex maalmood kaddib)
T-Halkee baa la is ka diiwaangelinayaa?
Garaac/wac lambaradan oo is ka diiwaangeli : +252634366035 ama +252654366035
J-Waa imisa kharashka waxbaraahadu ?
Kharashka waxbarashadu waa labaatan doollar bishii ($20)
X-Waa kuma macallinka bixinaya duruusta?
Macallinku waa Cabdimaalik Sh.Muuse Coldoon.
Allaah mahad leh .
9 527
"Magaceyga qari walal coldoon.
Waxa aan kula wadaagayaa qiso xanuun badan oo aniga goob joog u ahaa illaa haddana markaa mowduuca haweenka maqlo igu ah uurkutaallo ixanuujido.
Aniga waxaa ahay Dhaqtar mar dhaw kabaxay jaamacadaha Muqdisho mid kamid ah, sannadka ugu dambeyay waxbarashadaada markii aan marayay, (towbar isbitaallada) waxa nala geeyay isbitaal la yiraahdo "SOS HOSPITAL".
Isbitalkaan dumarka waa lacag la'aan (walow lacago laga qaato oo sidaa xitaa lagu deynin) , waxaa yimaada dumar tira badan oo muqdisho oodhan daafaheeda ka yimaada, wallaahi inan been sheegeyn inta haween ah isbitaalkaas imaadda taqriiban 80% waa lagu qalay ilmaha.
Taas waxaa iiga daran, isbitaalkaas waxaa jooga dad toobar qalliin uyimaada oo ku oranaya anaga qalliinka waxaa kubaraneynaa maamooyinka ilmaha (C-section) waayo asagaa fudud.!
Waxaa dhacday maalin wiil magaciisu (Kooshin ama Kuushin) leygu sheegay, markaasna in uu arday jaamacada kamaraya sannadkii 2aad ama 3xaad ah, aqoon badan laheyn, baa wuxuu yiri Maanta aniga baa qalaya bukaanka hebel.! 😪, waxaa kadiiday dhaqtaradda markaas ku qorneed Saalada qalliinka, kaddib waa uu isasoo maqiiqay oo uu bukaankii yiri may qof aniga eheen maanta maqalayo ee meesha yuu dagaal kadhicin hala ii daayo, dhaqtaraddaba waa uu ka awood badnaa,Sikastaba waa uu galay qalliinkii, dadkii ardayda kale wuxuu yiri qof yuu iisoo galin, anigaa si dhuumasha ah ku galay, ilaah baa idaalacanaya saxariirtan baa dhacday oo aan iska ooyo markaa soo xasuusto Hooyadaas sida loo galay.
Saaladii baa la saaray, dillaac weyni badan buu dillaacshay, dillaac qallooc ah oo khaldan, kadib buu boobtisiis ufuray murqihii, waxaa go ay xididdo waaweeyn iyo Kuwa yaryrba, dhiigga ka qulqulay wlh oo billahi qolkale oo lagu dhar badasho oo Saalada wax lagu qalayaa kafog buu iriddiisa noogu soo dhawaaday dhulka asagoo qulqulaya😢 Sawirro baan si qarsoodi ah uga qaaday waana kuwaa aan soo dhigay.
Dhiig 3 bac ah buu kushubaa, dhiig hala keeno buu kuwaashay, dhiig maxaa lagaga shubaa waa kaas sii baxaya'e.!
Aniga hadda waxa joogaa dalka dibaddiisa, maamooyinka laqalaya dhiigyar haduu kabaxo dhaqtarkaasu waa xerig, maamooyinka qaar xitaa maradooda dhiigga asagoo gaarin bey qalliinka kabaxaan, dhiig kushubidna ubaahan illeen dhiig kalumay majiro.
Aan sii wado qisada xanuunka igu reebtay...
Dhaqtaradda baan qolkaas kaga jeeday iyadoo argagaxsan oo jareyneysa, waxaa ku iri: yaa kuyiri ninkaan wax qal, waxey igu tiri: isagaa kariwaayay xoog buu ku galay hadaa udiidana sidaa iyo sidaa buu sameynaa, midda Saalada masuulka ka ahna waa uu igu dacweyn iwm bey iigu Jawaabtay...
Waxaa ku iri: hadaba kaqabo wuu silciyay maamadee, waxey igu tiri may isagee utaallaa wali ma ogola ina aan ka qabto...
Aniga illin baa ısoo buuxisay indhaha...
Waa kujiri kariwaayay qolka Saalada..
Markaa kasoo baxay luuq inta galay baan iska ooyay, illeen cid kaloo aan usheegaa ma garanayo, allow umadda masaakiinta badbaadi baa iri un.
Maanta fursad aan umadda ugu gudbiyaa inan helay waxey iitahay nafas igu dhagganaa oo igasoo fuqay alxamdulillah.
Waxaa kaa codsanayaa in aad sidan ugudbisaa oo aadan 1 xaraf kabadalin risaaladeyda xaqiiqada kudhisan.
Aniga dirir kuma ihi in maamooyinka qalliinka Kuwa ubaahan loo sameeyo, dhaqtar aqoontii leh allena kabaqayana usameyo, ee dirir baan ku ahay qalliinka bilaa macniga iyo Kuwa manaxayaasha sidaa ookale wax aqoon laan iska dooxaya dadka"
Dhammaad
9 527
Hadda erayga "Khawaarij" waxa loogu yeedhaa qofka la doonayo in la "xalaalaysto" dhiigiisa,xorriyaddiisa iyo xoolihiisa.
9 527
Salafiyo/Jadiidiyo waxa ay ka shaqeeyaan in ay muslimiinta ka siibaan dareenka diidmada iyo damqashada.
9 527
Kooxda loo yaqaanno "salafiyiinta” ama “jadiidiyo” waa koox u taagan in ay dhabarka ka toogtaan umadda muslimiinta ah.
