fa
Feedback
Coldoon

Coldoon

رفتن به کانال در Telegram
9 660
مشترکین
-1824 ساعت
-917 روز
-30130 روز
آرشیو پست ها
Coldoon
9 660
Gantaal difaac ah oo dib ugu dhacay Tal-abiib

Coldoon
9 660
Duqaynta Saldhiga-cireedka Nafatiim ee magaalada Alnaqab ee dhulka la haysto.

Coldoon
9 660
Gantaaladii Eeraan oo Xayfa soo gaadhay.

Coldoon
9 660
Xaruunta korontada ee Xayfa oo gubaynaysa kaddib gantaal eeraani ah oo beehsaday.
Xaruunta korontada ee Xayfa oo gubaynaysa kaddib gantaal eeraani ah oo beehsaday.

Coldoon
9 660
Muuqaaladaasi waa duqaymihii xalay .

Coldoon
9 660
+8
VID_20250616_064756_764.mp414.98 MB

Coldoon
9 660
HA LA GEEYO GAWRACA https://vm.tiktok.com/ZMSPRNHFC/ تتم مشاركة هذا المنشور عبر TikTok Lite. نزّل TikTok Lite للاستمتاع بمزيد من المنشورات: https://www.tiktok.com/tiktoklite

Coldoon
9 660
Ha la gano gantaalada Ha lagubo guryaha qaar Gebigood ba gaalada Ha la geeyo gowraca.

Coldoon
9 660
+1

Coldoon
9 660
+9

Coldoon
9 660
Ha dhaafin muuqaalkan waxa uu ku saabsanyahay rag xidhan e.

Coldoon
9 660
Waxa aanu maanta xabsiga Burco ka soodaynay Carafo Maxamed Ibraahim ( 18 jir) oo xidhnayd muddo 3 sanno ah. Goor dhow muuqaal
Waxa aanu maanta xabsiga Burco ka soodaynay Carafo Maxamed Ibraahim ( 18 jir) oo xidhnayd muddo 3 sanno ah. Goor dhow muuqaalka soodaynta ka daawo barahan: https://www.youtube.com/@abdilmaalik https://www.tiktok.com/@cabdimaalik_coldoon?_t=ZM-8ueQLao0Pf5&_r=1 Allaah mahad leh.

Coldoon
9 660
Carafo Maxamed Ibraahim waa gabadh 18 jir ah oo muddo 3 sanno ah ku xidhan Jeelka weyn ee Burco .Waxa la xidhay iyada oo 15 jir ah,Waxa loo sheeganayaa lacag dhan sideed kun oo doollar ($8000),sideeddaa kun ayey u xannibantahay mudada intaa le’eg! Waxa aan u tagay qofka Carafo lacagta u sheeganaya , waxa aan ka codsaday in uu qayb dhaafo ama uu wada dhaafo lacagta uu u sheeganayo maxabuusadda dhalinyarada ah , waxa uu iga ogaaladay in uu dhaafayo lacag dhan laba kun oo doollar($2000) , waxa hadhaya lix kun oo doollar ($6000) Intii aan qorayey qoraalkan waxa aan la hadlay qof aan ku ogaa wanaag oo jooga Maraykanka, waxa aan u soo bandhigay sheekada Carafo, markiiba waxa ay ballanqaaday in ay bixinayso laba kun oo doollar ($2000) kun iyo shan boqol ($1500) iyadaa la baxday , shanta boqol ee kalena ($500) saaxibadeed oo la fadhiday ayaa ku darsatay , Allaahu akbar ! Walillaahi alxamd.Allahayow ka aqablal, muraadkooda oo sanna sii labadaa dumarka ah ee bilaabay khayrka . Maxaa hadhay , waxa hadhay oo ay u xidhantahay Caawa carafo lacag dhan afar kun oo doollar ($4000) . Waxa aan ugu baaqayaa dadka samaha jecel in ay igala faydaan kurbdda haysata Carafo iyo qoyskeeda danyarta ah.Waxa aan idiinku yeedhayaa in aad ka qaybqaadataan bixinta inta hadhay ee afarata kun ee doollar ah ($4000) qofkastaaba inta uu awoodo. Caawa haddii ay lacagtaasi i soo gaadho waxa aan ku rajaweynahay in ay carafo Maxamed Ibraahiim Jeelka ka soo baxdo berri inshaa Allaah. Qofka doonaya in uu soodaynta carafo wax ku darsado ha ku soo hagaajiyo tilifoon lambarkaygan: +252634888895 Allaah mahadleh Cabdimaalik Sh.Muuse Coldoon.

Coldoon
9 660
Xanuun weynaa Muuqaalka oo dhamaystiran halkan ka daawo: https://youtu.be/TWW0FA_SVg4?si=-jrFJfmMO-7hVKA3

Coldoon
9 660
Caawa waa habeen weyn,waa habeenka kala badha bisha Shcabaan ee uu Allaah fidiyo dambidhaafka ballaadhan. Allaah waxa aan ka
Caawa waa habeen weyn,waa habeenka kala badha bisha Shcabaan ee uu Allaah fidiyo dambidhaafka ballaadhan. Allaah waxa aan ka baryayaa in uu dambigeenna dhaafo . Waxa aan ka codsanayaa qofkasta oo farriintaydani gaadho oo aanu laabta xumaan isugu hayno in aanu is cafifino. عَنْ أَبِي مُوسَى الْأَشْعَرِيِّ، عَنْ رَسُولِ اللَّهِ ﷺ قَالَ: ( إِنَّ اللَّهَ لَيَطَّلِعُ فِي لَيْلَةِ النِّصْفِ مِنْ شَعْبَانَ فَيَغْفِرُ لِجَمِيعِ خَلْقِهِ إِلَّا لِمُشْرِكٍ أَوْ مُشَاحِنٍ )

Coldoon
9 660
Waxa jira dhigane (buug) aan jeelka ku qoray Sannadkii 1443 (2022)oo aan baahin doono dhawaan inshaa Allaah. Magaciisa waxa l
Waxa jira dhigane (buug) aan jeelka ku qoray Sannadkii 1443 (2022)oo aan baahin doono dhawaan inshaa Allaah. Magaciisa waxa la yidhaahdaa (Talisyada kufriga) Dhiganahaasaynu ku wada sheekaysan doonnaa maalamahan dhow inshaa allaah.

Coldoon
9 660
photo content

Coldoon
9 660
Ciidamada isbahaysiga ah ee ka dagaalamaya dhulka soomaaliyeed ee ka kooban amxaraada,soomaalida,maraykanka , iyo afrikaanka kale ee halka god ku wada jira,ma ciidan gaaleed baa mise waa ciidan islaameed? Ma waxa ay ku dagaalamayaan jihaad Allaah dartii ah mise mid shaydaan dartii ah? Kooda lagu dilo dagaalka ma shahiid baa mise ma aha? Su’aalahaasi waa su’aalo diini ah oo jawaab u baahan !

Coldoon
9 660
Askariga soomaaliyeed ee u dagaalamaya danaha Maraykanka iyo talisyada kufriga ee adduunka sidee buu u noqon karaa shahiid ma
Askariga soomaaliyeed ee u dagaalamaya danaha Maraykanka iyo talisyada kufriga ee adduunka sidee buu u noqon karaa shahiid marka la dilo?!