9 799
مشترکین
-1024 ساعت
-817 روز
-29930 روز
آرشیو پست ها
9 798
Cabdi Xasan Jahaad oo lagu naanayso Qaboojiye waa makaanig hagaajiya baabuurta,waxa uu geerash ku haysan xaafadda Cali-mashaqayste ee magaalada Boosaasao.
Dhammaatkii sannadkii 2020 ayuu magaalada Qardho shil-gaadhi ku jiidhay qof dumar ah (AHN).
Waxa lagu yeeshay mag, cid ka bixisa magtana wuu waayay.
Muddo 5 sano ah waxa ay u ahayd mar uu jeel ku jiro iyo mar baxsad ku ahaa magaalada Hargeysa magtaa lagu yeeshay darteed.
Qoyskiisu waxa degenyihiin magaalada Qardho isaguna waxa uu joogaa hadda magaalada Hargeysa.
Waxa aan idiinku yeedhayaa in aad u kacdaan oo aad kaalamaysaan walaakaa kurbadaysan oo aad ka faydaan kurbadda haysata idinka oo oo ku soo hagaajinaya wixii kaalmo ah lambarkan ah shirkadda Golis ee leh adeega SAHAL :
0905348585
9 798
Taliskan aan far dhaqaajin markii ay nebiga cayday (CSW) ee hadda u xidhay “Qaranimo ayey ku xadgudubtay” darteed.
Taliskaasi isaga laftiisa ayaa xadgudbay.
9 798
Waxa aan ka soo horjeedaa talaabada aya qaadeen shirkadaha isgaadhsiinta (Telesom iyo SOMTEL) ee ay ku laba laabeen sicirka/qiimaha adeega internetka iyo ku hadalka. Waxa aan la deern ahay shacabka aanu is ku danta nahay ee la daalaadhacaya duruufaha nololeed ee adag ee dhinac walba kaga furan.
Waxa aan ku baaqayaa in si adag looga soo horjeesto heshiiska shirkaduhu u heshiyeen jeebka madhan ee shacabka.
9 798
Bogaygii Facebook-ga waa la xidhay . Hadda wixii ka dambeeye igala socoda boga cusub ee aan shaaciyey.
9 798
Cidda ay gaaladu la dagaallanto ayaa xaq ku taagan.
Cidda ay gaaladu ka raalli noqotona baadil ayey ku taaganyihiin .
Waxa uu Allaah yidhi:illaa aad jidkooda raacdo mooyaane Yuhuudda iyo nasaaradu ka raali noqonmaayaan.
﴿وَلَن تَرضى عَنكَ اليَهودُ وَلَا النَّصارى حَتّى تَتَّبِعَ مِلَّتَهُم قُل إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الهُدى وَلَئِنِ اتَّبَعتَ أَهواءَهُم بَعدَ الَّذي جاءَكَ مِنَ العِلمِ ما لَكَ مِنَ اللَّهِ مِن وَلِيٍّ وَلا نَصيرٍ﴾ [Al-Baqarah: 120]
Haddii aanay gaaladu raalli ka ahayn kooxaha dimuqraadiga ah ee Alictisaam iyo Aljadiidiyo uma ay ogolaadeen in ay gacanta ku hayaan fikirkoodana ku dhex faafiyaan masaajido,dugsiyo, malcaamado,machaddo iyo jaamacado ay dad badan ku saamayn karaan.Laakin waxa cad in ay gaaladu ka raalli tahay islaamka ay sheeganayaan ictisaam iyo jadiidiyo.
9 798
Ictisaam iyo jadiidiyo waa is ku mid , ma jiro wax ay ku kala duwanyihiin.Waa dameer iyo labdiisa dhagood.
Labaduba waa laba xisbi oo dimuqraadi ah oo ay gaaladu raalli ka tahay shaqadooda.
Waxa ay u taaganyihiin in ay lumiyaan muslimiinta.
Xisbiga dimuqraadiga ah ee Al-ictisaam iyo xisbiga dimuqraadiga ah ee Aljadiidiyo Waxa ay ka midaysanyihiin oo ay yidhaahdaan :
1- Waa fitno in lala dagaallamo gaalada ku soo duushay dhulka muslimiinta.
2- Waa khawaarij ciddii la dirirta gaalada duullaanka ah iyo kalkaaliyayaashooda ba.
3-Talisyada daaquutiga ah waa talisyo islaami ah .
9 798
Dowladdii gaalnimada ku dhisnayd ee la dhisay 1 July 1960 ee diiday in shareecada Islaamka lagu dhaqmo waxa ay ahayd musiibo ku habsatay ummadda soomaaliyeed ee muslimka ah.
Mugdiyadii iyo Baadidii kufrigeeda ayaa illaa hadda lagu jiraa.Waana lagu sii jiri doonaa haddii aan la tuurin buuga iyo diinta shaydaanka (Distoor iyo dumuqraadiyad) iyo kuwa calanka u sida.
Midnimo iyo dowladnimo aan islaamnimo ku dhisnayn waa dhalanteed iyo dayow.
9 798
“Culimada kufriga iyo jihaadka
Gaaladu waxa ay yaqiinsanyihiin in uu halis weyn ku yahay jihaadku.
Waxa jira “islaam” ay gaaladu ogoshahay iyo mid aanay ogolayn , ka aanay ogolayn waa ka kor u qaaday calanka jihaadka ee ku baaqaya in lala dagaalamo awoodaha iyo talisyada kufriga .
Sidaa awgeed gaaladu waxa ay dagaal ku qaadeen cibaadada jihaadka,soonka iyo salaaddu dhib weyn kuma hayo gaalada marka loo eego jihaadka .
Dagaalkooda ka dhanka ah jihaadka waxa ay u adeegsadeen kuwo aqoon u leh diinta islaamka ha se ahaatee u adeega gaalada,muslimiintana u qoran “culimo” ciidankaasi waxa ay ka shaqeeyaan sidii ay diinta islaamka ugu fasirilaahaayeen sida uu doonayo gaalku.
Si aanay dhalinyrada muslimka ahi u jihaadin waxa ay tashwiish kaga furaan meelaha uu jihaadku ka oloosanyahay.Iska daa in ay intaa ku eekaadaan e waxa ay duraan muslimiinta jihaadka kula jirta gaalada iyo kalkaaliyayaashooda iyaga oo ku sifaynaya in ay yihiin “Khawaarij” .
Culimada tasliyada kufrigu waa halis ka weyn kun halisood oo kale.
Arkimaysid iyaga oo duraya gaalada la dagaalamaysa muslimiinta. Indhohoodu kuwaa ma qabtaan, oo maxay qabtaan ba sow iyga uma adeegaan.
Maxay halis u yihiin, maxaa halis ka dhigay culimada kufriga? Waxa ay halis ku noqdeen kaalinta muhiimka ah ee ay ugu jiraan bulshada, sida ay u fasiraan oo u dhigaan farriimaha islaamka ayey caamadu u qaadataa.Ka soo qaad dawo uu kuu qoray diktoor dood ma keenaysaa haddii aanad aqoon u lahayn dawadaa? waa maya.
Allaah waxa uu faray culimada in ay kataabkiis u bayaamiyaan dadka oo aaney waxba ka qarin,haddii ay sidaa yeeliwaayaan ay la kulmayaan cadaab daran.
(إِنَّ ٱلَّذِينَ يَكْتُمُونَ مَآ أَنزَلَ ٱللَّهُ مِنَ ٱلْكِتَـٰبِ وَيَشْتَرُونَ بِهِۦ ثَمَنًۭا قَلِيلًا ۙ أُو۟لَـٰٓئِكَ مَا يَأْكُلُونَ فِى بُطُونِهِمْ إِلَّا ٱلنَّارَ وَلَا يُكَلِّمُهُمُ ٱللَّهُ يَوْمَ ٱلْقِيَـٰمَةِ وَلَا يُزَكِّيهِمْ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ)
سورة البقرة:١٧٤
Ciidanka culimada sheegta ee u adeega talisyada kufriga way dul cararaan marka ay fasirayaan aayadaha iyo axaadiista jihaadka,laakiinse wixii intaa ka sokooye waa ay ku nuuxnuuxsadaan fasirkiisa.
Aqoon-qarintu ma wax kalaaba aan ahayn sidaa ay yeelayaan culimada kufrigu.
Sidaa awgeed waa in laga digtoonaado ciidankaa bilaa darayska ah ee la inoo cimaamaday ee loo samaysatay si ay inoo marin habaabiyaan iyo si ay inoo hoosaayiyaan.
Aqoonta waa in aynu ka qaadanno culimada rabbaaniyiinta ah , culimada ilaahay taqaanna ee ku camall fala cilmiga ay barteen.
(وَمِنَ ٱلنَّاسِ وَٱلدَّوَآبِّ وَٱلْأَنْعَـٰمِ مُخْتَلِفٌ أَلْوَٰنُهُۥ كَذَٰلِكَ ۗ إِنَّمَا يَخْشَى ٱللَّهَ مِنْ عِبَادِهِ ٱلْعُلَمَـٰٓؤُا۟ ۗ إِنَّ ٱللَّهَ عَزِيزٌ غَفُورٌ)
سورة فاطر:٢٨
Diintu seef ilaalisa ayey u baahantahay, waa in aynu dib u noolaynaa shaciirada jihaadka , waa in aynu si weyn ugu diyaargarownnaa dagaalka gaalada ee lama huraanka ah , waa in aynu ka gudubnaa caqbadaha jihaadka ee kala ah:
(قُلْ إِن كَانَ ءَابَآؤُكُمْ وَأَبْنَآؤُكُمْ وَإِخْوَٰنُكُمْ وَأَزْوَٰجُكُمْ وَعَشِيرَتُكُمْ وَأَمْوَٰلٌ ٱقْتَرَفْتُمُوهَا وَتِجَـٰرَةٌۭ تَخْشَوْنَ كَسَادَهَا وَمَسَـٰكِنُ تَرْضَوْنَهَآ أَحَبَّ إِلَيْكُم مِّنَ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَجِهَادٍۢ فِى سَبِيلِهِۦ فَتَرَبَّصُوا۟ حَتَّىٰ يَأْتِىَ ٱللَّهُ بِأَمْرِهِۦ ۗ وَٱللَّهُ لَا يَهْدِى ٱلْقَوْمَ ٱلْفَـٰسِقِينَ)
سورة التوبة:٢٤
Rasuulku (CSW) waxa inoo sheegay in aynu dulloobayno haddii aynu ka tagno jihaadka oo aynu adduunka ku raalinoqono.
قَالَ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : (إِذَا تَبَايَعْتُمْ بِالْعِينَةِ ، وَأَخَذْتُمْ أَذْنَابَ الْبَقَرِ ، وَرَضِيتُمْ بِالزَّرْعِ ، وَتَرَكْتُمْ الْجِهَادَ ، سَلَّطَ اللَّهُ عَلَيْكُمْ ذُلًّا لَا يَنْزِعُهُ حَتَّى تَرْجِعُوا إِلَى دِينِكُمْ) .
رواه الإمام أحمد عن ابن عمر
Waana ta maanta ina haysta kamana baxayno illaa iyo inta aynu diinteenna ku soo noqonaynno, diintaas oo uu jihaadku kow ka yahay”
Dhiganaha (Talisyada kufriga)
Cabdimaalik Coldoon
9 798
Dhulka Soomaaliyeed dhammaantii waxa uu ku hoos jiraa gumaysi.
Waa waxba kama jiraan in gaalada laga xoroobay 26 June 1960.
Hadda ayeyny aad ugu baahanahay in aynu si dhab ah uga xorowno gaalada iyo dabadhilifkooda.
9 798
Akhris qalbiga taabanaya oo aan duubay salaaddii subax ee saaka.
Waxa ka mid ah aayadaha baxaya :
﴿الَّذينَ آمَنوا يُقاتِلونَ في سَبيلِ اللَّهِ وَالَّذينَ كَفَروا يُقاتِلونَ في سَبيلِ الطّاغوتِ فَقاتِلوا أَولِياءَ الشَّيطانِ إِنَّ كَيدَ الشَّيطانِ كانَ ضَعيفًا﴾ [النساء: ٧٦]
Kuwa rumeeyey waxa ay ku dagaalamayaan jidka Allaah,kuwa gaaloobayna waxa ay ku dagaalamayaan jidka daaquudka ee la dagaalama xigtada shaydaanka……
Aayaddaa waxa aynu ka baranaynaa in ujeedka loo dagaalamayo loo kala diin duwananaanyo.
Kuwa u dagaalama Allaah dartii waa muminiin, kuwo u dagaalama daaquut dartii waa gaalo.
Qofku muslim ku noqonmaayo sheegashadiisa ee waxa uu muslim ku noqonayaa waxa uu u dagaalamayo.
Haddii uu u dagaalamo dimuqraadiyad iyo distoor waa gaal u dagaalamaya daaquut dartii.
Haddii se uu u dagaalamo sarraysiinta diinta islaamka iyo kitaabka Allaah waa muumin u dagaalamaya Allaah dartii.
Waxa aad arkaysaa talisyo/dowlado sheeganaya in yihiin dowlado islaam ah balse ku dhisan daaquutnimo, runtiina sheegashadooda waa waxba kama jiraan.
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
