cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Somali Scammers

Halkaan waxa idinku so gudbin dona Somalida dadka ku dhaca qeebta telegramka Channel in scam lagu saro hadad ubahan tahy la xirir @SomaliScams

نمایش بیشتر
کشور مشخص نشده استزبان مشخص نشده استدسته بندی مشخص نشده است
پست‌های تبلیغاتی
1 096
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
اطلاعاتی وجود ندارد7 روز
اطلاعاتی وجود ندارد30 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

نمایش همه...
⚠️ DIGNIIN DIGNIIIN DIGNIIN qofkaan channelka sameystay dadkana ku dhahaya Aviator hack ayan ka ibinaya misana dadka marku lacgta ka qato block saraya warbixintisa oo koban halkan ayan idin so dhigaya sidokale Gacan bir ah ayan ku qaban dona isaga iyo kuwi la midka ah insha allah Wixi caawimad ah @somaliscams
نمایش همه...
#Digniin Channel umada somaliyed dhibaato badan kuhaya ayaan soo wadnaa diyaar ma utihiin inaad ila report daan !??‼️Anonymous voting
  • Haaa👏
  • Maya
0 votes
Channelka la report gareyn rabo wa : https://t.me/ASTAANFILMSTS
نمایش همه...
DIGNIIN DIGNIIIN DIGNIIN Channelkan aad arkeyso oo yarkan ku qortay magaca Astaan iyada malaha wan wan wacay Astaan telegram kuma laha wax channel ah Sidokle wuxu rikaateynaya gabdhaha iyo dadka kale ee somaliyed isago ugu hanjabaya inu channelkoda ka xirayo hadii aysan soo galin musalsalada joojin wayan Waxa fcn marka tartan ku jirto ragnimadada inad la timado ee mahan inad rikaateyso. Fadlan waxa idinka codsanaya inad nala report gareysan Information Channel link : https://t.me/ASTAANFILMSTS User profile : @ASTAANTS User Id : 1102419581 Whatsapp no: None Kusoo biir hada https://t.me/joinchat/rImj1834Pv02YWJk Wixi caawimaad ah T.me/SomaliScams
نمایش همه...
نمایش همه...
Waxbo kama jiro fadlan hala report gareyo waqtigagana haku lumin wll Share garey oo garsii dadka waqtigoda ku luminayo
نمایش همه...
Channelkas wa fake wxba kama jiro fadlan waqtigaga haku lumin share dheh oo gaarsii dadka waqtigoda ku luminayo
نمایش همه...