Xornimo Dhaqaale
11 419
مشترکین
+2024 ساعت
+727 روز
+12030 روز
توزیع زمان ارسال
در حال بارگیری داده...
Find out who reads your channel
This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.تجزیه و تحلیل انتشار
پست ها | بازدید ها | به اشتراک گذاشته شده | ديناميک بازديد ها |
01 ❤️Asc walaalaha qaaliga ah isku soonoqosho wanagsan. Dhammaan aadbay umahadsanyihiin dadki dulqaadka noo muujiyay inta aan updateka wadney
Academiyadda qaabkeedi odhan baan badalnay maalinta jimcaha warbixin kusaabsan baan soo bandhigayna telegram iyo youtube aan iskala socono.
Waxaan maanta bilaabayna diwangelintooda dad kudhow 1000kun qof oo academiyadda kujiray iyo qaar intay xirnayd isasiidiwangeliyay.
💳 academiyadda waxaad iskaga diwan gelin karta hadda kadib card visacard or mastercard si toos ama waxaad lasoxiriiraysa wharsappkeena hadadan card haysan +252907333839
www.xornimo-dhaqaale.com | 2 437 | 4 | Loading... |
02 🎁 millioneirska ugu badan caalamka waxaa soosaara suuqa cyprto.
💵 shalay waxaa sobaxay new cyrpto aan horay ujirin taaso qiimaheedu ahaa 0.1 isla shalay waxay gaartay $5,000.
🚩 haddi aad gadan lahayd ama aad garanaysay meelaha laga gato inta aysan soobixin waxaa dhici kartay in $50 aad kugaadati qiimahedu marku ahaa 0.1 aad heshi 500xabo kadib 500×$5,000= oo kafaaidi $2,500,000
🚩Tani maahan wax sahlan balse waxay usahlantahay qofki garanaya aqoonta suuqaan iyo meelaha lagahelo cyrptadan inta aan exchange sooqaadan.
🚩Waxaajira rules isku xig xiga oo aad kafiirinaysi lacagtaan inay mid wanagsan mid xun mid aan qiime yelan doonin mid qiime yeelan doonta mid tuugo mid real ah meelaha laga helo in exchange waaweyn sooqadan doonan iwm. Waxaa jira markay bilowga tahag meelo lagu soobandhigo waxaa jira hab loo akhriyo inay wax ku ool tahay .
📢 plan A. Markaan update websiteka soodhamayno maalmaha sosocda waxaa xigi doona inaan soo bandhigno barnaamij aan oran karno waaki koowaad ee ugu ballaarna ee looga hadlo suuqa crypto | 6 081 | 29 | Loading... |
Photo unavailableShow in Telegram
❤️Asc walaalaha qaaliga ah isku soonoqosho wanagsan. Dhammaan aadbay umahadsanyihiin dadki dulqaadka noo muujiyay inta aan updateka wadney
Academiyadda qaabkeedi odhan baan badalnay maalinta jimcaha warbixin kusaabsan baan soo bandhigayna telegram iyo youtube aan iskala socono.
Waxaan maanta bilaabayna diwangelintooda dad kudhow 1000kun qof oo academiyadda kujiray iyo qaar intay xirnayd isasiidiwangeliyay.
💳 academiyadda waxaad iskaga diwan gelin karta hadda kadib card visacard or mastercard si toos ama waxaad lasoxiriiraysa wharsappkeena hadadan card haysan +252907333839
www.xornimo-dhaqaale.com
❤ 71🔥 12👏 8🫡 5😎 5👍 3❤🔥 3🏆 3💘 1
Photo unavailableShow in Telegram
🎁 millioneirska ugu badan caalamka waxaa soosaara suuqa cyprto.
💵 shalay waxaa sobaxay new cyrpto aan horay ujirin taaso qiimaheedu ahaa 0.1 isla shalay waxay gaartay $5,000.
🚩 haddi aad gadan lahayd ama aad garanaysay meelaha laga gato inta aysan soobixin waxaa dhici kartay in $50 aad kugaadati qiimahedu marku ahaa 0.1 aad heshi 500xabo kadib 500×$5,000= oo kafaaidi $2,500,000
🚩Tani maahan wax sahlan balse waxay usahlantahay qofki garanaya aqoonta suuqaan iyo meelaha lagahelo cyrptadan inta aan exchange sooqaadan.
🚩Waxaajira rules isku xig xiga oo aad kafiirinaysi lacagtaan inay mid wanagsan mid xun mid aan qiime yelan doonin mid qiime yeelan doonta mid tuugo mid real ah meelaha laga helo in exchange waaweyn sooqadan doonan iwm. Waxaa jira markay bilowga tahag meelo lagu soobandhigo waxaa jira hab loo akhriyo inay wax ku ool tahay .
📢 plan A. Markaan update websiteka soodhamayno maalmaha sosocda waxaa xigi doona inaan soo bandhigno barnaamij aan oran karno waaki koowaad ee ugu ballaarna ee looga hadlo suuqa crypto
👍 136❤ 47🫡 19👀 11🆒 8❤🔥 7🔥 5🏆 1