fa
Feedback
Public Diplomacy

Public Diplomacy

رفتن به کانال در Telegram

Department of Communication and Information Technology (CIT) at the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation. Tasks: public diplomacy, cultural diplomacy, issuing press releases, public relations and technology. https://www.mfa.gov.so

نمایش بیشتر
فنلندة2 654دسته بندی مشخص نشده است
2 761
مشترکین
+424 ساعت
+347 روز
+12630 روز
آرشیو پست ها
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo muxaadaro ka jeediyay Machadka Diblomaasiyadda Muqdisho, September 23, 2023 - Gudoom
+7
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo muxaadaro ka jeediyay Machadka Diblomaasiyadda Muqdisho, September 23, 2023 - Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, ayaa maanta muxaadaro ka hadlaysay sooyaalka baarlamaanka Soomaaliya ka jeediyay Machadka Diblomaasiyadda, iyadoo uu goob-joog ka ahaa Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Xamsa Aadan Xaadow. Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda, Mudane Cabdiwali Xasan Xuseen (Fadilatahu), ayaa ku soo dhoweeyay Mudane Jawaari madasha. Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ayaa ka sheekeeyay taariikhda baarlamaanka Soomaaliya, marxalidihii dastuurku soo maray, dowlad dhiska Soomaaliya iyo kaarka aqoonsiga. In badan 60 qof oo iskugu jiray agaasimeyeyaasha waaxyaha wasaaradda, qaar ka mid ah diblomaasiyiinta iyo saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa ka faaideystay muxaadaradaasi. #Soomaaliya #Soomaali #Muqdisho ->###<-

📣Join our Twitter Space with @HamzaHaadoow @PSMOFA Topic: Evacuation of Somali citizens stranded in Sudan. 🗓 Thursday, May
📣Join our Twitter Space with @HamzaHaadoow @PSMOFA Topic: Evacuation of Somali citizens stranded in Sudan. 🗓 Thursday, May 25th 🕔 9:00 PM GMT+3 📍Hosted by @MOFASomalia 🔔 Set reminder: https://twitter.com/i/spaces/1BRKjZqMBnoKw ✅Follow ✅RT & Like ✅Comment down your questions #Somalia #Somali #Sudan #Sudanese

Wargelin Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, waxa ay ka rajaynaysaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee
Wargelin Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, waxa ay ka rajaynaysaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudaan in ay taxadar iyo feejignaan dheeraad ah muujiyaan, isla markaana ay raacaan dhammaan tilmaamaha ka soo baxa Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan, iyadoo ay muhiim tahay in xiriir joogto lala sameeyo Wasaaradda iyo Safaaradda. Haddaba, waxaa lagu boorinayaa muwaadiniinta in ay iska diiwaan-geliyaan linkiga hoose : https://som.mfa.gov.so/

Cayaartoyda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayaa ku guulaysatay Koobka Jaaliyadaha ee dalkaasi.
+2
Cayaartoyda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayaa ku guulaysatay Koobka Jaaliyadaha ee dalkaasi.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo tababbar diblomaasiyadeed u soo xiray 106 howlwadeen Muqdisho, March 21, 2023 - Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta tababbar diblomaasiyadeed oo ku saaban hordhaca diblomaasiyadda iyo habmaamuuska u soo xiray 106 howlwadeen oo ka tirsan shaqaalaha Wasaaradda iyo hey’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah , kuwaasi oo muddo hal bil ah ku qaadanayay tababar Machadka Diblomaasiyadda. Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa xusay in habmaamuusku yahay luuqad ay madaxdu ku wadahadlaan, isagoo xusay in weji gabax lagala kulmo khalad kasta oo habmaamuuseed oo lagu dhaqaaaqo, waxa uu tilmaamay muhiimadda ay leedahay in la dejiyo nidaam habmaamuuseed oo heer qaran ah oo laga wada dhaqan-geliyo guud ahaan dalka oo la falgalaya nidaamka federaalka. Hadal uu madasha ka jeediyay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda, Mudane Xamse Aadan Xaadow, ayaa sheegay in cilmigu yahay fure, furahaasina loo baahanyahay in lagu furo albaabada kala duwan ee aqoonta, iyadoo loo baahanyahay in qofku sare u qaaddo heerkiisa aqooneed, kuna dabaqo waxa uu faaideystay xafiisyada iyo hey’adaha uu ka shaqeeyo, una gudbiyo bulshada. Waxaa xafladda lagu soo xirayay tabbabarkani oo ka dhacday Xarunta Wasaaradda goob-joog ka ahaa Xildhibaan Danjire Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan (Dhabancad), qaar ka mid ah agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda, Macallimiinta Machadka iyo marti sharaf kale. #Soomaaliya #Soomaali #Muqdisho ->###<- Waaxda Warbaahinta iyo Teknoolojiyadda Department of Communication and Technology

photo content
+6

photo content
+9

photo content
+9

photo content
+9

photo content
+9

photo content
+9

photo content
+9

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, kuna
+4
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, kuna wehliyo Xoghayaha Joogtada Wasaaradda, Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa ku hoggaaminaya Agaasimayaasha, diblomaasiyiinta iyo saraakiisha kala duwan ee Wasaaradda ka qeybgalka isku soo baxa weyn ee dadka ku nool Muqdisho ka dhigayaan maanta Garoonka Cayaaraha Eng. Cabdiraxmaan Yariisow ee hore loogu yiqiinnay magaca (Stadium Konis) ee waqooyi bari Caasimadda, ujeedkiisuna yahay kacdoon shacabku kaga soo horjeedo argagaxisada nabadda u diidday dalka, dadka iyo duunyada Soomaaliyeed. #Soomaaliya #Muqdisho #KacdoonkaShacabka

Ka faaidayso 11 fursado shaqo oo Ururka Midowga Afrika uu soo bandhigay. Waxa aan rajaynaynaa in muwaadiniinta Soomaaliyeed a
Ka faaidayso 11 fursado shaqo oo Ururka Midowga Afrika uu soo bandhigay. Waxa aan rajaynaynaa in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay isku sharixi doonaan shaqooyinkaasi bannaan. Guji linkiga hoos ka muuqda si aad u heshid xog dhammaystiran. https://careers.au.int/en/jobs #Soomaaliya #Soomaali

Waxa aan la dabaaldagaynaa dadkeena munaasabadda 62 guurada ka soo wareegatay Maalinta Gobonnimada Soomaaliya🇸🇴, Kowda Luulyo, si aan u adkeyno midnimadeena, madax-bannaanideena iyo wadajirkeena dhuleed si aan uga guul-keenno hiigsiga Soomaali heshiis ah, dunidana heshiis la ah. 26 June, 1960 - Gobollada waqooyi ee Soomaaliya ayaa gobonnimada ka qaatay gumaystihii Ingiriiska. 1 Luulyo, 1960 - Maalinta Gobonnimada Soomaaliya iyo Israaca labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, iyadoo maalintani gobollada koonfureed ee Soomaaliya ay gobonnimada ka qaadatay gumaystihii Talyaaniga. 💎💎💎💎💎 We celebrate with our people on the occasion of the 62nd anniversary of Somalia's 🇸🇴 independence day, July 1, to strengthen our unity, sovereignty and territorial integrity to achieve the vision of Somalia at peace with itself and the world June 26, 1960 - The northern Somali regions gained independence from British colonialism. July 1, 1960 - Independence Day of Somalia and the unity of the northern and southern regions, as the southern regions of Somalia gained their independence from Italian colonialism. #Somalia #Somali #Mogadishu #Hargeisa #IndependenceDay #Soomaaliya #Soomaali #Muqdisho #Hargeysa #1July #KowdaLuulyo #MaalintaGobonnimada #MaalintaIsraaca

photo content

Congratulations to the sisterly Republic of Djibouti, government and people, on the 45th anniversary of independence from Fre
Congratulations to the sisterly Republic of Djibouti, government and people, on the 45th anniversary of independence from French colonialism. Somalia and Djibouti have an ethnic relationship, blood, brotherhood and neighbors, and we seek to consolidate this connection to make it stronger and solid and build a bright future for both countries. #Somalia #Somali #Djibouti #IndependenceDay

Congratulations to our Somali people on the occasion of the 62nd anniversary of Somalia's independence. June 26, 1960 - The n
Congratulations to our Somali people on the occasion of the 62nd anniversary of Somalia's independence. June 26, 1960 - The northern Somali regions gained independence from British colonialism. July 1, 1960 - Independence Day of Somalia and the unity of the northern and southern regions, as the southern regions of Somalia gained their independence from Italian colonialism. #Somalia #Somali #Mogadishu #Hargeisa #IndependenceDay

Somalia elected His Excellency Mr. Hassan Sheikh Mohamud as the new President of the Federal Republic of Somalia after three
Somalia elected His Excellency Mr. Hassan Sheikh Mohamud as the new President of the Federal Republic of Somalia after three rounds of voting by members of the House of People and Senate. #Somalia #Somali #Mogadishu

✍️Internship Advertisement🔊 Internship opportunity for young graduates at the Ministry of Foreign Affairs and International
+1
✍️Internship Advertisement🔊 Internship opportunity for young graduates at the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation. Closing date: 12th April 2022. See below for details! 🔗➡ https://www.mfa.gov.so/wp-content/uploads/2022/04/Internship-advertisement.pdf #Somalia #Somali #Mogadishu