fa
Feedback

فریب کلاهبرداران را نخورید! تل‌متریو این کانال‌ها را شناسایی و برچسب‌گذاری می‌کند 👉 برای مشاهده برچسب، اشتراک تهیه کنید 👈

قناة محمد شيخ أحمدنور ( أبو عاصم )

قناة محمد شيخ أحمدنور ( أبو عاصم )

رفتن به کانال در Telegram

Waxaan halakan kugula wadaagi Insha Allaah, hab dhaqanki Nabiga ﷺ Aayado, Axaadith iyo hadalada culimaa Islaamka Waad qaadan kartaa Qoraalada lkn shardi linkiga raaci mahadsanid 👍 Wixii su'al ama talo bixin ah👇 @moha_zahid

نمایش بیشتر
5 155
مشترکین
+224 ساعت
-67 روز
-7030 روز
آرشیو پست ها
Repost from Faafinta kheyrka
Ducadan haddaad akhrisato waabariga ama galabka ood maalinkaas ama habeenkaas dhimato, aad jannada gallayso, haddii hal shard
Ducadan haddaad akhrisato waabariga ama galabka ood maalinkaas ama habeenkaas dhimato, aad jannada gallayso, haddii hal shardi lagaa helo weeye, kaas oo ah: " In markaad akhrinayso aad qalbiga ka qirsantahay "

Repost from رواسخ
للمرة الثانية وبعد أكثر من نصف مليون مشترك.. قرر يوتيوب فجأة إغلاق قناة #رواسخ وحذف محتواها دون إنذار أو تحذير مسبق! ⚠️ ما زل
للمرة الثانية وبعد أكثر من نصف مليون مشترك.. قرر يوتيوب فجأة إغلاق قناة #رواسخ وحذف محتواها دون إنذار أو تحذير مسبق! ⚠️ ما زلنا مستمرين في أداء رسالتنا وتقديم محتوى عميق يليق بكم. شاركونا الدعم والمساهمة في نشر المحتوى، وانتظروا مفاجآت قوية قادمة.. ⏳

Haweenka waxaa loo guursdaaa Afar 1. Xoolaheeda 2. Laandheeranimadeeda ( nasabkeeda ) 3. Quruxdeeda 4. Diinteeda Ku guulayso
Haweenka waxaa loo guursdaaa Afar 1. Xoolaheeda 2. Laandheeranimadeeda ( nasabkeeda ) 3. Quruxdeeda 4. Diinteeda Ku guulayso midda diinta leh, ha hoogine...

https://youtu.be/8rQqoa3joqU?si=1Dpoib8KLo3sFoi0 Haddaad carabiga wax uun ka fahmayso, fadlan Podcastigan daawo, " Xidhiidhka ka dhexeeya, Kiristaanka iyo Mulxidiinta, iyo inay yihiin lacag labadeeda dhinac "

Haweenka waxaa loo guursdaaa Afar 1. Xoolaheeda 2. Laandheeranimadeeda ( nasabkeeda ) 3. Quruxdeeda 4. Diinteeda Ku guulayso
Haweenka waxaa loo guursdaaa Afar 1. Xoolaheeda 2. Laandheeranimadeeda ( nasabkeeda ) 3. Quruxdeeda 4. Diinteeda Ku guulayso midda diinta leh, ha hoogine...

https://youtu.be/8rQqoa3joqU?si=1Dpoib8KLo3sFoi0 Haddaad carabiga wax uun ka fahmayso, fadlan Podcastigan daawo, " Xidhiidhka ka dhexeeya, Kiristaanka iyo Mulxidiinta, iyo inay yihiin lacag labadeeda dhinac "

Fadliga barashada cilmiga: " Malaa'igta ayaa garbaheeda dhulka udhigta, qofka cilmiga baranaya, raali ahaanshalo waxuu raadin
Fadliga barashada cilmiga: " Malaa'igta ayaa garbaheeda dhulka udhigta, qofka cilmiga baranaya, raali ahaanshalo waxuu raadinayo oo cilmiga ah darteed " Nabi Muxammed NNKH

Saxaabiga la dhaho: Samura Ibnu Jundub Alle haka raali noqdee, ayaa wuxuu yidhi: Habeen cadda ah ( 13, 14 ama 15 midkood ) ayaan arkay Nabiga ﷺ oo ku labbisan isku joog cas, kaddib waxaan isku fiiriyay, Nabiga ﷺ iyo Dayaxa, runtii waxaa ila qurux badnaa Rasuulka.. ﷺ "اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ. اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ"

Wuxuu yidhi Nabi Muxammed NNKH: Calaamadaha qiyaamahaa waxaa kamida: In cilmiga la qaado, jahligu bato, khamrada la cabbo, si
Wuxuu yidhi Nabi Muxammed NNKH: Calaamadaha qiyaamahaa waxaa kamida: In cilmiga la qaado, jahligu bato, khamrada la cabbo, sinadana la muujisto...

Repost from Faafinta kheyrka
💐‏﷽ ۝ إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ۝ ﷺ 💐 -*-*-*-*-🔻*-*-*-*- 🌸Bismillahi marka 1aad ku sali nabi muxamed ﷺ 🌸 🌾🌷سنن مهجوره 🌷🌾 💐Sunayaal laga tagay💐 اذكركم ونفسى 👇 🍁١. بتلاوه سورتى《 السجدة والإنسان》 فى صلاه فريضه الفجر ليوم الجمعة . 📌 Naftayda iyo tiinaba waxaan xusuusinayaa qodobadan hoos ku xusan👇👇👇 1⃣. Akhrinta suuradaha 《 As-sujda iyo insaan 》 salada subax ee maalinka jimcaha 🥀📢📢 ويمكن قراءتهما من المصحف. http://ar.islamway.net/fatwa/18720/ 🔻 ٢.🍁تلاوة سورتى (الكافرون) فى الركعه الأولى و (الإخلاص )فى الركعه الثانيه فى ركعتى سنه الفجر. 🔻 2⃣ Akhrinta suuradaha 《 Al kaafiruun iyo Al ikhlaas 》 labada rakcadood sunaha ee ah ka horeeya salaada subax. ( Waa maalin walba) ٣. 🍁 قراءه سوره الكهف [ويفضل من بعد فجر الجمعه.] http://goo.gl/kTmkfR 🔻 3⃣. Akhrinta suurada 《 Al kahfi 》 maalinta jimcaha, waxaana ugu fadli salada subax kadib ilaa salada jimacaha laga gaarayo. ٤. 🌺📢 واكثروا من الصلاة على الحبيب من الآن وغدا عسى ان نتوفق لساعه الاجابه باذن الله الهادى.🍃🍁 🔻 4⃣. Badinta saliga nabiga ﷺ jimcaha iyo maalin walba laga yaabo inaad haleesho sacada ducada la aqbalo ee maalinta jimcaha insha Allah. 🌺 اللهم صلي على محمد وعلى ءال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى ءال محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🌺 🍃🍁 Si aad u hesho qof walba oy fariintan gaadho ajirkiisa oo kale kasii wadaag asxaabtaada🍃🍁 @Faafinta_khayrka @Siiradii_Nabiga_scw