cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Maan-Koris🧠🪴💯

Ku soo dhawaada channel-ka HALGANKA NOLOSHA kaa soo lagu soo gudbin doono waxyaalo badan oo faa'ido u leh bulshada 🌻💯✅ Waxaad igala soo xariiri kartaa @Yusuf_Adan

نمایش بیشتر
کشور مشخص نشده استزبان مشخص نشده استدسته بندی مشخص نشده است
پست‌های تبلیغاتی
363
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
اطلاعاتی وجود ندارد7 روز
اطلاعاتی وجود ندارد30 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Photo unavailableShow in Telegram
Nabi kasta iyo wuxuu ku caan baxey 👉|» 1. Nabi Yuusuf qurux ayaa loogu deeqa. 2. Nabi Ayuub dulqaad ayaa loogu deeqa. 3. Nabi Aadam aabihii bani'aadamka oo dhan ayaa loogu deeqa. 4. Nabi Sulaymaan boqornimo ayaa loogu deeqa heer uu aduunka po dhan soo maamuley. 5. Nabi Ibraahim saaxiibkii ALLE ugu dhawaa inuu yahey ayaa loogu deeqa. 6. Nabi Muuse ALLE inuu toos ula hadley ayaa loogu deeqa. 😍 7. Nabi Dilkifl balankii uu qaadey oo adkaa inuu fuliyey ayaa loou deeqa. 8. Nabi Yuunis in qowmkiisii au wada hanuuneen ayaa lagu manneysta. 9. Nabi Ciise in uu masiixu dajjaal dilayi ayaa loogu deeqa oo ah fitna wadaha ugu weyn dunida. 10. Nabi Muxamed nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee nabigii iyo bani'aadamkii ugu fadliga badnaa ayaa loogu deeqa. ALLE ha inaga dhigo kuwuu u shafeeco qaado aamin 🤲🏾 JOINED US ●●● NAGU SOO ßIIR #Maan-koris😍👍
نمایش همه...
🥰
👍
🤲
💬 1
Updated 🔄 Welcome back 🙏☺
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Photo unavailableShow in Telegram
Quraanka waxa uu ka koobanyahay 114 suuradood, 30 juz ama 60 xizib waxaana hadaa soomali nahay aad u naqaanaa habka loo yaqaan subaca kaas dadka u fududeeyo iney xafidan quraanka waxaana u bixinay 7 maalmood isbuuca ayagoo magacà kore u yaqaan jallaad. 7 jalaad ee quraanka meesha ay ka bilawdan iyo meesha ay ku eg yihiin: Jalaad jimco Suurada ugu horeysa quraanka faatixa  (ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَـٰلَمِینَ)  waxaa uu ku egyahay suuradda Al nisaa ayaada 61 Jalaad sabti waxaa uu ka bilawdaa suurada al nisaa aayada 62 (فَكَیۡفَ إِذَاۤ أَصَـٰبَتۡهُم مُّصِیبَةُۢ بِمَا قَدَّمَتۡ أَیۡدِیهِمۡ ثُمَّ جَاۤءُوكَ یَحۡلِفُونَ بِٱللَّهِ إِنۡ أَرَدۡنَاۤ إِلَّاۤ إِحۡسَـٰنࣰا وَتَوۡفِیقًا)  wuxuuna ku egyahay suurada acraaf ayaada 170 Jalaad Axad waxa uu ka bilawdaa suurad al racdi  ayaada 171 ( وَإِذۡ نَتَقۡنَا ٱلۡجَبَلَ فَوۡقَهُمۡ كَأَنَّهُۥ ظُلَّةࣱ وَظَنُّوۤا۟ أَنَّهُۥ وَاقِعُۢ بِهِمۡ خُذُوا۟ مَاۤ ءَاتَیۡنَـٰكُم بِقُوَّةࣲ وَٱذۡكُرُوا۟ مَا فِیهِ لَعَلَّكُمۡ تَتَّقُونَ) waxaa ku egyahay suuratul ibraahim ayaada 25 Jalaad isniin  waxaa uu ka bilawdaa suuratul ibraahiim aayada 26 (وَمَثَلُ كَلِمَةٍ خَبِیثَةࣲ كَشَجَرَةٍ خَبِیثَةٍ ٱجۡتُثَّتۡ مِن فَوۡقِ ٱلۡأَرۡضِ مَا لَهَا مِن قَرَارࣲ) waxa uu ku egyahay suuratul mu'minuun aayada 55 Jalaad Talaado waxa uu ka bilawdaa suuratul al mu'minun ayaada 56(نُسَارِعُ لَهُمۡ فِی ٱلۡخَیۡرَ ٰ⁠تِۚ بَل لَّا یَشۡعُرُونَ) waxa uu ku egyahay suuratul saba ayaada 19 Jalaad Arbaco waxa uu ka bilawdaa suuratul Saba ayaada 20(وَلَقَدۡ صَدَّقَ عَلَیۡهِمۡ إِبۡلِیسُ ظَنَّهُۥ فَٱتَّبَعُوهُ إِلَّا فَرِیقࣰا مِّنَ ٱلۡمُؤۡمِنِینَ) waxa uu ku egyahay suuratul alfatxi ayaada u dambeysa 29 Jalaad Khamiis waxaa ku bilawdaa suuratul xujiraat ayaada 1( یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تُقَدِّمُوا۟ بَیۡنَ یَدَیِ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦۖ وَٱتَّقُوا۟ ٱللَّهَۚ إِنَّ ٱللَّهَ سَمِیعٌ عَلِیمࣱ) waxa uuna ku egyahay suuratul al naas aayada ugu dambeysa quraanka. W/Q Yusuf Adan Abdullahi
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Jimco wanagsan 🥰 Ayantan Mashquul Zaid Ah Ayaan Galay Waa Idinka Raali Galinaa In Aan Idinla Wadaagin Qoraalo 🙏✨ صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم🥰👏 #Yusuf_adan
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Waxaan arkay dadkii oo duunyo qaadatay naftoodii, haddana jecel in ay sharaf ku yeeshaan. Markaa waxaan eegay qawlka Alle oo ah; “Qof Alle ka cabsada ayey agtiisa karaamo iyo sharaf ku leh. ” Markaa waxaan ku dhaqaaqay in aan badsado Alle ka cabsiga, si aan Ilaahay agtiisa sharaf ugu yeesho. #Yusuf_aden❤️✨👍 #subax_wanaagsan 🌅✨
نمایش همه...
Offline muddi 21 cisho ah waxaan rajeyn doona in ducada igu soo kabi doontaan insha allah Alle ha u fududeeyo dhamaan ardayda u fadhiisan doonta examka dowlada 18 bishan oo anigu kow ka ahay 👍 My people love you ❤️✨ #Three_week
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Daanyeeradaan waxaxy ku guuleysteen in ay gaarigan qabsadaan. Laakiin waa ey ku guul dareysteen in ay gaarigan kaxeeyaan. Qabsashadooda kama dhignoin ay kaxeyn karaan gaarigan sidaso kale bani'aadanka qaar waa sidaa. Kuwa wax qabsadaa way badan yihiin laakiin kuwa wax hogaamiyaa waa naadir. #Halganka_Nolosha
نمایش همه...
Photo unavailableShow in Telegram
Alxamdulillah Waxaan kuso toosnay Nabad iyo Caafimad oo aysan Dad badan heysan Alxamdulillah waxay qoraxdu inoo soo baxday inagoo Alle uga mahdineena Nimcada uu nasiiyay, halka qaarkeen ay mooganyihiin nimcooyinkaas Maalintu ha idin noqoto mid kheyreesan,Barakeysan,Nabadeysan, mid idiin ifisa mugdiyadiina احبكم في الله 💙💙 Subax wanaagsan 🌅❤️ #Halganka_Nolosha 🥰
نمایش همه...
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.