fa
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

رفتن به کانال در Telegram

Anigu yaan ahay

نمایش بیشتر
4 071
مشترکین
-524 ساعت
-387 روز
-12230 روز
آرشیو پست ها
sticker.webp0.11 KB

Abwaan Kaligii Duul ( Difaaca Nabiga SCW ).mp37.98 MB

sticker.webp0.04 KB

Repost from DAARTA AL-IRSHAAD
👆khiyaali Lagu-sheegay Cibaado 👉Bidcaba Bidcada Kadambeysa Baadi Ayeey Kuu-Sii dhiibtaa bal Eega Hablahaa Heesta iyo is-ruxidda Udhigaya Cibaado iyo Qasiido Diineed, Suufiyadu Waa Qoom Matalaya Qureyshtii Joogtay Xilligii Nabiga scw Bal Waaba Kadaranyihiin oo Kuwaa Diin Kuma-Soo Gaban-jirin❗️ 👉Cibaadadu Waa is-duleyn ee maahan is-ruxid, waa Degenaan ee maahan iswalaaqid iyo bood-bood Toona, Waa Akhlaaq ee Maahan Heesid, waa Hanasho iimaan ee Maahan Hawo-Raacnimo, waa Hiigsi Aakhiro ee Maahan, Hadba-dhinac Ubood☝️

Waxaan Maqli Jiray Maah-maah Soomaali Dhaheyso: Gabadha Been-na Waa Lagu Soo Xarig Galiyaa Run-na Waa Lagu Dhaqaa. Lkn Waxbaa Ka Daray Waayahaaan Waxaa La Yiri: Waxaa Bilaabatay Gabadha Arooskeeda Hoteel Weyn Oogu Dhig, Jiingad Yaroo Raqiis Ahna Daji. War Dhalin Yaroy Guurka Ha Isku Adkeynina Been-na Ha Isku Sheegina Kolkaas Ayuu Alle Gurigiina Barakeynaa. عن عائشة رضي الله عنها عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: أَعظم النساء بركة أَيسرهن مؤنة مسند الامام احمد

sticker.webp0.00 KB

Ciyaartoy Ciraaqiyiin Ah Qur'aanka Kariimka Ah Waa Dastuurkeena Waaraha Ah, In La Difaacana Waa Waajib Muslimiinta Dhan Saara
Ciyaartoy Ciraaqiyiin Ah Qur'aanka Kariimka Ah Waa Dastuurkeena Waaraha Ah, In La Difaacana Waa Waajib Muslimiinta Dhan Saaran. Ciyaartoy Ha Ahaadeene Hal Ku Dhigooda Waa Hal - Ku Dhig Qaali Ah Oo Dareen Xambaarsan.

Markasta Oo Ay Isku Dayaan In Ay Been U Sheegaan Dadka Aan Muqdisho Joogin Waxaa Beentooda Faddeexeeyo Oo Banaanka Keeno Been
+3
Markasta Oo Ay Isku Dayaan In Ay Been U Sheegaan Dadka Aan Muqdisho Joogin Waxaa Beentooda Faddeexeeyo Oo Banaanka Keeno Beentooda #Shacabka_Muqdisho. #Siyaasiyiinta_Beenta_Quuto

Qolyaha Feministiga ee u dooda in Dumarka lala simo Ragga ayaa Xulka Qaranka Mareykanka oo haysta World Cup-ka dumarka u bala
Qolyaha Feministiga ee u dooda in Dumarka lala simo Ragga ayaa Xulka Qaranka Mareykanka oo haysta World Cup-ka dumarka u balamiyay Cayaartoy iska meel dhexaad kuwaasoo aanan xitaa xirfad caalami ah laheyn. Kulanka waxaa lagu cayaaray garoon loogu talo galay Dumarka oo ma aheyn garoomada waaweynka ee 100×75m cabirkooda yahay. Waxaa wada cayaaray Gabdho haysta World Cup iyo wiil Gym-ka isaga baashaalo qaarkoodna odayaal yihiin. Natiijada ayaana ku dhamaatay Mans 12-0 Womens. 😁 Duqa aad sawirkanka aragtaan kaligiis 5 Goal ayuu ka dhaliyay. #X

sticker.webp0.03 KB

قال #ميمون_بن_مهران : إذا نَزَلَ بِكَ ضَيْفٌ فلا تَكَلَّفْ لَهُ ما لا تُطِيقُ وأَطْعِمْهُ منْ إطْعَامِ أهْلِكَ ، والْقَهُ بِوَجْهٍ طَلْقٍ فإنَّك إنْ تَكَلَّفْ لَهُ ما لا تُطِيقُ أوْشَكَ أنْ تَلْقَاهُ بِوَجْهٍ يَكْرَهُهُ . ( ابن أبي الدنيا في قرى الضيف ٣٨ )

Aaway islaamiyiintii ? Buugaagta luuqada soomaaliga loo soo turjumo ayaan in badan eeg-eegay , wallaahi baan ku dhaartaye islaamiyiintii kaalintoodii waa dayaceen . Waar kutubtii Karl-Maarkis ayaa la turjumay oo fikirkiisa ayaa la iibinayaa , ee maxaa idiin diiday inaad turjumtaan kutubtii culimaa'u saxwah islaamiyah : Ibnu Taymiya , abu-Xasan an-Nadawi , Sayid Qudub , abu-Aclal Mawduudi , Ibraahim as-Sakraan , Salmaan Cawdah , Safar al-Xawaali , Maalik ibnu Nabi iyo ragii reer galbeedka wadnaha u galay iyaguna . “Maruun maad ku dayataan khalqiga libinta doonaaya ” — Xaaji Aadan af-Qalooc .

‏قال عمر بن الخطاب رضي الله عنه : "لقاء الإخوان جلاء الأحزان" أدب الدنيا والدين (١٦١)

Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo: ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ https://t.me/RajadaNolosha KOOXDA KULMIS 1⃣ 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Somali motivational Ꙭ: Hoyga sheekooyinka Ꙭ:  Meegaar:Kayd music Ꙭ: Kayd books ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: Kayd books Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA Ꙭ: DhambaalXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA Ꙭ Hoyga_AkhriskaTOOSAAD COM ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Akaasi Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Xul iyo xikmo ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Dood cilmiyeed Ꙭ: Sheekooyin jacayl Ꙭ:  Meegaar Ꙭ: Faa'ido 24 ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA Ꙭ: WAAYO ARAG Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ ● Oraahyo english to somaali Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmad side Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA Ꙭ:Wehelka bulshada Ꙭ: Murti kaab ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel Ꙭ:Dood cilmiyaysan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: Waayo arag Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 Ꙭ:Hadafkeenna 11 Ꙭ: Noloshu waa guul Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ :faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon Ꙭ:Dood cilmiyeeeka ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎ ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ➡️ Kayd books ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ Hadii Aad Rabtid Inaad Baratid  Cilmi-nafsi Iyo Hab Dhaqan Biniaadamka Qoraalkaan Ku Dhufo . 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Dumar Ayaa U Galay Hooyadeen Caa'sha Iyagoo Dhar Jilcan Sita Waxey Tiri: (( Hadii Aad Dumar Mu'minaat Tihiin Dharkaan Ma Aha
Dumar Ayaa U Galay Hooyadeen Caa'sha Iyagoo Dhar Jilcan Sita Waxey Tiri: (( Hadii Aad Dumar Mu'minaat Tihiin Dharkaan Ma Aha Dharkii Dumarka Mu'minaatka )) Tafsiiru Qurdubi Gabadha Dharka Jilcan Sidataa Ma Iimaan Badna Sida Hooyadeen Caa'sha Tilmaantay Dumaroow Iimaankiina Xoojiya Oo Xijaab Sharci Ah Qaata.

sticker.webp0.23 KB

Repost from DAARTA AL-IRSHAAD
👉Hadaa Aragtid Madaxda Dimuqraadiyiinta Ee Gaaladu Kumaalgaliso Dalalka islaamka oo Arrimo Diineed Kadhiidhinaya Ha-Umaleyn ineey islaamka Udanqadeen ee Waa ineey Diidanyihiin Dareenka Muslimiinta inuu Kaco.☝️

Repost from DAARTA AL-IRSHAAD
Hadii Ladhaqan Galin Lahaa Taladii Nabi Ibrahim Uu Siiyay Wiilkiisi Nabi ismaaciil ee aheyd Inuu Furo Xaaskiisa-(Mar ay Kadeyrisay Masruuf-yari)- Oori dhaqanta Lama heleen

Neefafkii udxiyada loogu talo galay oo gowrac ka badbaaday , ayaa cabaad-kii bilaabay . “Labada waayeel ee ummaddan , waa abu
Neefafkii udxiyada loogu talo galay oo gowrac ka badbaaday , ayaa cabaad-kii bilaabay . “Labada waayeel ee ummaddan , waa abu-Bakar iyo Cumar'e ninka caaya ama wax ka sheegaa waa kaafir murtad ah shakina kama taagna arintaas oo waa war loo dhan yahay [Ijmaac] ” —Fataawaha Imaamu Subki | 2—575 . “Ninka caaya ee wax ka sheega afartii khulafaa'u raashidiin mid kamida , ama gaalaysiiyaa waa kaafir billaahil cadiim waana la khaarijinayaa ” — Imaamu Maalik | al-Shifaa |2—208 . “Ninka Cumar iyo abu-Bakar caayaya anigu islaamnimo kuma cam-caminayo'e , waa kaafir Alle ka furtay ” — Imaamu-Axmed as-Sunnah lil-Khallaal | 3—493 . “Hadaad aragto nin saxaabadii Nebiga ku baabul-kacsanaya , oo ku jafaa-jirqaya waa gaal qarsanaya gaalnimadiisa [Sindiiq] ” — abu-Surcah | al-Isaabah- 1—22 . Xigasho

صلى عليك الله يا خير الورى تعداد حبات الرمال وأكثر