3 833
مشترکین
-524 ساعت
-267 روز
-6130 روز
آرشیو پست ها
3 833
Wadanka Spain qarniyaal ka hor aaladani waxay ahayd aalad lagu ciqaabo dadka qaar, waa aalad u samaysan qaab V ah laakiin hoos ujeedda.
Qofka inta la xidhxdiho ayaa dusheeda la saari jiray isaga oo qaawan, cagahana waxaa looga xidhi jiray biro culculus oo miisaan leh si ay hoos ugu jiidaan, taas oo marka danbe qofka laba u kala jaraysa laakiin si tartiib ah.
Bahalsanaa aadmigu.!
Xigasho
Kuwa sidaas soo ahaan jiray ayaa diintaada iyo asalkaada isku dayayaayo inuu ceebeeyo.
3 833
Waxaa jiro agoon ah oo lugta ay barartay muddo dheer ka hor, haddana xaaladdiisu waxay mareysaa meel halis ah. Waxay u muuqataa inuu ku dhacay cudurka loogu yeero (Mycetoma), kaas oo haddii aan degdeg looga daweyn keeni kara in lugta laga gooyo ama uu u geeriyoodo caabuqa.
Fg:sawirku waa Ai laakin wuu jiraa wiilka agoonka ah
"Allahayow naga dhig kuwii dadka dhibka ka feyda, annagana dhibka naga feyd Maalinta Qiyaamaha. Aamiin. 🤲🕊️"
Al-jawhari S. Muuse
#Naxariis #Khayr #Somali
3 833
Takfiirin cad oo geed ku gambasho laheyn, jadiidiyada takfiirka qardho waxba kagama duwana aan ahayn kuwa qardho inay is muujiyaan.
Muslim waa la gartay.
Gaalna waa la gartay.
Munaafaq waa midka labadaba shaaha ka cabo.
Hadalka kan yarna sidan ayuu u dhacayaa
Xarakayiinta uu ola jeedo inta isaga bidcadiisa khilaafsan waa gaalo , iyagana muslimiin , qofka intaa u dhaxeeyana munaafaq.
Al-jawhari S. Muuse
3 833
Repost from فتاوى الشيخ حسان حسين آدم ( أبي سلمان الأصوليّ )
شاركوه بارك الله فيكم
والدال على الخير كفاعله 💯👇
https://t.me/fataawasheekhxasan
3 833
+1
Wadaadka afghaaniga ah
Waxa iga cajabiyay sawirkaan waa wadaadka oo #gar-weyn #surwaal gaaban #duub-weyn kii shalay lagu lahaa argagixiso waaye laga carari jiray maanta iyagoo la yaaban inuu safiir u yahay.
Al-jawhari S. Muuse
3 833
Waan iska duqeyneynaa hadey tahay laga aqrisan maayo laakin hadey nimanka yahuuda keenay iyo yahuudba waan ku beegsan doonnaa hadeey tahay waxaan leenahay sifiican baad u hadashay ha arkaan caaqibada xun ay leedahay yahuud lasoo dhaweysto.
Al-jawhari S. Muuse
3 833
Gaalada iyo Munaafiqiinta waxay dhahaan:
"Ma maqashay Yuhuudi is qarxinaya?
Ma maqashay Maraykan is qarxinaya?
Ma maqashay Ruush is qarxinaya?
Kaliya Muslimka ayaa markasta ah kan is qarxiya!!" 😕
Jawaabtaydana waxay noqotay:
Ma maqal kuwaas aad sheegtay, laakiin:
* Waxaan maqlay Ruush oo gantaal ku dhex qarxiyay carruurteena.
* Waxaan maqlay Yuhuudi xabbad ku qarxiyay madaxa dhalinyaradeena Falastiin.
* Waxaan maqlay Buudi (Buddhist) gubaya walaalaheen Muslimiinta ah ee ku nool Burma.
* Waxaan maqlay Maraykan qarxiyay kumanaan reer Ciraaq Afghanistan iyo soomaali ah.
Haddaba, ma maqasheen:
* Reer Yurub lagu dilay dhismaha hoostiisa?
* Ama Maraykan ku dhintay badda isagoo magangalyo doon ah?
* Ama Yuhuudi gaajo u dhintay go’doon dartiis?
Maya, kaliya Muslimka ayaa lagu dilaa fagaarayaasha hortooda, gurigiisana lagu dumiyaa, ka dibna loogu yeeraa "Argagixiso" haddii uu isku difaaco jirkiisa qaawan (isagoo aan hub haysan).
Ba’a idinka iyo ilbaxnimadiinaba!
#Xigasho
Al-jawhari S. Muuse
3 833
Wasiirka Waxbarashada Sare ee Afgaanistaan, Nida Maxamed:
"Waxaan si caddaalad ah u fulinnay xukunkii qisaasta ahaa ee dadkii mudnaa, markaas ayaa dunidu qaylisay oo tiri: Waxay geysanayaan xadgudubyo naxdin leh oo ka dhan ah xuquuqal insaanka!"
"Kuwa Eebbe la cadowga ahow! Maalin kasta waxaad Qaza ku disheen boqolaal haween , carruur iyo waayeel ah, iyadoo dunida oo dhami ay arkaysao oo maqlayso. Ma sidaas baa ah xuquuqal insaanka iyo inaan lagu xadgudbin?"
#Xigasho
3 833
Calaacalka iska daa hadey dowladaha carabta cadawyada Falastiin ahaayeen, idinkana waxaad ku biirteen iyaga, oo heshiiska dulmiga u saxiixi rabo, ictiraafna siiyay, Kuna soo dhawey rabo dakadaha barbara iyo zaylac, si ay u sugaan go'doominta Falastiin, una gumaadaan muslimiin kale, dariiqaasna idinkaa furay waxba ha calaacalin hadii qaladka lagugu canaanto.
3 833
Dabaalnimada xilligaan laguma fasiri karo aamusnaan laga aamusayo dulmiga iyo xanuunka ku dhacaya ummadda Muslimka. Ma aha geesinimo in la qoslo, la maaweelo ama la iska indho tiro dhiigga, oohinta iyo caddaalad-darrada taagan.
Garaadlayaasha iyo geesiyada dhabta ah way garanayaan jihada khatarta ah ee ummaddu u socoto, mana u saamaxdo damiirkoodu inay daawadayaal noqdaan. Sidaas darteed, waxa ay awoodaan ayay ku diidaan dulmiga: hadal, ficil, duco iyo mowqif cad.
Aamusnaantu mararka qaar ma aha xasilooni, ee waa ka qaybgal aan toos ahayn oo dulmiga lagu garab istaagayo.
3 833
Taariikhdu markay ahayd: 22/9/2015
Ciidamada gumaysiga ayaa rasaas ku furay "Hadiil Al-Hashlamuun" oo 18 jir ahayd, iyagoo ku khaarijiyay mid ka mid ah baraha koontaroolka ee magaalada Al-Khaliil. Waxay u dileen ka dib markii ay diiday inay niqaabka (indha-shareerka) u qaaddo askarta gumaysiga, iyadoo codsatay in ay baarto askari dumar ah.
Waxay ku fureen 15 xabbadood oo dhex jibaaxay jirkeeda, markiiba halkaas ayayna ku dhacday iyadoo la kulantay Rabbigeed!
Tani waxay ka dhacday Daanta Galbeed ee kama dhicin Marinka Gaza.
Tani waxay dhacday iyadoo aysan jirinba dhacdadii 7-dii Oktoobar.
Kuwa garaadka lahoow (waa ku cibro qaadasho)!
#Xigasho
#ya_h_uud
