cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

FAHANKA NOLOSHA 🌍💕

Waqtigu cidna ma beddelo..lakin Waqtigu wuxuu daaha ka qaadaa runta qof walba,!!! halkaan ugu imaaw qoraallo qulubtaada soo jiita sawiraan indhahaaga soo jiita,🥰🥰🌹. FAHANKA NOLOSHA fadlan, JOIN dheh) tallo wixi aad rabto( 👉 @macruuf1

نمایش بیشتر
فنلندة526زبان مشخص نشده استدین و مذهبی7 094
پست‌های تبلیغاتی
12 949
مشترکین
+8524 ساعت
+2057 روز
+78330 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

"Nolosha dhan waa qanaacadaadu inta ay la egtahay, Iyo inaad iska ilaaliso isbarbar dhiga qof kale, taas ayaana u ah muhiim nolosha ruux walba , Iyaas ✍️
نمایش همه...
🥰 9😍 2 1
"Inanka Hooyadii Ama Aabihii La Tashadaa Meelbuu Gaadhaa Inanka Saaxiibadii La Tashadaa Meelbuu Ka Dhacaa" waa ra'yi macquul ah Lakin walidka ayaa lakala qaadi doonaa ilahay baa runt jecel,waxaa jira waalid god iyo bohol ku tuura ubadkiisa shilimaad addunyo isaga oo eegaya,! Imisa gabadh baa ooyin lajiifta waqti walba iyaga oo raacay talada waalidka,. Nin lacag leh ku darso oo adiga iyo iyadb jeebka u buuxin kara maxumo, balse ma ogid miyaa iney jiraan wax aan lacag lagu iibsan karin, ninkaasi ma siin karaa jacaylka ay u baahan tahay,!? Lacagtu ma u noqon kartaa qalbi dhay barri marka lacagtu dhamaato, maxa xiga;!? Ileeen waxaan waa adduun nin haaya mahayn doono kay ka maqan tahayna kama maqnaan doonto,,
نمایش همه...
👍 8 4💯 2
Photo unavailableShow in Telegram
"Ma jecli munafaqiinta laba wijiilayaasha Waana sabbta dad badani aaney ii jeclayn, waana ii sharf taas.✅
نمایش همه...
👏 13👍 2🕊 2 1💯 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Waan idin salamay✋ rag iyo dumar Maalin wngsan 😍 Ha jiraan saxibo hajiraan cadaw ha jiraan munafaqiin, intaas waa waxa inaad duni joogta kuu caddaynaaya,☝️
نمایش همه...
👍 8🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
اللهمّ أخرجه من السجن وأعده بأمان إلى أهله، يا رب برحمتك التي وسعت كلّ شيء، فكّ أسر المظلومين والمعتقلين، إنّك أنت أرحم الراحمين. 🥲
نمایش همه...
😢 20👍 2🙏 1
🌸🍃 {وإذا خاطبهم الجاهلون قالوا سلاما} قال العلامة الشيخ صالح الفوزان: المراد بالجهل هنا :"سوء الخلق لا الجهل الذي هو عدم العلم". [شرح كتاب العبودية (١٩)] 💎
نمایش همه...
🥰 6 3👍 2
Adigga maxaad u taagerty Spain. ?
نمایش همه...
👍 5
Canshurta intaas dhan ee laqaadaayo dadka haddi wax loogu qaban lahaa hal qof ma diideen, Nasiib wanaag hosbital waa llacag ischoool waa lacag dugsi waa lacag, canshurtana shay walba ayaa laga qaadayaa,
نمایش همه...
👍 4🔥 1
"Xamar waxaa ka socdo mashaariic loogu talagalay in shacabka lacagaha looga dhuuqo, Canshuur sannadlaa oo boos walba laga rabo iyo mid kirada la isla qaybsanaayo oo bil walbaa,!! Waxaa kale oo miiska saaran oo soo socota in baadka iyi biilka la isla qaybsado oo haddaba laga doodayaa,!! Waana waxa ugu xun oo la maqli lahaa Maskin $3 dollar garigacan uga soo shaqeeyay baa larabaa in laala qaybsado,!! Bajaajle bishii 15 malain ka shaqeeya 15 taasna maalin walba laga rabo canshuur ayaa loogu sii darayaa biilka cidda in laala qaybsado,!! Waxaan ayaa mudan ka hadlid iyo in dadka loo iftiimiyo waxa looga bixi karro rafadkaan, bal sawiro adoo bajajlaa ama gaarigacan laa ama macalin dugsi iska ah,! Qoryaha ciidanku shacabka bis ayey ka adagyihiin waana shacabkii ay u soo dhaarteen iney ilaalin doonaan hantidooda iyo naftoda, Maxay ku latahay,;!?
نمایش همه...
😢 10🔥 1
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂     🔰〰️KOOXDA MIDNIMO〰️🔰 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 @Gud_Kooxda_Midnimo ↩️ ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/WG8OgzHNmCI5NWRk
نمایش همه...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 90 chats.

🥰 1
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.