قناة آدم السعيدان
رفتن به کانال در Telegram
590
مشترکین
+224 ساعت
+27 روز
+230 روز
آرشیو پست ها
Assalaamu caleykum
Dhamaan walaalaha halkaan ku jiro rag iyo dumarba maanta oo ey taariikhdu tahay 15/02/1446 hijri waafaqsana 19/08/2024 waxaa bilaaban doona duruustii kitaabka jazariyaha waxaane lasoo dhigayaa halkaan isbuucii walba insha allah
Asalaamu caleykum
Dhamaan walaalaha halkaan ku jiro rag iyo dumarba maanta oo ey taariikhdu tahay 25/06/2024 waxaa bilaaban doona duruustii tuxfatul- adhfaal waxaane lasoo dhigayaa halkaan isbuucii sadex maalin insha allah
أركان التجويد الخمسة
١. تثبيت مخارج الحروف
٢. تثبيت صفات الحروف
٣. تثبيت ما يتجدد من تركيب الحروف
٤. رياضة اللسان
٥. الأخذ من أفواه المشايخ المتقنين
