cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

KU DHIIRO 🫵

"Hadii Aad Caado Ka Dhigato Inaad Ka Carooto Wax kasta Oo Ku Raali Gelin Waaya, Ogoow Abidkaa Nolosha Kuu Xasili Meeyso, YouTube ||www.youtube.com/@OGAALBULSHO

نمایش بیشتر
فنلندة742زبان مشخص نشده استدین و مذهبی10 188
پست‌های تبلیغاتی
9 337
مشترکین
+124 ساعت
-37 روز
+7330 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Photo unavailableShow in Telegram
Abuu Hureyra Alle Haka Raali Noqde Wuxuu Dhihi Jiray, "Qalbigu Waa Boqor, Xubnahana Waa Ciidankisa, Haduu Boqorka Wanagsanado Ciidankisana Wey Wanagsananayan,  Haduu Boqorka Xumaadana Ciidankiisa Wey Xumanayaan. 'Qalbiga Wuxuu Sameeyn Ku Yeesha Nolosha Qofka Bin Aadamka,  Wuxuu Ku Fikirayo Qalbigana Xubnihiisa Laga Dareemaya,  Wuxuu Go"aansado Xubahiisa Fulinaayan, Jiheeya Jirka Waa Qalbiga. ❤️ Adoontii Rabbi ✍
نمایش همه...
17💯 3👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
"Qof Walbow Alla Taladada Saaro  Kuna Kalsoonow Rabigaa Kuna Qanac Wuxuu Kuu Dooro, Qalbi Alla Tala Saartay  Ma  Jabo, Mana Duloobo, Ma hoogo, Mana Cabsado, Taladaada Rabbi U Dhiibo Ku-Dhiiro 🫵
نمایش همه...
20👍 4
Photo unavailableShow in Telegram
Qisadii Ninkii 99 Qof Dilay Mise 100 Kaga Dhigay Caalimka, Sh Xuseen Cali https://youtu.be/KNLSDx3d8x4?si=S3eTZDT_N--eZy9u
نمایش همه...
👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Dadka wax walba oo aad haysato ha u sheegin, dadka oo dhan ma niyad sama, dadka badankiisa xaasidnimo iyo masayr ayaa ku jira. Oraahyo✍
نمایش همه...
💯 11 2👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Walligaa Haka Cudur Daaran Wax sax Ah Oo Aad Sameysay, JOKER
نمایش همه...
💯 10👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Waan Jeclaan Lahaa In aad Halkaanna Nagu Wehlisaan👇 Www.youtube.com/@ogaalbulsho Subscribe 👍
نمایش همه...
👍 6 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Dadka wax walba aad haysato ha u sheegin, dadka oo dhan ma niyad sama, dadka badankiisa xaasidnimo iyo masayr ayaa ku jira. Ku-dhiiro 🫵
نمایش همه...
14👍 5💯 2
Photo unavailableShow in Telegram
Imam shafici Wuxuu Yidhi: dadka waxa ugu garaad badan ka adduunka ka taga intuusan ka tagin, qabrigiisa iftiimiya intuusan degin, Rabbigii raalligeliya intuusan la kulmin, waalidkii u ixsaan-fala intaysan ka tegin' U-Fiirso 🫵
نمایش همه...
36👍 3👌 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Si aadan u dhicin haku tiirinin dhabarkaaga qof bini'aadam ah. 🫵 Subscribe 👍
نمایش همه...
👍 23
👍
😱 1
👎
Photo unavailableShow in Telegram
7 sifo uu Allah kugu jeclaanayo🥹☝🏻🤍 1. ixsaan inaa  samayo  ان الله يحب المحسنين. 🤍🌿              2. sifada labaad uu Allah kugu jeclaanayo waa towbah    ان الله يحب التوابين 🤍☝🏻🥺 3. sifada sadaxaad waa dahaarada ان الله يحب   المتطهرين🤍🌿  4. sifada afaraad uu Allah kugu jeclaanayo waa Allah oo kacabsato  ان الله يحب المتقين  . 🤍🌿 5. Sifada shanaad uu Allah kugu jeclaanayo waa sabarka            ان الله يحب      صابرين  . 🤍🥺☝🏻 6. Sifada lixaad uu Allah kugu jeclaanayo waa cadaalad ان الله يحب المقسطين .🤍🌿 7. sifada toddobaad uu Allah kugu jeclaanayo waa tawakalka ان الله يحب المتوكلين inaa Allah talo  saarato☝🏻🤍 JOIN US 👍
نمایش همه...
29👍 4💯 1
👍 5
😱
👎 1
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.