cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

🌹Diinteena macaan🌹

🚩 Channel was restricted by Telegram

نمایش بیشتر
فنلندة1 131زبان مشخص نشده استدین و مذهبی16 834
پست‌های تبلیغاتی
5 560
مشترکین
+324 ساعت
-107 روز
-4230 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Xanta halista ay leedahay waxa la inoogu sheegay Quraanka Kariimka ah, iyo sunnada nabiga (scw), wuxuu Ilaahay dhahay: وَلَا يَغْتَب بَّعْضُكُم بَعْضًا ۚ أَيُحِبُّ أَحَدُكُمْ أَن يَأْكُلَ لَحْمَ أَخِيهِ مَيْتًا فَكَرِهْتُمُوهُ ۚ Yaan badhkiin badhka kale xamanin, midkiin ma jecelyahay inuu cuno hilibka walaalkii oo mayd ah ood karaahiyeysataan” [Suuratu Xujuraat:12] Sidoo kale nabigii Ilaahay (scw) oo qeexaya xantu waxay tahayna wuxuu dhahay: عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ أَتَدْرُونَ مَا الْغِيبَةُ قَالُوا اللَّهُ وَرَسُولُهُ أَعْلَمُ قَالَ ذِكْرُكَ أَخَاكَ بِمَا يَكْرَهُ قِيلَ أَفَرَأَيْتَ إِنْ كَانَ فِي أَخِي مَا أَقُولُ قَالَ إِنْ كَانَ فِيهِ مَا تَقُولُ فَقَدْ اغْتَبْتَهُ وَإِنْ لَمْ يَكُنْ فِيهِ فَقَدْ بَهَتَّهُ Abuhurayra waxa laga wariyey in Rasuulkii Ilaahay (scw) dhahay: ”Ma taqaanan Xantu waxay tahay?” Waxay dhaheen: Ilaahay iyo Rasuulkiisa og, wuxuu yidhi: ”Waa walaalkaa ood ka sheegto wuxuu necebyahay” waxa la yidhi: Ka waran hadii walaalkay ku sifeysanyahay waxaan leeyahay? Wuxuu yidhi: ” Haduu ku sifeysanyahay waxaad leedahay waad xamatay, hadii kalena waad ka been abuuratay” [Muslim:2589] Dhanka kale bal aynu fiirino qaabka Ilaahay ugu abaal gudayo dadka wax xanta: قال النبي صلى الله عليه وسلم: (( لما عرج بي مررت بقوم لهم أظفار من نحاس يخمشون وجوههم وصدورهم فقلت من هؤلاء يا جبريل قال هؤلاء الذين يأكلون لحوم الناس ويقعون في أعراضهم )) رواه أبو داود Nabigu (scw) wuxuu dhahay: “Markii la i dheelmiyey, ayaan sii maray qoom leh cidiyo naxaas ah (bir), kuwaasoo ku jeexjeexaya wajiyadooda iyo laabahooda, markaasaan dhahay: Waa kuwama kuwani Jibriiloow? wuxuu yidhi: waa kuwa dadka cuna hilbahooda, kuna dhaca sharaftooda (ceebeeyey dadka)” [Abudaawuud:4878 ] Sidoo kale dadka wax xanta Ilaahaybaan ka magangalnee, waxay mutaan cadaabta Qabriga: عن ابن عباس رضي الله عنهما أن رسول الله صلى الله عليه وسلم مر بقبرين يعذبان فقال(( إنهما يعذبان وما يعذبان في كبير بلى إنه كبير أما أحدهما فكان يمشي بالنميمة وأما الآخر فكان لا يستتر من بوله )) رواه البخاري ومسلم Ibnu Cabbaas ilaahay raali haka ahaado isaga iyo aabihiibee, wuxuu ka wariyey in Rasuulkii Ilaahay (scw) soo maray laba xabaalood oo la cadaabayo, wuxuuna yidhi: “Waa la cadaabayaa, lagumana cadaabayo wax wayn, maya ee waa waynyahay, midokood wuxuu la socon jiray xan, kan kalena kaadida isakamuu asturi jirin” [Bukhaari: 215 iyo Muslim: 292 ] Aakhirana qofkii danbigaa galay ee aan ka toobad keenin, waxay ku sababi kartaa inuu halaagsamo Ilaahaybaan ka magangalnee: قال النبي صلى الله عليه وسلم: (( لا يدخل الجنة نمام )) رواه البخاري ومسلم Nabigu wuxuu dhahay (scw): “Magalayo Jannada ruuxa wax xanta” [Bukhaari: 5709 iyo Muslim: 105 ] Dulmiga uu qofka wax xantaa uu gaysto waxa looga jarayaa maalinta Qayaame, waxa lagasoo qaadaya xasanaadkiisa oo la siinayaa dadkii uu caayey ama uu ceebeeyey, hadii xasanaadku ka dhamaadana waxa dusha laga saarayaa danbiyadoodii. قال النبي صلى الله عليه وسلم: (( قال أتدرون من المفلس قالوا المفلس فينا من لا درهم له ولا متاع فقال المفلس من أمتي من يأتي يوم القيامة بصلاة وصيام وزكاة ويأتي قد شتم هذا وقذف هذا وأكل مال هذا وسفك دم هذا وضرب هذا فيعطى هذا من حسناته وهذا من حسناته فإن فنيت حسناته قبل أن يقضي ما عليه أخذ من خطاياهم فطرحت عليه ثم طرح في النار )) رواه مسلم Nabigu wuxuu dhahay: “Ma taqaaniin ruuxa kacay?” waxay dhaheen: Ruux kacay anaga agtayada waa qofka aan dirham iyo xooloba haysanin, wuxuu yidhi: “Ruuxa kacay ee umadayda kamid ah waa mid la imanaya maalinta Qayaame Salaad, Soon, iyo Zakaba, waxa kale oo uu imanayaa isagoo kan caayey, kana tuhmay, kana xoolihiisa cunay, kana dhiigiisa daadiyey, kana garaacay, markaasaa lasiinayaa xasanaadkiisii kan iyo kaaba, hadii ay dhamaato xasanaadkiisu kahor intaan laga goosanin wixii lagu lahaa, waxa laga soo qaadayaa (dadkii) danbiyadoodii oo dusha laga saarayaa, kadibna naarta ayaa lagu tuurayaa” [Muslim:2581 ]
نمایش همه...
Prohibited content
🌺 حديث اليوم 🌺 👈 الغيبة والبهت. ! 📌 عن أبي هريرة رضي الله عنه أنَّ رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: 🕹🪴 { " أتدرون ما الغيبة؟ قالوا: الله ورسوله أعلم. قال: ذكرك أخاك بما يكره. قيل: أفرأيت إن كان في أخي ما أقول؟ قال: إن كان فيه ما تقول، فقد اغتبته، وإن لم يكن فيه فقد بهتَّه. "} 🪴 رواه مسلم   📚 🌺 Xadiithka maanta 🌺 👉 Xanta iyo been abuurka iska ilaali. ! 📌 Nabi Muxammed ﷺ ayaa maalin asxaabtiisa waydiiyay: 🕹🪴 {" Ma taqaanaan xantu waxay tahay ? Waxay dheheen Ilaahay iyo rasuulkiisa og. Wuxuu yidhi " waa inaad walaalkaa ku sheegto wax uu nacayo " waxaa la yidhi: Bal kawaran hadduu waxaas aan ku sheegay walaalkey leehay ? Wuxuu dhahay:  " Haddii waxaa aad ku sheegtay uu leeyahay waad xamatay, hadduusan lahayna waad ku been abuurtay." }🪴 W/W: Muslim ..📚
نمایش همه...
3.91 KB
8👍 1
Qiso Cajiib Ah Dhibaatada Xantu Leedahay II Sh Xassaan Abuu Salmaan https://youtu.be/zW4-rNrg04s
نمایش همه...

Prohibited content
Dumarow, quruxda iyo sharafta iyo darjooyinka aakhiro waxa lagu helaa iimaanka, cibaadada, asturnaanta, xijaabka iyo camalka suuban ee xjiya oo xejiya. Imaam Al-Qurdubi wuxuu yidhi: "Gabdha muuminada ah ayaa janadad dhexdeeda kaga fadli badan xuural caynta, ka darajo saraysa oo ka qurux badan". Halkaa hiigsada, isku Hawla, oo ha Hadhina
نمایش همه...
15👍 2💯 2🥰 1
Ducada waa xaqiiqda cibaadada , iyo muujin ahmiyaddeeda waxa ku jira darteed ee magan gelyo dalab ah iyo is liidid Allaah horti. Allaah Kor ahaaye wuxuu yiri: ( ﻭَﻗَﺎﻝَ ﺭَﺑُّﻜُﻢُ ﺍﺩْﻋُﻮﻧِﻲ ﺃَﺳْﺘَﺠِﺐْ ﻟَﻜُﻢْ ﺇِﻥَّ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﻳَﺴْﺘَﻜْﺒِﺮُﻭﻥَ ﻋَﻦْ ﻋِﺒَﺎﺩَﺗِﻲ ﺳَﻴَﺪْﺧُﻠُﻮﻥَ ﺟَﻬَﻨَّﻢَ ﺩَﺍﺧِﺮِﻳﻦَ ‏) ‏( ﻏﺎﻓﺮ : 60 ). “Oo Rabbigiin wuxuu yiri i barya, waa idinka aqbaliye, hubaal kuwa iska weyneeya cibaadadeyda ( inay i baryaan) waxay geli doonaan Naar iyagoo dulleysan” (Ghaafir: 60) Allaahna waa kan ugu deeqsisan, deeqsiyaasha, haddii uu addoonku baryo waa ajiibaa waxa uu ka baryey oo ka abaal mariyaa khushuuciisa Allaah hortiis. Nabigu ﷺ wuxuu yiri :- “Hubaal Rabbigiin waa xishood badane, deeqsi ah, ka xishooda addoonkiisa hadduu gacmaha uhoorsado inuu u soo celiyo iyagoo eber ah” (Abuu Daawuud 1488) """ #Xasuusin """" Adoomada allow markasta waxaa la inaga doonayaa inaan u doceyno walalaleheen muslimiinta meyl waliba oo ay joogaan, kuwooda guri la'aantu ku dhacday ee qoraxda baahidu ku dileyso, kuwooda cadowga uxeran, kuwa abaartu heesato iyo muslim walba o dhib heesto in alle dhibka ka feydo markasta in aan udoceeno walaalaheen muslimiinta ah meel waliba o caalamka lagu dhibaateenayo, waalidkaana uducee, adigana duceyso wixii aad jeceshahay kheyrkooda alle weydiiso sharteedana alle ka magan gal ""Maalinta jimcada Waxaa ku jira saacad Ducada la aqballo"" Jumca walba iyo habeenkeeda, Abuu Hurayrah (Rc) waxaa laga soo weriyey in Rasuulka Alle ﷺ, in uu xusay maalinta Jimcaha, wuxuuna yiri :- "Waxaa ku jira saacad, adoonkii waafaqa isagoo taagan oo tukanaya laga aqbalo wixii uu weydiistoba Allaah, wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay waqti gaaban” (Al-Bukhaari 893, Muslim 853.
نمایش همه...
6👍 2🥰 1👏 1
Prohibited content
💎Tafsiirka suurada al_Naas 🎤Sh maxamed cabdi umal
نمایش همه...
3.76 MB
Prohibited content
4.12 MB
8🕊 2
Dhaxalka: ✨️Caruurto waa noocyo . 1. gabdho iyo wiilal iisku jiro 2. gabdha kaliya ah. 3. wiilal kaliya ah. ✨️hadduu maytku wiil iyo gabar ka tago, maalka (3) meel baa loo qaybinayaa , wiilka (2) meel buu qaadanayaa, gabadhana (1) meel bay qaadan . ✨️hadduu laba gabar iyo wiil katago, maalka 4 baa loo qaybinayaa (2) meelood wiilkaa iska leh (2) meelna gabdhaha. ✨️haddu maytku laba gabar ka tago maalka 3 baa loo qaybinayaa, maalka (2 ) meel gabdha iska leh, waxa soo harana ninka uugu dhaw maytka baa iska leh. ✨️hadday wiilal kaliya yihiin si isla siman bay wax u dhaxlaayaan. 🔴Xaaladaha uu aabaha wax dhaxlo. ✨️haduu qofka dhintay ka tago wiil. aaba-ha (6) meelood meel buu leeyahay. ✨️haddu qofka dhintay gabar ka tago, aabaha waxa lasiinaya (6 ) meelood meel, ka dib gabadha nasiibkeed oo ah (kala bar) baa lasiinayaa wixii soo hara aabaha baa lagu celinayaa. ✨️hadu qofka dhintay wax caruuura ah ka tagin, aabe iyo hooyana joogaan , hooyadu 3 meelood meel bay qaadan , aabahana waxa soo hara buu leeyahay. 🔴Xaaladaha ay hooyadu wax dhaxasho. ✨️hadduu qofka dhintay ilmo katagay wiil iyo gabarba midkuu doono ha ahaadee hooyadu (6 ) meelood meel bay leedahay. ✨️hadduu qofka dhintay wax ilma ah ka tagin hooyadu (3 )meelood meel bay leedahay . ✨️hadduu qofka dhintay walaalo laba gaaraya ka taga hooyadu (6) meelood meel bay leedahay. 🟧 SHIIKH ABDI RASHIID ABDAllAh .
نمایش همه...
7👍 2
👍 3
❤ 3
💬
"Nabi Muxamed [NNKH] ayaa qowmkiisii aad u dhibeen, dabadeed waxaa loo soo diray Malag, kaas oo codsaday in uu labada buurood ku rogo, laakiin in uu nabigu qaato iska daaye, wuu cafiyay, wuuna u duceeyay."~balcad. Naxariistu way ka xoog badan tahay jacaylka.. naxariistu waxay isku daraysaa jacayl, naxariis, cafis iyo kalgacal Noqo qeyb kamid ah xalka. Qof walbo oo inaga mid ah waxa uu heystaa labo middod. In uu qeyb ka noqdo dhibaatada, waxyaabaha ku hareereysan sida; shaqadiisa, qoyskiisa iyo ummadiisaba ama in uu xalkeedu noqdo. Marka dadka aynu la noolnahay aynu la simannahay, ama aynu ka hooseyno heerkooda, xaaladdaas waxa aynu qeyb ka nahay dhibaatada. Haddii aynu dooneyno in aan qeyb ka noqonno xalka, waxaa inoogala baahanyahay in aynu ka sarreyno dadka nagu hareereysan. Noqo qofka uuga wanaagsan qoyskaaga, noqo qofka uuga wanaagsan kooxaha aad ka tirsantahay, noqo qofka uuga wanaagsan saaaxiibadaada dhexdooda. Haddii aad ayagu ka wanaagsanaato, waxa aad u noqoneysaa qof toosiyo, macallin nololeed u ah iyo qof ay ku daysadaan. Haddii dhibaato la xalliyane, dhab ahaantii adigu kama mid noqoneysid dhibaatada, waxaase tahay qeyb xalka kamid ah. Xigasho ┅•٭❤️🌹❤️٭•┅┈┈┅•٭❤️🌹❤️٭•┅┈ اللهم انا نشهد بأنك انت الله لا إله إلا أنت الواحد الأحد الفرد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا احد: ┈┅•٭❤️🌹❤️٭•┅┈┈┅•٭❤️🌹❤️٭•┅┈ •┈┈┈••●◆❁✿❁◆●••┈┈┈• •┈┈┈••●◆❁✿❁◆●••┈┈┈• Walaal gaadhsii cid kasta oo aad khayrka la jeceshay, laga yaabe in qof aad gaadhsiisay wax un ka faaido adna ajar ka hesho Min fadlik ilahey Ajar badan hakaa siiyo Ilaheey waxaan kaaga bariya inoo kaaga dhigo sadaqa jaariya adiga iyo walidkaaga ba Amiin ┈┅•٭❤️🌹❤️٭•┅┈┈┅•٭❤️🌹❤️٭•┅┈ صَــــــلّوا ؏ الحبيب ﴿ םבםב ﴾ اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ عَلَى سَيِّدُنَا مُحَمَّدٍ ﷺ ┈┅•٭❤️🌹❤️٭•┅┈┈┅•٭❤️🌹❤️٭•┅┈ @Faafintakherka
نمایش همه...
7
✿┈┈┈┅•٭❤️🌹❤️٭•┅┈┈┈┈┈┈✿ QAADO CAFISKA MA CAFISAY CAFI HADA AJARNA XISAABSO 💡📚 ✿┈┈┈┅•٭❤️🌹❤️٭•┅┈┈┈┈┈┈✿ Bismillh Asalaamu aleykum Allaah baa mahad leh kaligii Naxariis iyo nabdgalyo midka aan nabi ka dambeyn nabi Muxamed  dushiisa ha ahaato.. Intaa kadib Adiga arkaaya qormadeeda tan ah waxaan ku lee yahay ilahey haku bara keeyo hana ku xafido •┈┈••✦✿✦••┈┈┈••┈••✦✿✦••┈┈┈ خُذِ الْعَفْوَ وَأْمُرْ بِالْعُرْفِ وَأَعْرِضْ عَنِ الْجَاهِلِينَ Xumaan walba waa in xumaan lagu gudaa ayadoo kale ah qofki cafiya oo hagaajiya abaalmarintiisu Alla xaggiisa ayaa ay ahaatay." Akhlaaq teedda ugu wanaagsan waa in aad wax cafido. Wax cafinta waa waxyaabaha lagu muteysto qofka innuu janno gallo. Kan dadka ugu caqliga iyo xoogga badan waa kan yaaqaan sida wax cafiya. Adduunka inta aad saaran tahay waxaad la kulmeysaa xaalado kaa fajacsiiya, wallow aadanaha sameynytooda ha ugu badnaado. Haddii uu qof dhibaato kuu geysto ama xumaato aadan lahayn kugu tiirsha, midda kaliya aad kaga guuleysan kadhid, aadna darajo aad ku gaadheysid waa in aad iska cafidaa. "Aadanaha oo idil ma ahan mid isku_mid ka ah abuurta Alle  amusnaan iyo dulqaad ku mar. Nin ku dilo iyo nin ku nooleyaba cafis iyo abaal ugu kalla warceli ruuxna addoon dagin dulqaad Qofka dadka ugu wanaaggsan, ugu karaamada baddan waa midka wax iska cafiya, waa midka garta insaanka daciifsanaantiisa iyo taagdaradiisa. In aad wax cafidaa waxay ku tuseysaa inaad naxariis badan tahat, waxay kutusineysaa in aa tahay insaan. Waxaa heybad qurux kuu yeellaya maaha hantida iyo quruxda heybada muuqaalka wanaagsan aad yeelaneysa waxa ka masuul ah in aad noqoto mid saamixid badan, naxariis badan dulqaad baddan.  Markastoo ay cafintaada baddato waxaa badanaya, quruxda qalbigaada in aad dadka ka nabad gasho. Haddii aad dooneyso in aad sharka dadka nabad gasho, u ducey qof walbo aad wax ka tabbaneyso.   Qofka haddii aanu lahayn qalbiga wax cafiya,  waa qof dhintay, dhimashada kaliya maaha in nafta lagaa qaado, se waa qofka qalbiga ka dhinta.  "Dhicitaan kastaa Maaha Dhammaadka, Soo Dhicitaanka Roobkuna Waa Bilowga Jewi Wanaagsan". ~Mahatma Gandhi. Cafiska, waa bilowga dareemida nafis furfurnaansho. Ilaahey waa mid cafin badan, addoomadiisa cafiya,  qofka addoomada Alle cafiya, u naxariista Alle ayaa isna cafiya samamadda uga naxariista. "Cafintu, waa dhaqanka dadka wanaagsan sida nabiyada, ogaallayda diineed ( Culimmada) iyo dadka gobannimada qaayibay---waa xarigga ugu awoodda badan Markey timaado isku xernaashaha quluubta umadda, waayo? qofka iska dhaafa cidda qaladka gasha waxa uu ka badbaadayaa xumaan fara badan uu ku imaan laheyd hadduusan qofkaa cafiyin Maalin maalmaha ka mid ah nabiga "Scw" oo la fadhiya saaxiibadiisa ayuu yidhi ninbaa inoo soo gali doonna oo ahlu janna ah, nin baa soo galay, maalinkii labbaad isla sidii ayuu yidhi nabiga, isla ninkii ayaa soo gallay, maalinkii saddexaad isla sidii ayuu yidhi nabiga, isla ninkii baa soo galay, nin saaxaabada ka mid ayaa ninkii u tagay ku yidhi Aabbaheya ayaan i soo dagaalnee, makulla joogi karaa, haa ku yidhi, waxa uu la joogay muddo seddex maalmood , maalinkii saddexaad ayuu ku yidhi,  Aabbahey maan isi soo dagaalin, seddex maalin uu yidhi Nabiga nin ehlu jannaa innoo soo gali doonna adigaa innoo soo galay, manna arag camal inta aan qabbano wax ka dheeri ah, maxaad ku gaadhay darajadaa,  ku yidhi, ninkii baa yidhi habbeenkii markaan seexanaayo qof waliba waan cafiyaa. Wax cafinta waa sofooyinka ugu wanaaggsan uu qof yeesho.“Noloshu waa sidii waddo Qal-Qaloocan oo isku soo noq-noqota. Sidaa awgeed, samee wax wanaagsan oo kugu soo noqda” Da'du yeysan kaa dhigin qof aan garasho, damiir iyo damqasho laheyn; lacagtuna yeysan qalbigaaga wasakheyn. U fur qalbigaaga cafiska. Cafiskaagu wuxuu noqon karaa fursadda kaliya ee ay wax ku bartaan kuna horumariyaan dadka kugu hareereysan.Cafisku wuxuu u furayaa waddo cusub oo nabadeed oo aad ku adkaysan karto inkasta oo waxa kugu dhacay.Kuwa wax cafiya waa kuwa ugu dhaqanka wanaagsan."
نمایش همه...
4👍 1