Geeraaro , heeso iyo sheekoyin
رفتن به کانال در Telegram
4 745
مشترکین
+224 ساعت
+137 روز
+1730 روز
در حال بارگیری داده...
کانالهای مشابه
ابر برچسبها
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
دسامبر '24
دسامبر '24
+8
در 0 کانالها
نوامبر '24
+58
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '24
+12
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '24
+51
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '24
+76
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '24
+68
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '24
+54
در 0 کانالها
Get PRO
مه '24
+38
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '24
+57
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '24
+88
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '24
+84
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '24
+111
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '23
+43
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '23
+60
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '23
+47
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '23
+57
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '23
+142
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '23
+152
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '23
+276
در 0 کانالها
Get PRO
مه '23
+204
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '23
+144
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '23
+149
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '23
+150
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '23
+221
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '22
+4 355
در 0 کانالها
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 09 دسامبر | +1 | |||
| 08 دسامبر | 0 | |||
| 07 دسامبر | +1 | |||
| 06 دسامبر | +1 | |||
| 05 دسامبر | 0 | |||
| 04 دسامبر | 0 | |||
| 03 دسامبر | +1 | |||
| 02 دسامبر | +2 | |||
| 01 دسامبر | +2 |
پستهای کانال
https://t.me/hamsTer_kombat_bot/start?startapp=kentId303990336
Play with me, become cryptoexchange CEO and get a token airdrop!
💸 2k Coins as a first-time gift
🔥 25k Coins if you have Telegram Premium
| 2 | Daqaradaa
Nafteydiyo Hadii Aan Dilqiyo 'Dilqiyo Dilqiyo
Diifta An Ildaranahay Dambarsaday
Lugooyada
Doqon Ruuxii Weheshadaa
Cidluu Dugaag Ku Cunaya
Damac iyo nasiibkuba Dooqeyga Yaabkaleh
tii An dalbadayee
Markaan Degay Dugsidii
Durmadii an Dhigay Sidaa Doonahaye durbadiba uma Ladin
DamqashadaSidiibuu Dabku Igu Baxaya. | 810 |
| 3 | hadaad islahayd ha cawdo🥹 cidhiidhi dartaa ha ooyo😭 calaacalna haw dhamaado😤
waxaan ahy caadigiiye 😎
ma noqon caykad filaysay🙏 | 1 094 |
| 4 | Midab quruxeey mug wanaagay inagoo mid ah oo mataana ah markay cadawgeenu maqlaan mixnadooda meelay geeyaan markay waayaan murugo iyo ciil ha mutaystaan | 1 187 |
| 5 | hasaawahaagan tabiyo hadaladaadiiye👩🏻❤️💋👨🏽
hadyadahaad isiisan bugiyo laabta ku hayaaye💝
dumarkiyo haweeko dhan ban kugu hilmaamaye😍
Haka tagin ninkuu baahan baa kaa codsaday hiil e😭 | 1 025 |
| 6 | Dadku kala wanaagsano badhbaad duray ka qaadaaye
Badhna daymadoodi mar qudha lagu dawoobaaye | 1 190 |
| 7 | -Cad hadduu carada kaaga dhaco, amase ciidoobo
- Caqli nimuu ku weyn yahay ma cuno, calafka qaarkiise
- Anigana caruuraha yaryari, waa iga caynkaase
- Maxaan Aadan Carab kala hadlaa, caaqil baan ahaye
_
Cali dhuux. | 1 077 |
| 8 | -Cad hadduu carada kaaga dhaco, amase ciidoobo
- Caqli nimuu ku weyn yahay ma cuno, calafka qaarkiise
- Anigana caruuraha yaryari, waa iga caynkaase
- Maxaan Aadan Carab kala hadlaa, caaqil baan ahaye
_
Cali dhuux. | 1 |
| 9 | بدون متن... | 795 |
| 10 | “Maandhoow Laxaad Kaan Qabbaa Laacib Baan Ahaye,
“Maandhoow Liibaan Baan Kala Taggaa Leexa Dirrireede,
“Maandhoow Laqdabbo Waan Ka Duudiyaa Tan Iyo Laalayse,
“Maandhoow Waxaa Igu Lammaan Duciyo Liibaane.” | 726 |
| 11 | ° Midabbada dabiiciga ah waa,muunad qaali ah
° Qof waliba mid buu caashaqaa,muhasho doomhiisa
° Anna waxaa muraaqeygu rida,madawga nuurnuura
° Dadka qaar masuugaase jira,jaadka loo madhaye
° Mar haddii la baadhaxo ma laha,micno sii culuse
° Caddaankaaba iib lagu mutaa,oo mashruuc gala e'
° Wax madowga gooyaa ma jiro,maal hadduu yahay
° Maarriin-dhalaal ruuxii ahoow,hayso midabkaaga.
Nimco M. X. Ilbir Ilbir | 735 |
| 12 | Gob iyo nasab baad ahayde
Qof loo galo waad ahayde
Gayaan xula waad ahayde
Hadaan gaabsadey walale
Cishqigu gaagaxey dhankayga
Gef mad galine yaqiinso
Anun baa kugu gumoobey
Qirash☺ | 670 |
| 13 | Waxay tiri
Sidii qamarkaad
Indhaha qabato
Iftiin qalaclaad
Qalbiga galisoo
Anaa quroxoow
Qudhaada jantee
Miyaaan qalbiyoow
Qofkale doonaa?. | 601 |
| 14 | Garoon lagu ciyaaraan noqdaye golayga maan diido
Gacamaha iyo luga haygibuu qaarba gees tagaye intaan gudub ukala aalo maan meel isugu gaysto | 419 |
| 15 | - Garr-darradu ma guulaysatoo, waxaad ku garan taasna
- Mid gafuurka duubtiyo midkii, gooja-cadde haystay
- Labaduba galbade oo ka gude, gacan ku hayntiiye
- Rag is guraya oo goob dagaal, gacanta maalaaya
- Oo midiba geerida kan kale, gudun u soofaystay
- Oon garasho xeer-beegti jirin, guurti nabadaysa
- Oon garab aduunyada kahelin, ama gar-gaar door ah
- Oo Cadaw guun ah goonyaha kajiro, boqol malyuun gaadhay
- Gablan weeye soomaali iyo, gabbal dhaceediiyee
- Saw Geesi hiil gala xabaal, galiya uun maaha
- Saw gaadhka dhulka hooyo, uun iil kugura maaha
- Saw nimanka go’ay ee ladilay, qabriga gee maaha
- Gobonimo ka dheer iyo ileen, sharaf lagaadhaaye
- Aduunyada ka gudho oo gunnimo, qabatin soomaha
- Aakharana gunta naarta iyo, gogol cadaab maaha
Allahay soomalida hakala qaboojiyo way is gurayaane | 992 |
| 16 | mar haduu karaamada qofku kaash ka jecelyahy
kaba qaadis mooye kaalin gudasho laga waaa garashana haday kibis iyo kadab hel uuntahy had ba koobka shaahiyo nin kiraystay kama foga
wax kariim kusiiyoo ifka aad ku lumisana waxa ugu kadeed badan sharaftood kun lacag ah iyo ku badalato keenada dadka ruux kufkaa ihi kolba kugu adoonsado | 920 |
| 17 | Asxaabta somaliya joogta telegram ka hadii la xiro waxaad nagala socon karaysaan WhatsApp group iyo linkagaan hoos idiinka muuqda
https://chat.whatsapp.com/BSzVytHetruDaSXALx3C3m | 444 |
| 18 | Asxaabta somaliya joogta telegram ka hadii la xiro waxaad nagala socon karaysaan WhatsApp group iyo linkagaan hoos idiinka muuqda
https://chat.whatsapp.com/BSzVytHetruDaSXALx3C3m | 1 037 |
| 19 | Qamar suugani naga cilmi badan
yuu tuskii boholyowgu ku tiixay
yu kusii tarmay xiise tandhaafay
yay taariikhdu ku sheegtay tusaale
yaa loo taagay sidii cilmi taalo
waalay taagay😁😁😁 | 1 026 |
| 20 | Abwaan jaamac kadiye Allaha unaxariisto e sida wararku sheegayaan, isaga oo salaada makhrib usocda ayaa lagu dilay duqaynta ay somaliland ku xasuuqayso shacabka laascaanood.
Abwaanka suugaantiisa cajiibka ahayd waxaa kamid ahaa
- “Suuf iyo alool la iskudaray siigo celin waa.
- Socon wayday somaliland lagana sooyaac”
Gabay kale waa isagii lahaa
- “Geela ay wadaagaan markii gorofka looqaato
- Godolkiisa kii doonayiyo kii ka gudhinaaya
- Gacalkiyo nasteexooda iyo nacab ka gooynaaya
- Hadii aanay garanayn dadkani ooy kagubanaynin
- Miyaan anigu gaadh noqon karaa guudka ka ilaasha
- Mise gobanimaan heli karaa aniga iigaar ah
- Saw halkay ku gawracan yihiin dani igayn mayso”
Mar kalena wuxuu yidhi allaha unaxariistee
- “Sidii dumar lawada guursadooy daano kala gaadhay
- Nin dareen walaalkiis kaqaba yaw ayaan daran
- Hadaad daydo duul wada dhashoo diirka ka colooba
- Iyagoo is wada diidan baa laga danaystaa”
Naxariistii janno allaha siiyo abwaanka aamiin | 1 332 |
