fa
Feedback
orahside

orahside

رفتن به کانال در Telegram
2 763
مشترکین
+224 ساعت
اطلاعاتی وجود ندارد7 روز
-3630 روز
آرشیو پست ها
Cawada io israail hadaa xiisanaysid taxnah bariga dhaxe qoraal ahaan imaa usoo dhigo dhacdooyinka lovt aan idin ka arko

“Haddii hubka dunida ugu culus la isku adeegsado, annaga Soomaali ahaan maxaa noo haraayo? Haddii aan dhimanno… waa iska caad
“Haddii hubka dunida ugu culus la isku adeegsado, annaga Soomaali ahaan maxaa noo haraayo? Haddii aan dhimanno… waa iska caadi! Taajiriinta dunida dhib bay qabaan, annagana dhibkaan la qabsanay. Markii dunidu horumarka qaaday, annagu 4.5 baan ku faanay. Iyagu waxay garab gashteen difaac, hub iyo cilmi… annaguna qoraal baan ku nidhi: ‘Allow dalkeena iyo dadkeena hagaaji.’ Meesha TV-yada ku qorantahay rajo iyo baryo… balse ficil iyo midnimo lama hayo!” #saatibaan@orahside

Galab wanaagsan asxaabta qiimaha leh! 😊 Aan is baranno si aan si fiican iskuugu baranno oo aan xiriir wanaagsan u yeelanno. Aniga: Maqadisho ayaan ku noolahay. Adigana xaggee ku nooshahay

Fursad dahabi ah TAAJ FOREX TRADING waxay kuu diyaarisey koorso cusub Oo ah cilmiga barashada forex waa suuqa caalami ah ah e
+1
Fursad dahabi ah TAAJ FOREX TRADING waxay kuu diyaarisey koorso cusub Oo ah cilmiga barashada forex waa suuqa caalami ah ah ee FOREX, Trading. 🎯 Waxaa laguu barayaa: 1. Technical analysis 2. Fundamental analysis 3. Sentimental analysis 4. Money management 5. Phycology 6. Miracle strategy 👨‍🏫 Waxaad ku bari doona macalin khibrad sare leh oo fahamsan oo qoray 2 book ku saababsan cilimiga forex 🗓️ Isdiiwaangelintu way bilaabatay – ha seegin! 📅 Xilliga koorsada bilaaban doonataba waa : 3da July 2025 Ka faa’iidayso fursaddan dahabiga ah oo noloshaada wax ka beddeli karta. Ku biir TAAJ FOREX TRADING maanta! Isdiiwan gilinta way socataa yaa lagaa buuxin 📱 Nala soo xiriir si aad u isdiiwaangeliso. Lamabarka +60 11-6951 5717

“Hadafkeennu waa 6K — hadda waxaan joognaa 5K+… hal qof oo keliya ayaa ka dhiman si aan u gaarno himiladeenna! Ma noqon doont
+1
“Hadafkeennu waa 6K — hadda waxaan joognaa 5K+… hal qof oo keliya ayaa ka dhiman si aan u gaarno himiladeenna! Ma noqon doontaa adiga qofkaas dhammeystira safarkeenna? https://www.facebook.com/share/16XBDQRv4A/?mibextid=wwXIfr

18-ka May waxaan farxad weyn kula xusayaa Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland – dal aan jecelahay, dad aan qiimo weyn u ha
18-ka May waxaan farxad weyn kula xusayaa Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland – dal aan jecelahay, dad aan qiimo weyn u hayo, iyo daris aan sharaf ku faano. Dadka ugu mudan uguna qiimaha badan ee aan la kulmay waa kuwa ku nool Somaliland. Waxaan u rajaynayaa guul, horumar iyo barwaaqo joogto ah. Ha guuleysato Jamhuuriyadda Somaliland!"

Dhamaan ummadda Soomaaliyeed, meel kasta oo ay ka joogaan dacallada dunida, waxaan idin leenahay: Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo! Farxad, barwaaqo, iyo horumar ha idin waaraato. Midnimo iyo walaaltinimo ha idin hagto, guulna ha idin la joogto mar walba!

Way adagatahay ina codsiyo dhiibta inata aan idin wax so qori jirey ma ahan wax fudud kaliya maanta sawirka waxaa ubaadey inu
Way adagatahay ina codsiyo dhiibta inata aan idin wax so qori jirey ma ahan wax fudud kaliya maanta sawirka waxaa ubaadey inuu ii naqdo midka ugu likte badan kaliya adigana garab igu sii hana iga xasdin mahadsanid

Kalota inta yarta ah ii buuxiyaa 6 hala gaarsiti manta

Ilayska Horumarka: Halganka iyo Himilada Dalkeena Waxaan nahay dad mid ah, hal dal oo aan u wada dhalannay. Halganka iyo himiladu waxay ku dhisan tahay midnimo, is-kaashiga, iyo jacaylka aan u qabno dhulkeenna hooyo. Ilayska Horumarka ma ahan kaliya magac, waa hinqashada himilooyinkeenna oo midnimo lagu gaari karo. Dalkeenna Waa Astaanteenna: Waxa aan dhaxal ka helnay awoowayaasheen waa sharaf iyo karaamo, waxaanan ku khasbanahay inaan difaacno, dhisno, oo aan kobcinno. Dalku waa hoyga aan ku nool nahay, waxa uu mudan yahay in laga ilaaliyo wax kasta oo ku keenaya burbur ama dib-u-dhac. Midnimo Iyo Difaac Dalkeenna: Ma jiro cadaw ka xoog badan dad mideysan. Walaalow, Itoobiya ama cid kale oo shisheeye wax innaga qaadi karta ma jirto haddii aan gacmaha is-qabsanno oo aan difaacno dalkayaga. Haddii aan isku duubnaano, wax walba waan ka guuleysan karnaa. Waxaan Nahay Ilayska Horumarka: Waxaan u istaagnay inaan dalkayaga u noqonno iftiin cusub, midnimo cusub, iyo difaac qaran. Walaalayaal, aynu kacno! Jacaylka dhulkaaga iyo karaamadaada ayaa ah halbeegga guushaada. Ilaalinta dalkaaga waa ilaalinta mustaqbalkaaga iyo jiilkaaga. Waxaan nahay Ilayska Horumarka – dalkeennu waa jiraa, annaguna waan badbaadin doonaa. Whats app https://wa.me/+252618548056 Xiriir: Lambarka: 0618548056 Email: wllmohamohamed@gmail.com Telegram ilayska horumarka

Qormada hoose aqri

Dalalaka sheesheeye damacu ma dayanayaan anagana qabiil deeyj mayno dunidana taaariikhdeena ka baqaan dadkeenuna dalkooda ka mashquulsan yihiin codwguna dalkeena ku mashquulsan yahay ... waxaan Bhd dhamaanteena kawada haysaanaa sida hubka loo rido .

Mudnaan io milgo ayuu lee yahay bartiis halo cimaamada w