cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

🕋faafinta dacwada islaamka🕋

Asalamu calaykum kusoo dhawada hoyga barshada cilmiga shareecada islaamka waxaa kamid ah 1) tafsiirka quraanka kariimka 2)axadista rasuulka salalaahu calayhi wassalam 3)W.r.r s.o .calamka iwm Inshaa alaah barakalaahufikum

نمایش بیشتر
کشور مشخص نشده استزبان مشخص نشده استدسته بندی مشخص نشده است
پست‌های تبلیغاتی
297
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
اطلاعاتی وجود ندارد7 روز
اطلاعاتی وجود ندارد30 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

{ Qofkii xumaan sameeya ama naftiisa dulmiya kadib ilaahay danbi dhaaf waydiista wuxuu heli Allaah danbiga dhaafa oo naxariista. } An-Nisa 110📖
نمایش همه...
☀ حديث اليوم☀ 👈🏻 ( سُنَنٌ مَهجُورةٌ - ٦ ) " من آذاب الطعام " 📌 عن عمر بن أبي سلمة ـ رضي الله عنه ـ قال: كنت غلاما في حجر رسول الله ـ صلى الله عليه وسلم ـ وكانت يدي تطيش في الصحفة، فقال لي رسول الله صلى الله عليه وسلم: 🕹🪴[ " يا غلام، سم الله، وكل بيمينك، وكل مما يليك"، فما زالت تلك طعمتي بعد. " ] 🪴 متفق عليه📚 (4984 ، 3774) ➖➖➖➖➖ ☀ Xadiithka maanta ☀ 👉 ( Sunayaal laga tagay 5 ) " Qaybo kamida Aadaabta cuntada. " 📌 Wuxuu yidhi Camar ibnu abi salamah waxaan ahaa wiil yar oo la jooga Nabiga ﷺ gacantayduna weelka cuntada ayay dhex socon jirtay, wuxuu igu yiri Rasuulkii ilaahay : ﷺ 🕹🪴[ "Wiiloow Ilaahay magcacow, midigtaadana ku cun, dhanka kusoo xigana ka cun." sidaa ayaana wax u cunaa illaa hadda ]🪴 W/W: Bukhaari iyo Muslim 📚 Ilaahay magcacow = Bismillaahi dhe. 🔰 U fiirso dhaqan wanaaga Nabi Muxammed ﷺ wiil yar oo kuray ah ayay wax Isla cunayaan oo uusan dhalin xattaa, kalsoonida uu ku qabo awgeed ayuuna gacantiisa meeshuu doono u gaynayaa. U fiirso Maclinkii Aduunka markuu damcay inuu wax u sheego sida naxariista leh ee uu wax ugu shegayo " Wiiloow." Yaa Allaah !!! Fidaaka Abii wa umii Yaa Rasuula-Allaah. 📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️ https://t.me/Faafinta_khayrka
نمایش همه...
Faafinta kheyrka

قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee Kusoo biir chanelkena kale @Siiradii_Nabiga_scw @Faafinta_khayrka @Sualo_iyo_jawaabo Wixii su'al ama talo bixin ah👇 @moha_zahid

☀️ *#إشراقة_الصباح*☀️ ‏*صباح يكسوه طقس الشتاء ونسمات الهواء البارد التي يجدد أنفاسنا اللهم افتح أبواب السعادة والراحة واﻷمل في قلوب احبتي* *#أذكآر_الصبآح | نور لِقلبك* *#صلاة_الضحى* ☀️☀️ 🍀 *#تدبر*🍀 *حينما لايدرك أحد حجم توجعك ولايعلم أحد قدر حزنك وغصتك طبطب على قلبك ورتل* : (*أَوَلَيْسَ اللَّهُ بِأَعْلَمَ بِمَا فِي صُدُورِ الْعَالَمِينَ*) ☀️☀️ 🔹 *#همسة_غالية*🔹 *هناگ أوقات نشعر فيها انها النهاية*، *ثم نكتشف انها البداية*، *وهناگ أبواب نشعر انها مغلقة*، *ثم نكتشف انها المدخل الحقيقي* ..” ☀️☀️ ☁️ *#إشراقة*☁️ *كُلَّ يَوْمٍ هُوَ فِي شَأْنٍ *} . "*أيقظْ في روحك رغبة دائمة إلى الله ، ترقُبًا مستمرًا لفضله، وأشواقًا لا تتوقف لعطائه، كُن دائمًا متفائل بانتظار خير جديد*" ☀️☀️ 》 *#وختااما*《 ‏*على شرفات الصّباح أملٌ مخبوء بين رحيل العتمة وولادة النّور* .. *نشعرُ به بين تلك النّسمات الباردة فنهمسُ بأمنيات اللّيل في أُذن الصّباح يآرب صباح مُبشر بعد ليل قد أدبر*. *#صباحكم_دعوات_رفعت #لرب_السماوات* ﮩ•┈┈••✾•◆❀◆•✾••┈┈•ﮩ
نمایش همه...
Maslaxo ayaa Gaalnimo loo gali karaa Ninkii Fatwooda Xukunkiisa Sh Xassaan
نمایش همه...
Maslaxo_ayaa_Gaalnimo_loo_gali_karaa_Ninkii_Fatwooda_Xu_MUPx6u9KWVQ.mp46.83 MB
​‏﷽​ ۝ إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ۝ ﷺ 🌺اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيب قلوبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما ذكره الذاكرون وغفل عن ذكره الغافلون.🌺
نمایش همه...
☀ حديث اليوم ☀ [ نسمات الجمعة ] قَالَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَ آلِهِ وَ صَحْبِهِ وَسَلَّمَ: ( إِنَّ هَذَا يَوْمُ عِيدٍ جَعَلَهُ اللَّهُ لِلْمُسْلِمِينَ فَمَنْ جَاءَ إِلَى الْجُمُعَةِ فَلْيَغْتَسِلْ وَإِنْ كَانَ طِيبٌ فَلْيَمَسَّ مِنْهُ وَعَلَيْكُمْ بِالسِّوَاكِ. ) حَدِيثٌ صَحِيحٌ رَوَاهُ ابن ماجه. ➖➖➖➖➖ ☀ Hadith of The Day ☀ [ Friday breezes ] The Prophet (PBUH) Said, "This day is an Eid (festival) which Allah has ordained for the Muslims. Whoever comes to Friday (prayer), let him take a bath and if he has perfume then let him put some on. And upon you (I urge to use) is the tooth stick (Siwak)." Narrated by Ben Majah.
نمایش همه...
☀ حديث اليوم☀ 👈🏻 ( سُنَنٌ مَهجُورةٌ - ٥ ) " الأكل من حافة الإناء" 📌 قَالَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَليهِ وَ آلِهِ وَصَحْبِهِ وَسَلَّمَ: 🕹🪴[ إِنَّ الْبَرَكَةَ تَنْزِلُ وَسَطَ الطَّعَامِ فَكُلُوا مِنْ حَافَتَيْهِ وَلاَ تَأْكُلُوا مِنْ وَسَطِهِ. ]🪴 رَوَاهُ التِّرْمِذِي.📚 ➖➖➖➖➖ ☀ Xadiithka maanta ☀ 👉 ( Sunayaal laga tagay 5 ) " Dhinaca oo cuntada laga cuno. " 📌 Wuxuu yidhi Nabi Muxammed ﷺ: 🕹🪴[" Barakadu waxay kusoo dagtaa cuntada badhtankeeda e ka cuna hareeraha oo badhtanka haka cunina." 🪴 W/W: Tirmidi 📚 📲 Haka daalin faafinta khayrka. ♻️ https://t.me/Faafinta_khayrka
نمایش همه...
Faafinta kheyrka

قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee Kusoo biir chanelkena kale @Siiradii_Nabiga_scw @Faafinta_khayrka @Sualo_iyo_jawaabo Wixii su'al ama talo bixin ah👇 @moha_zahid

نمایش همه...
Cashirka 41 aad ee Tafsiirka Qur'aanka Shekh Cabdinaasir Xussen suratul An-Nisa 135 ilaa 147

Adkarta akhriso dhuftays adag oon la dhaafin weeye.
نمایش همه...
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.