cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Xikmado Soomaali ™

Kusoo dhawaw XikmadoSomali waxaad ka heli doontaan Buugaag dhegeysi ah oo Somali ah & kowo lasoo koobay oo live loo sharaxaayo,Buugaag Qormooyin،wacyi gelin

نمایش بیشتر
فنلندة821زبان مشخص نشده استدین و مذهبی11 098
پست‌های تبلیغاتی
8 776
مشترکین
+724 ساعت
+257 روز
+13730 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Soon lasoomo ramadaan kadib waxaa ufadli badan bishaan aan kujirno oo ah bisha allah ee muxaram rasuulkeena naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee waxa uu yiri "  قَالَ رَسُولُ اللَّه ﷺ: أَفْضَلُ الصِّيَامِ بعْدَ رَمضَانَ: شَهْرُ اللَّهِ المحرَّمُ، وَأَفْضَلُ الصَّلاةِ بَعْد الفَرِيضَةِ: صَلاةُ اللَّيْلِ رواه مسلمٌ." ■Barito oo ah maalin isniin ah muxaram waa 9 maalinka kuxigo oo ah 10ka muxaram neh waa maalinkii caashuura ee Nabi muuse ilaahey bad-baadiyay , fircoona lahalaagay . Soonka labadaas maalin waa suno aad ufadli badan kafaa ideesta walalayaal ■Hadaadan awoodin inaat soonto xuska allah badi maalmahaan Wq:Ismail Abduweli @ismaildheere
نمایش همه...
5
Photo unavailableShow in Telegram
Via @same_wade_team Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ ❍━━━ 📍✦ 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 ✦📍 ━━━❍     ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @XIKMADAHA_NOLOSHAA ↪️ @xikmadosomali ↪️ @same_wade_team ↪️ @wadnojacayl ↪️ @kaahanolosha ↪️ @ARMAAN_FILMIS ♧Guddoomiyaha kooxda♧ @PROFESSOR_ARMAAN
نمایش همه...
👍 1
📍𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗮𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 📍

📍𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗙𝗨𝗥 𝗔𝗤𝗥𝗜𝗦𝗧𝗘📍

Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Dufcadii 3aad ee Video Editing-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.
نمایش همه...
👍 2 1
Photo unavailableShow in Telegram
Ha ka niyad jabin riyadaada, si kasta oo ay kuugu muuqato mid aan macquul ahayn, qofkii si dhab ah u raadiya hadafkiisa, isagoo alle talo saaranaya, waxaa u hiilinaya xaalad kasta si uu u gaaro 💙🔖."
نمایش همه...
👍 10 4🥰 1
Sidee ugu faaideesan karaa maalinka Carafo ? 1. Marka ugu horeeso habeenkii si fcn u jiifo, si adigoo firfircoon usoo kacdo. 2. U soo kac salaatul leylka si aad usoo dukato, xiliga laga bilaabo ilaa salaada subax Alle istiqfaar weydiiso. 3.Waxa ugu fcn oo maalinkaas la aqristo waxaa waaye ( لا إلَهَ إلَّا اللَّهُ وحدَهُ لا شريكَ لَهُ، ‏لَهُ الملكُ، ولَهُ الحمدُ،وَهوَ على كلِّ شَيءٍ قدير ). kuna darayso Tasbiixda, Taxmiida , Takbiirta . ( سُبْحَانَ اللهِ، وَالْحَمْدُ لِلهِ ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللهِ، وَاللهُ أَكْبَرُ. ) adigoo ku celcelineysid ilaa qoraxda ka baxayso, Cabaar ka dib 2 rakaco duko , ilaahay ku weydiiso sujuuda dhaxdeeda waxaa rabto oo niyadaada ku jiro. 5. iska seexo ama shaqadaada iska aad ilaa laga gaarayo bacdul duhur , 4 ama 2 rakaco duco oo duhur ka horeeya kadibna duceeso, Alle samaawaatka ayuu imaanayaa waana marka ducooyinka la aqbalaayo ilaa laga gaarayo qorax dhaca. 6. Adaabta ducooyinka , Kow in Alle u mahadcelisid oo rasuulka ku salisid  scw , ka dibna ducooyinka lagu furfurto oo Alle aqbalaayo oo aan lasoo celineenin waxaa ka mid ah , ( اللهم اني اسالك باني اشهد  انك انت الله لا اله الا انت الاحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا احد   ). Ka dibna weydiiso waxaa doonto Allah oo noyadaada ku jiro adigoo ku celcelineysid.. [ Luqad walba ku ducooso , carabi hadaa taqaano kaba fiican , carabi haddii ku kasi weydo somaali ku weydiiso ].. 7. Bacdul Casir sidii cml u duceeso. 8. Si,aadan u caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qur’aan, mar duco, mar adkaar……. 9. Marka aad afurto , aqriso ducada afurka  waayo ducada qofka sooman waa la aqbalaa, (" ذهب الظمأ و إبتلت العروق و ثبُت الأجر إن شاء الله "   )..... Ku dadaal inaad kheyrka sii share gareeso . Kana faaideestaan maalinkaan aadka u weyn, allah hana gaarsiiyo insha allah...
نمایش همه...
👍 10 6
Photo unavailableShow in Telegram
Wiil 24 jir ah oo saarnaa Tareen kana fadhiyey dhinaca daaqadda ayaa ku qayliyay... "Aabbe, bal eeg geedaha ayaa gadaal gadaal u socda!" Aabbihii baa dhoola caddeeyey. Lamaane da'yar oo ag fadhiyay ayaa si naxariis leh u eegay hab-dhaqanka carruurnimo ee wiilka 24-jirka ah. Markale ayuu haddana si lama filaan ah ugu dhawaaqay... "Aabe, bal eeg daruuraha ayaa nala ordaya!" Lamaanihii ayaa is celin waayey oo ku yiri odaygii... "Maxaad wiilkaaga u geyn weyday dhaqtar wanaagsan?" Odaygii oo dhoola caddeynaya ayaa yiri... "Waan geeyay oo waxaan hadda ka imid isbitaalka, wiilkaygu wuu indha la'aa markii uu dhalanaayey, maanta ayuu indhihiisa helay. Qof kasta oo adduunkan ku nool wuxuu leeyahay sheeko. Ha xukumin dadka ka hor intaadan si dhab ah u ogaanin. Runtu way kaa yaabin doontaa. Waad ku mahadsan tahay akhrinta aad aqrisay.
نمایش همه...
😢 17 11👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Via @same_wade_team Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ ❍━━━ 📍✦ 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 ✦📍 ━━━❍     ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @XIKMADAHA_NOLOSHAA ↪️ @xikmadosomali ↪️ @same_wade_team ↪️ @wadnojacayl ↪️ @kaahanolosha ↪️ @ARMAAN_FILMIS ♧Guddoomiyaha kooxda♧ @PROFESSOR_ARMAAN
نمایش همه...
📍𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗔𝗡 𝗙𝗨𝗥 𝗔𝗤𝗥𝗜𝗦𝗧𝗘📍
Photo unavailableShow in Telegram
Xaramka ayaa xaqiijiyay Carafo beri iney koow tahay ka faa'ideysi wacan'Soonka 10-ka maalmood hore bishan qeyr weyn ayaa lagu sheegay kaba sii daran maalinta 9-aadka
نمایش همه...
👍 12
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.