fa
Feedback
P4P Trading

P4P Trading

رفتن به کانال در Telegram

Channelka rasmiga ah ee P4P Trading. Baro forex si toos ah website: https://www.p4ptrading.com Mentor: @Nadiif4x

نمایش بیشتر
2 202
مشترکین
اطلاعاتی وجود ندارد24 ساعت
+307 روز
+4230 روز
آرشیو پست ها
live-kii habeenkii dhowayd aan qaadanay oo kooban xagan ka daawo. https://youtu.be/youYCg2b8w0

hada ayaan bilaaban doonaa sessionka. linkigan ayaad ka soo geli kartaan. kadib channelka (Wada sheekeysi) ayaan joognaa.

mardhow salaada makhrib ka bacdi ayaa sessionku inoo bilaaban doonaa.
mardhow salaada makhrib ka bacdi ayaa sessionku inoo bilaaban doonaa.

Halkaan Linkigaan maanta bacdal makhrib ayaan ku kulmi doonaa, join soo dhaha insha allah.

cidii english ku akhrin karta linkiga ayaad ka akhrisan kartaan dacwadaha loo haysto MFF https://www.cftc.gov/PressRoom/PressReleases/8771-23

asc asxabta, kiiska MyForexFunds lagu hayaa waa kiis wayn oo dhinacyo badan taabanaya sidaan ku arkayo xogo badan oo ka soo k
asc asxabta, kiiska MyForexFunds lagu hayaa waa kiis wayn oo dhinacyo badan taabanaya sidaan ku arkayo xogo badan oo ka soo kordhay ilaa shalay markii la xidhay. kiiskani wuxuu dhul gariir ku riday dhamaan prop firms ka oo dhan gaar ahaan kuwa ka dhisan maraykan iyo canada, wax badan oo ay qarinayeena waa soo bandhigay. insha allah waa inoo iyo caawa ayaan ka wada sheekeysan doonaa. kulanka liveka ah.

Asc asxabta, maanta shirkada ugu macaamiisha badnayd prop firmska ee Myforexfunds (MFF) ayaa waxa lasoo darsay caqabado sharc
Asc asxabta, maanta shirkada ugu macaamiisha badnayd prop firmska ee Myforexfunds (MFF) ayaa waxa lasoo darsay caqabado sharci iyo regulations, waaxda SEC-da maraykanka iyo Canada ayaa xanibay xisaabaadkoodii bangiyada sidaa darteed shaqadii way hakiyeen iyaguna. Hadaba 1. Maxa keenay in prop firmkan baaxada wayn lahaa hal mar uu shaqada joojiyo. 2. Rajo intee le'eg ayaa laga qabaa in ay soo laaban karaan. 3. Maxa la gudboon traderska suuqan ku jiray. 4. Saamayn ma ku yeelan karaan prop firmska kale, 5. Waa sidee Sida ugu macquulsan ee aan aniga iyo adiga ka trader ahaan aan u waajihi karno prop firmska. Qodobaas iyo qodobo badan oo kale ayaan kaga hadli doonaa live aan habeen dambe halkan linkigiisa soo galin doono.

Phase 2 ✅ done
Phase 2 ✅ done

Asxab badan baa soo codsanaya in la pass gareeyo waxaan idin ogaysiinayaa wiigan laba account bes ah ayaan qaban doonaa. Waxana loo kala hor mari doona sida paymentka loo sameeyo.

Phase 2 account almost done ✅ shaqaa socota. Guaranteed weeye in live lagu gaadhsiiyo.
Phase 2 account almost done ✅ shaqaa socota. Guaranteed weeye in live lagu gaadhsiiyo.

Waa system qofkii la dhiban challenges ka lagaga gudbinayo oo live account lagu gaadhsiinayo cidii u baahan nagala soo xiriir @pips4payadmin

Contact us at @pips4payadmin.

Phase 1 Done ✅ in a day.
Phase 1 Done ✅ in a day.

100% guaranteed funded trader
100% guaranteed funded trader

Service kan cidii u baahan, challenge ka waa lagaaga saarayaa account ka, 100% guaranteed weeyaan. Hadii si kastaba aan khasaarno account kaaga dib ayaan kuugu cusboonaysiinaynaa, sidoo kale fee-gii aad bixisayna waa laguu soo celinayaa. Live account in aan ku gaarsiino khasaare la'aan waa shaqadayada. @pips4payadmin

Phase 2 DONE ✅ hal maalin.
Phase 2 DONE ✅ hal maalin.

photo content
+1

photo content

ASCM asxabta cid kasta oo challenge ku dhiban adeegan ayaan ugu bushaaraynaa, EVALUATIONka waa laguu dhaafinayaa 100% guaranteed, hadii aan loss garayno account cusub oo kaagii kuula mid ah fee-gii ayaan kuu soo celinaynaa. accountkii ugu horeeyey hal maalin ayay nagu qaadatay. cidii fursadaa ka faaidaysanaysa la soo xidhiidh @pips4payadmin