HINDI AF-SOMALI HD
رفتن به کانال در Telegram
📈 تحلیل کانال تلگرام HINDI AF-SOMALI HD
کانال HINDI AF-SOMALI HD (@alfaghistudio1) بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 15 529 مشترک است و جایگاه 18 488 را در دسته فیلمها و رتبه 26 859 را در منطقه الهند دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 15 529 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 29 ژوئیه, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -13 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -7 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید نشده
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 19.07% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 2 961 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.
- علایق موضوعی: محتوا بر موضوعات کلیدی مانند turjumada, magac, wakhtiga, sanadka, romance تمرکز دارد.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاههای شخصی توصیف میکند:
“Hoyga Aflaanta”
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 30 ژوئیه, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته فیلمها تبدیل کردهاند.
15 529
مشترکین
-724 ساعت
-167 روز
-1330 روز
آرشیو پست ها
15 527
Repost from ALFAGHI STUDIO
Marka aad joojiso daba-galka waxyaabaha khaldan, waxaad fursad siinaysaa waxyaabaha saxda ah inay kuu yimaadaan.
15 527
Repost from ALFAGHI STUDIO
Name "Magac " Mafia Afsomali
Year "Sanadka" | 1996
Genres "Nooca" | Action/Hindi
Time " Wakhtiga" | 2h 05M
Turjumada | @ALFAGHISTUDIO
15 527
Repost from ALFAGHI STUDIO
Name "Magac "kahin pyaar na ho jaye
Year "Sanadka" | 2000
Genres "Nooca" | Romance/Comedy
Time " Wakhtiga" | 1h 43M
Turjumada | @ALFAGHISTUDIO
15 527
Repost from ALFAGHI STUDIO
Name "Magac " Tarazu Afsomali
Year "Sanadka" | 1997
Genres "Nooca" | Action
Time " Wakhtiga" | 2h 01M
Turjumada | @ALFAGHISTUDIO
15 527
Repost from ALFAGHI STUDIO
Name "Magac " Ghatak Afsomali
Year "Sanadka" | 1996
Genres "Nooca" | Action/Romance
Time " Wakhtiga" | 2h 33M
Turjumada | @ALFAGHISTUDIO
15 527
Repost from ALFAGHI STUDIO
Name "Magac " Gupt Afsomali
Year "Sanadka" |1997
Genres "Nooca" | Thriller/Action
Time " Wakhtiga" | Thr2:43M
Turjumada @ALFAGHISTUDIO
FANPROJNEWS.COM
15 527
Repost from ALFAGHI STUDIO
Markii aan DMZ galnay, cidna ma fileyn waxa xigi doona... laakiin ugu dambeyntii waxaan muujinnay awooddeena. 🎯🏆
15 527
🔥 NEW VIDEO OUT NOW! 🔥
💀 THE MOST DANGEROUS MAN IN DMZ 💀
Dagaallo waali ah, kooxo adag, iyo moments aan la ilaawi karin ayaa video-kan ku jira! ⚔️🔥
Markii aan DMZ galnay, cidna ma fileyn waxa xigi doona... laakiin ugu dambeyntii waxaan muujinnay awooddeena. 🎯🏆
👇 Daawo video-ga oo ii sheeg moment-kii kuugu fiicnaa!
https://youtu.be/NTa2Iy_DYMc?si=VbW4Xy_STmk7-V92
15 527
🔥 Asxaabta, haddii aad jeceshihiin ciyaaraha dagaalka iyo Call of Duty DMZ, maanta waa fursaddiina!
Game-kan waa FREE oo qof walba wuu soo dejisan karaa. Kaalaya aan isla ciyaarno, aan wada dagaalanno, oo aan ku qabsanno guulo waaweyn Ashika Island! ⚔️💀
🎮 Soo dejiso game-ka oo nagu soo biir
🔥 La ciyaar saaxiibbadaa
🏆 Samee squad-kaaga oo dagaalka gal
Haddii aad rabto inaad nala soo ciyaarto, comment ku reeb ama fariin noo soo dir.
👍 Like saar
💬 Comment samee
🔔 Subscribe samee si aad ula socoto gameplay-yada cusub
Kaalaya aan isla dagaalanno — game-kan waa FREE! 🔥🎮 https://youtu.be/kXiO4UaiTnw?si=oNTkmCYVgqYmMJ6A
15 527
https://youtu.be/3vOe0lz5Weo?is=2KljOFFypa-FE_rs
💀 DEV wuxuu galay Ashika Island isagoo u maleynaya inuu badbaadi doono…
Laakiin Ghost ayaa mugdiga ugaarsanayay 👀🔥
Wax walba waxay ku bilaabmeen hawl DMZ caadi ah…
Kadibna xaaladdu waxay isu beddeshay dagaal waalli ah. ⚔️☠️
Rasaas meel walba ka dhacaysa…
Saaxiibo dhacaya…
Hal qalad oo keliya ayaana wax walba beddelay. 😳🔥
Kani waa mid kamid ah dagaalladii ugu waallida badnaa ee DMZ Ashika Island!
DEV ma baxsan doonaa… mise tani waa dhammaadkii? 👹💀
🎮 Daawo ilaa dhamaadka si aad u aragto waxa dhacay!
👇 LIKE saar, COMMENT reeb & SUBSCRIBE samee!
