برنامج نور العلم (٢) | القناة الرسمية
رفتن به کانال در Telegram
نمایش بیشتر
کشور مشخص نشده استدسته بندی مشخص نشده است
6 601
مشترکین
+2124 ساعت
+1137 روز
+3 18630 روز
آرشیو پست ها
Xogta Barnaamijka nuurul cilmi
Halkaan iska Diiwaangali
1. Muxuu yahay Barnaamijka Nuurul Cilmi
2. Qaabka looga faa'ideysanayo
3. Muqararka Oo PDF Ah
4. Kulanka iyo Qeexida Nidaamka Barnaamijka
5. Golayaasha ardaydu kuwada xidhiidhayso
6. Habka Diiwaangalinta
Xogta Barnaamijka nuurul cilmiHalkaan iska Diiwaangali 1. Muxuu yahay Barnaamijka Nuurul Cilmi 2. Qaabka looga faa'ideysanayo 3. Muqararka Oo PDF Ah 4. Kulanka iyo Qeexida Nidaamka Barnaamijka 5. Golayaasha ardaydu kuwada xidhiidhayso 6. Habka Diiwaangalinta
Xogtaan Barnaamijka nuurul cilmi《Halkaan iska Diiwaangali 》 1. Muxuu yahay Barnaamijka Nuurul Cilmi 2. Qaabka looga faa'ideysanayo 3. Muqararka Oo PDF Ah 4. Kulanka iyo Qeexida Nidaamka Barnaamijka 5. Golayaasha ardaydu kuwada xidhiidhayso 6. Habka Diiwaangalinta
Habka is Diiwaangalinta Barnaamijka Nuurul cilmi
https://youtube.com/watch?v=WH8Mi3xq9FM&si=wZsss_NfIsQaN6fw
Kitaabka Asigoo Daabacan waxaad ka heli kartaan Suuqa Bakaaraha
Kala xariir Numbarkaan 61 5015050
Repost from برنامج نور العلم (٢) | القناة الرسمية
QAABKA LOOGA FAAIIDAYSANAYO BARNAAMIJKA NUURUL CILMI
1. ARDAYGU WAA INUU ISKA DIIWAANGALIYAA LINKIGA LASOO DIRAY.
https://forms.gle/UEKPkX38jTJv7v2QA
2. ARDAYGU WAA INUU KU BIIRAA KANAALKA BARNAAMIJKA
https://t.me/BarnaamijNuurulcilmi2
3. WAA INUU LA SOCDAA CASHARRADA IYO MUXAADAROOYINKA LA SOO DHIGAYO.
4. CASHIRRADA WAXAA LASOO DHIGAYAA IYAGOO FIIDIYOW IYO COD AH.
5. ASBUUC WALBA WAXAA LA QAADANAYAA AFAR CASHIR.
6. MUXAADARO SBUUC DHAAF AH AYAA JIRI DOONTA.
7. ARDAYGU CASHARRADA WAA INUU SOO MURAAJACEEYO, UUNA KU BIIRO GURUUBKA MURAAJACADA.
8. MARKASKA KAMAAL AYAA QAABILSAN LASOCODKA ARDAYDA IYO UWARCELINTOODA.
9. SHEEKH XASAN MACALLIN DAAUUD AYAA KA JAWAABAYA SUAALAHA CILMIGA AH QORAAL AHAAN AMA COD AHAAN.
10. BARNAAMIJKU WAA LABA MARXALO OO LEH LIX MUSTAWE, MID WALBA MARKUU DHAMAADO IMTIXAAN AYAA JIRA.
11. LABADA MARXALO QOFKA DHAMAYSTA SHAHAADO AYUU LEEYAHAY.
12. QATINKA BARNAAMIJKA WAXAA LOO QABAN DOONAA XAFLAD BALLAARAN INSHAA ALLAAH.
Halugu biiro golayaasha
■ GOLAHA RAGGA
https://t.me/qolkaraggaNuurulcilmi
■ GOLAHA DUMARAKA
https://t.me/qolkadumarkaNuuralcilmi
Baraarujin Muhiim ah:👇1.Qof walaba golihiisa haku biiro, gole kale yuusan gelin. 2.Markaad ku biirto, waxaad sugaysaa inta lagaa aqbalayo.
3. Magacaaga saxda ah ku qoro telgaraamka, qofkii magiciisa la fahmi waayo rag iyo dumar waxa uu yahay lama aqbali doono.4. Wixii faahfaahin ah, ku soo qor qaybta commentinga qanaatka ee hoos ku yaal.
Halugu biiro golayaasha
■ GOLAHA RAGGA
https://t.me/qolkaraggaNuurulcilmi
■ GOLAHA DUMARAKA
https://t.me/qolkadumarkaNuuralcilmi
Baraarujin Muhiim ah:👇
1.Qof walaba golihiisa haku biiro, gole kale yuusan gelin.
2.Markaad ku biirto, waxaad sugaysaa inta lagaa aqbalayo.
3. Magacaaga saxda ah ku qoro telgaraamka, qofkii magiciisa la fahmi waayo rag iyo dumar waxa uu yahay lama aqbali doono. 4. Wixii akhbaar ah, waxaa noo ballan ah, habeenka arbacada 08:30pm 5. Wixii faahfaahin ah, ku soo qor qaybta commentinga qanaatka ee hoos ku yaal.
Wixii faahfaahin ah ku soo qor qabyta commentinga chennelka.
BismilaahArdayda sharafta leh, waxaa la rabaa in aad kusii kala biirtaan golayaashaan: ■ GOLAHA RAGGA https://t.me/qolkaraggaNuurulcilmi ■ GOLAHA DUMARAKA https://t.me/qolkadumarkaNuuralcilmi
Baraarujin Muhiim ah:👇1.Qof walaba golihiisa haku biiro, gole kale yuusan gelin. 2.Markaad ku biirto, waxaad sugaysaa inta lagaa aqbalayo. 3. Magacaaga saxda ah ku qoro telgaraamka, qofkii magiciisa la fahmi waayo rag iyo dumar waxa uu yahay lama aqbali doono. 4. Wixii akhbaar ah, waxaa noo ballan ah, habeenka arbacada 08:30pm 5. Wixii faahfaahin ah, ku soo qor qaybta commentinga qanaatka ee hoos ku yaal.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Soo dhawaada ardayda sharafta leh.
Kulanka barnaamijka lagu daahfurayo waxa uu qabsoomi donaa Habeenka arbacada soo galayso insha Allaah.
2/9/2026m
08:30PM بتوقيت مكة
📖🎶 Livestream Telegramka
Ka soo Qaybgal wacan.
Ardayda sharafta leh waxaa loo baahan yahay in la diyaarsado kitaabka
soo daabacda kan pdf
