cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Dariiqa Guusha๐Ÿ’ช

Kani waa Youtube -kayga Halkaasna waad Nagala socon Kartaan Saaxiibayaal Waxaanu si Maalinle ah Usoo gelinaa Muuqalo xiiso leh Youtube:https://youtube.com/@MohamedKaalin1?si=6MFrFR1nPNezIB5T tiktok.com/@mokaalin ุฃู‡ู„ูŠู† ููŠ ู‚ู†ุงุชูŠ ุณุจูŠู„ ุงู„ู†ุฌุงุญ๐Ÿ’ช

Mostrar mรกs
Finlandia3 109El idioma no estรก especificadoEducaciรณn84 661
Publicaciones publicitarias
816
Suscriptores
+1124 horas
+557 dรญas
+27730 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
Dumarku waxay sharaf iyo karaamo ay ku leeyihiin inta diintooda iyo Xishoodkoodu la'eg yahay, ee dumarow ku dadaala barashada diinta iyo Xishoodka.
Mostrar todo...
๐Ÿ”ฅ 1
ุฃูŽุตู’ู€ุจูŽุญู’ู†ุง ูˆูŽุฃูŽุตู’ู€ุจูŽุญูŽ ุงู„ู…ูู€ู„ู’ูƒู ู„ู„ู‡ ูˆูŽุงู„ุญูŽู…ุฏู ู„ู„ู‡ ุŒ ู„ุง ุฅู„ู‡ูŽ ุฅู„ุงู‘ ุงู„ู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุญุฏูŽู‡ู ู„ุง ุดูŽุฑูŠูƒูŽ ู„ู‡ูุŒ ู„ู‡ู ุงู„ู…ูู€ู„ูƒู ูˆู„ู‡ู ุงู„ุญูŽู…ู’ู€ุฏุŒ ูˆู‡ููˆูŽ ุนู„ู‰ ูƒู„ู‘ ุดูŽูŠุกู ู‚ุฏูŠุฑ ุŒ ุฑูŽุจูู‘ ุฃุณู’ู€ุฃูŽู„ูู€ูƒูŽ ุฎูŽู€ูŠุฑูŽ ู…ุง ููŠ ู‡ู€ุฐุง ุงู„ูŠูˆู… ูˆูŽุฎูŽู€ูŠุฑูŽ ู…ุง ุจูŽุนู’ู€ุฏูŽู‡ ุŒ ูˆูŽุฃูŽุนู€ูˆุฐู ุจููƒูŽ ู…ูู†ู’ ุดูŽู€ุฑูู‘ ู…ุง ููŠ ู‡ู€ุฐุง ุงู„ูŠูˆู… ูˆูŽุดูŽุฑูู‘ ู…ุง ุจูŽุนู’ู€ุฏูŽู‡ุŒ ุฑูŽุจูู‘ ุฃูŽุนู€ูˆุฐูุจููƒูŽ ู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ูƒูŽุณูŽู€ู„ู ูˆูŽุณู€ูˆุกู ุงู„ู’ูƒูู€ุจูŽุฑ ุŒ ุฑูŽุจูู‘ ุฃูŽุนู€ูˆุฐู ุจููƒูŽ ู…ูู†ู’ ุนูŽู€ุฐุงุจู ููŠ ุงู„ู†ู‘ู€ุงุฑู ูˆูŽุนูŽู€ุฐุงุจู ููŠ ุงู„ู‚ูŽู€ุจู’ุฑ.
Mostrar todo...
โค 1
Dulmi weeye aadmigu ninba darajo leeyahay hadaad dacarta leeftna dad ay la yaabine bal dhankaad u raacda..?๐Ÿ‘๐Ÿ‘Œ
Mostrar todo...
โค 2
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡    ๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“ ๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ @Hagaha_nolosha @halgnka @Maskax_maaal @dhiiriye @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl ๐Ÿฅบ Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7
Mostrar todo...
HALKAAN TAABO ๐Ÿ“Œ
Naftaada ku adkow Oo ha udabcin Hadii aad aragto xuduud aad naftaada u dhigtay iyada oo ka gudbaysa abaalkeeda waxaad ka dhigtaa soon,tusaale;waxaad doonaysaa inaad naftaada akhriska ku jarabarto oo aad jeclaysiiso,markastoo aad bilowdana waad joojisaa___waaatan tan u baahan inaad naftaada u samayso wax aad ku ciqaabto!si kle hadii aan u dhigno;waxad tahay dadka baraha bulshada ku maman(ku waalan) waxaadna doonaysaa inaad iska yarayso. Waxaadna dejisatay qorshihii aad ku yarayn lahayd,markii aad isku agaasintay fulinta qorshahan waxa ugu horeeya ee kaa hor yimid waa naftaada oo waxaad aragtay iyada oo jebinaysa markiiba qorshihii aad dejisatay.si hadaba qorshahaaga iyo tarbiyeynta naftaadu kuugu suurta gasho waa inaad naftaada ku qaada xeerar ciqaabeed si aad naftaada uga jarto waxa ay jeceshahay ee aan dani kuugu jirin. Naftu seeto yey waayin Hana falin sidaad doonto "Abu hadra___maansada sirta nolosha"
Mostrar todo...
โค 2
Photo unavailableShow in Telegram
Alx Alle Baa Mahad oo dhan U sugnaatay Inoo suurta Geliyeyy inaan Soo Gaadhno 100qof Oo wlaalo/saaxiibo ah Aad Iyo aad Baad U Mahadsan Tihiin Saaxiibayaal Next Level 1000k Oo wlaalo ah Inshallah. Isla hada inta aan poster-ka sameenayyeyย  waxaa inagu soo biirtay 15 qofood oo wlaalo/saaxiibo cusub ah mahadsanidin dhamaantiin saaxiibayaal ู…ู† ู„ุง ูŠุดูƒุฑ ุงู„ู†ุงุณ ู„ุง ูŠุดูƒุฑ ุงู„ู„ู‡ย 
Mostrar todo...
๐Ÿ”ฅ 1
https://youtube.com/@mohamedkaalin1?si=_rnUjgrXY9IbQGMU 100k Adiga uun baa ka dhiman Fadlan Nasoo Booqo Oo Nala soo eeg Waxaan soo Gudbino Waan Hubaa Inuu Ku Cajabin doono
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 3
Mostrar todo...
Maxaadan Ka ogayn Gobolka Kashmiir?!!!!! | Wax yar oo Taariikh ah..........

@ogaansho @maangraphics @Waaberi-Media @univsomalitv @Abdijaliil @asadhagio2749 @ArimaHeena @nasra_abtidoon @dhaqankaaba7350 @astaanmedia @mmsomalitv @KhaalidFoodhaadhi @SAMEWADEACADEMY @kingceyda2780 @samiaTV @honfarhandiraac5562 @baabajeey @tseriesoldisgold @MBC2 @VOASomali @BBCNewsSomali @aljazeera @MohamedKaalin1 @OgaalkaDunidaa @DADWEYNAHA #youtube #duet #somalicommunity #growth #darisle #viral #habesha #history #somalicommunity #darisle #ogaansho

๐Ÿ‘ 1
Jiir ayaa la dhex dhigay dusha sare weel ay ka buuxaan hadhuudh. Jiirka maalmihii hore aad buu ugu faraxsanaa in uu agagaarkiisa ka helay cunto aad u badan oo bilaash ah taas oo uu hadda dareemayn baahida uu u qabo in uu raadiyo cunto kale. Hadda si farxad leh ayuu noloshiisa ugu noolaan karaa oo dhamaan wixii uu u baahnaa wuu haystaa. Siduu maalin maalinta ka danbaysa ugu raaxaysanayay cuntadii, waxa uu soo gaadhay guntii iyo dhamaadkii miraha. Markiibaย  waxa uu gartay in uu goโ€™doon ku jiro oo meel uu weelka uga baxo jirin. Hadda waa inuu si buuxda ugu tiirsanaado qof dibada uga soo rida cunto weelka si uu u sii noolaado. Hadda ma haysto wax kale oo aan ka ahayn inuu cuno wixii loo soo dhiibo intii yarayd ee uu haystayna wey kasii idlaanayaan! Dulucda qisadaan laga fahmaayo waxay tahay: 1. Raaxada muddada gaaban waxay kuu horseedi kartaa dabinno waqti dheer ah. 2. Haddii arrimuhu fududaadaan oo aad ku raaxaysat maanta, Waxaad galaysaa ku-tiirsanaan aan la mahdin berrito. 3. Marka aanad isticmaalin xirfadahaaga, Waxaad lumin doontaa in ka badan xirfadahaaga.ย  Waxaad waayi doontaa doorashooyinkaada iyo xorriyadaadda.. 4. Xoriyaddu si fudud kuma timaado hadana si fudud ayay ku lumi kartaa. 5. Waxba nolosha si sahal ah kuma yimaadaan haday sahal ku yimaadaan wax qiimo malahan. 6.Halgankaaga ha habaarin oo ha dhibsanin oo runtii iyagu waa nimcooyinkaaga
Mostrar todo...
โค 1
Photo unavailableShow in Telegram
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sรณlo permite el anรกlisis de 5 canales. Para obtener mรกs, elige otro plan.