es
Feedback

¡No caigas en manos de tramposos! Telemetrio encuentra y marca estos canales 👉 Si quieres ver la etiqueta, suscríbete

Buug wadaag

Buug wadaag

Ir al canal en Telegram

Akhrisku waa quudinta, kobcinta, kor uqadida, qimaynta maskaxda. Sida jidhku ugu bahan yahay cunto iyo cabid ayey maskaxduna waxay ugu bahan tahay akhris.

Mostrar más
2 614
Suscriptores
Sin datos24 horas
-67 días
-4230 días
Archivo de publicaciones
Asc walaalaha ,maxaa la sheegay 😊

Habeenimo wanaagsan

Waa 8 page oo ereyo English ah,kuwo baddan oonad hore u arag ayaa kujira ogaalkayga
Waa 8 page oo ereyo English ah,kuwo baddan oonad hore u arag ayaa kujira ogaalkayga

Asc ,warkiina

Asc😳wali ma joogtan

Buugga-How to Finish Everything You Start- by Jan Yager.pdf1.30 MB

photo content

Asc,social media beryahan kumaan badnayn,tiktokna 5 bilood waxba masoo dhigin,halkana maba soo galo, waan soo laaban doona idam Alle

Love inoo saara

Intanba waan hayaa hadda
+4
Intanba waan hayaa hadda

Ma soo fasaxa buugan

photo content

In dhawayd tiktok iyo halkanba waan ka maqna

Jawaabta suaashan isku day?
Jawaabta suaashan isku day?

Waa short course aad ka faaidaysan karto,certificate free ah ayaad helaysa marka aad dhamayso course eed examka gasho,intiina
Waa short course aad ka faaidaysan karto,certificate free ah ayaad helaysa marka aad dhamayso course eed examka gasho,intiina English ku hawlan ka faaidaysta

Bal isku day weydiintan?😊
Bal isku day weydiintan?😊

Magaalada Jacaylka.pdf8.04 KB

Culimo buugi saxda aha inuusan soo bixin ayaan maqlay,ee bal kan 😅 laynagu siray aan idin sodiro

Buugan ayaa laysoo waydiyey,ma rabtiin Bal love saara intiina rabta
Buugan ayaa laysoo waydiyey,ma rabtiin Bal love saara intiina rabta