cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

امة الدعوة ummataldawah

اصلاح النفس هو المقصود الاول ( ومن جاهد فإنما يجاهد لنفسه ) @ummataldawah

Mostrar más
Finlandia3 195El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad89 297
Publicaciones publicitarias
607
Suscriptores
-124 horas
+57 días
+4230 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Cumriga & Rizqigaba waxay ku ziyaadaan✅️ "tawbada, Istiqfaarta iyo camalka wanagsan"♥️
Mostrar todo...
إنّ للموت سكرات ؛ وللقبر ظلمـات ؛ ولجـنّهم زفرات ؛ فاعمـل قبل أن يقـال : قد مــات 😴♥️ Geerida waxa u sugnaaday sakaraad Qabrigana mugdiyo ayuu leeyahay Janamana waxay leedahay hiinraag ama cartan. War hoooy u shaqayso aakhiro inta aan la odhan waa dhintay!.
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"guryihiina haka dhigina qubuur(meel aan lagu tukan) shaydaankuna wuu ka cararaa(oo masoo galo)guryaha suuratu Albaqra lagu akhriyo" #Axadith #r2024
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Rasuulka SCW wuxuu yidhi: (xadiis macnihiisu yahy: “ Qofka ka taga saddex jimce (salaada) cudur daar la’aan waxaa lagu dhex qoraa munaafiqiinta.” Saxeex Jaamic 6144
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:"Adduunyada ka saahid Alle ayaa ku jeclaan,dadku waxay haystaanna ka saahid dadka ayaa ku jeclaan " Fahanka Guud Ee xadiiska Yacnii haddaad rabto inuu Alle ku jeclaado; adduunyada hadaba ordin oo yayna aakhiradaada ku seejine ka saahid oo intii kaaga filan ka isticmaal. Sidoo kale haddaad rabto inay dadku ku jeclaadaan; dadku waxyaalaha ay haystaan ee isugu faanaan ka saahid oo faraha hala galin ayagaa ku jeclandoonee
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Nabigu ﷺ waxa uu yiri " Jannada gali maysaan illaa Iimaan la idinka helo, Iimaanna la' idinkama helo illaa aad jeclaataan walaalkaaga Muslimka ah, ma' idin tusiyaa wax haddii aad samaysaan aad is jeclaanaysaan? Ku faafiya dhexdiinna Salaanta Islaamka " Waxa wariye Muslim📚
Mostrar todo...
سبحان الله و الحمد لله و لا إله الا الله والله اكبر
Mostrar todo...
الْلَّهُم صَلِّ وَسَلِم وَبَارِك عَلَى سَيِّدِنَا مُحَمَّد
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Nabiga scw Wxuu Dhahay: "Wxaa Ley Tusay Acmaasha Umadeyda Teeda wngsan iyo teeda Xun, Wxn Ka hele Acmaasha Kuwoda wngsan In Wadada Shay Dhib ah Laga Fogeeyo, Teeda Xun Wxa wyeh in Candhuuf ama Xaaqo Masjidka lagu tufo anana La duugin. #Axadith #r2024
Mostrar todo...
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
Nabiga scw Wxuu Dhahay: "Wxaa Ley Tusay Acmaasha Umadeyda Teeda wngsan iyo teeda Xun, Wxn Ka hele Acmaasha Kuwoda wngsan In Wadada Shay Dhib ah Laga Fogeeyo, Teeda Xun Wxa wyeh in Candhuuf ama Xaaqo Masjidka lagu tufo anana La duugin. #Axadith #r2024
Mostrar todo...