cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Maan-maal

Kanaalka Maan-maal waa kanaal Aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha,dhiiragalinta Iyo Qiisooyinka . 🧠🗣📚🎯🌍🖋 Fadlan kusoo biir : mahadsanid Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈───────── ╰┈➤ #Maan_maal1

Mostrar más
Publicaciones publicitarias
404
Suscriptores
+524 horas
+127 días
+2530 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Meel Lagu kulmo Waxaa Ugu Wanaagsan Janatul-fardowsa Alle hay nagu kulmiyo Dhamaanteen Aamiin Aamiin" 🤲🤲
Mostrar todo...
1
Photo unavailableShow in Telegram
“ Nin xakiim ah baa la waydiiyay "maxaa ugu qurux badnaa wixii aad aragtay"!? Waxa uu ku jawaabay; "Ma arag wax ka qurux badan qof arkay dhammaan ceebahayga oo hadana wali i jecel iguna kalsoon . #Subax_wanaagsan✨🤍 Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Maan_maal1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Mostrar todo...
👍 2 2
Repost from N/a
🦒KOOOXDA HORSEED🦒 💫Fadlan aqriste channelka aad ka heshay jion dhaho✨ mid ka aad ka hesho ku bir🔥 @NolosheydiHore💔😰 🍂Hada ku bir💫 @Kaligariyow 🧠 🍂Hada ku bir💫 @Nafisa021🌹 🍂Hada ku bir💫 @Abdullahidhaqane💔💉🦋 🍂Hada ku bir💫 @SULTHANTYPINGXIKMAD0 🐎 🍂Hada ku bir💫 @Maan_maal1 🍂Hada ku bir💫 @Jacaylkiiqarsoonaa 🍂Hada ku bir💫 @Samiirbook 🍂Hada ku bir💫 @Hogaanka_nolasha1 🍂Hada ku bir💫 @SYL_MEDIA 🍂Hada ku bir💫 @Ilaah_kaliya_lahadal 🍂Hada ku bir💫 @Hamigena 🍂Hada ku bir💫 @Cawayskanolosha 🍂Hada ku bir💫 @DRSFARDOWSA 🍂Hada ku bir💫 @iftiinka_nolosha1 😜 🍂Hada ku bir💫 @DhirigalintaNafta 🫂🫀 🍂Hada ku bir💫                      ✨----------🏆---------✨       powered By : @DhirigalintaNafta🪫🌟                                      🏆---------💎-------🏆       🏅Vip channel @DhirigalintaNafta🕊                     KOOXDA HORSEED🕊            https://t.me/Abdullahidhaqane/2627             Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah ✍@AbdullahiDhaqane💰
Mostrar todo...
𝔄𝔟𝔡𝔲𝔩𝔩𝔞𝔥𝔦 𝔡𝔥𝔞𝔮𝔞𝔫𝔢

Wax walbo adiga ka Qurux badan 🥺🫅🏻❤‍🔥.🖇️...... Aduun yadaan oo dhan adigaa igu qurxoon ❤️🥺🫶🖇️...... Markaa hurdeysid iyo marka xanaaqsan iyo marka qosleysi 🥹🫅🏻✨🧚‍♀️....... Xitaa marka oyneysi waad qurux badan tahay.🫅🏾❤️🦋🫂✨ Xasiloni waxaa daremayaa nolasheyda marka ugu horeysay ❤️🥰🫶 Marka adi ku helaly.🫂🥺💗 Waxey ila tahay inaa aduun yadaan inaa ku duul duulayo.🌎🕊️🫀❤‍🔥✨ Hadii aad ila joogtid 🫂🫶🖇️🥺. Nolasha wey ii qurux badan tahay.🥺💗🍂✨ Hadaa iga tag tana waxbo ima ahan Nolasha dhan 🥹🫶❤‍🔥🫂🫀

Photo unavailableShow in Telegram
"In laguugu kalsoonadaa waa ammaan ka qaalisan in lagu jeclaado." –Leo Tolstoy #Subaxwanaagsan✨ Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Maan_maal1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Mostrar todo...
👍 2
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد. 🤍
Mostrar todo...
👍 1 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Qofka ugu caqliga badan waa kan ka warqaba khaladaadkiisa oo iska indha tira ceebaha dadka kale." - Imaam Cali bin Abii Daalib Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Maan_maal1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Mostrar todo...
👍 2 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Qofka ugu caqliga badan waa kan ka warqaba khaladaadkiisa oo iska indha tira ceebaha dadka kale." - Imaam Cali bin Abii Daalib Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Maan_maal1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Xikmad baa tidhaahda: Aamuska aad aamusto kolka aad baahan tahay, waxay tilmaantaa cisatu nafsi. Aamuska aad aamusto kolka lagugu jeesjeeso, waxay tilmaantaa sarrayn Aamuska aad aamusto kolka aad cadhooto, waxay tilmaantaa awood. Aamuska aad aamusto kolka aad guulaysato, waxay tilmaantaa kalsooni. Aamuska aad aamusto kolka wax laguu geysto, waxay tilmaantaa xikmad. Aamuska aad aamusto kolka aad murugooto, waxay tilmaantaa sabar iyo tala saarasho Alle. Aamuska aad aamusto xilliga dadku kuu nasteexeenayaanna, waxay tilmaantaa aadaab. — Mubarak Hadi. Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Maan_maal1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Mostrar todo...
👍 2 2👏 1
Photo unavailableShow in Telegram
Dadka ku aqbal sida ay yihiin,laakiin daji booska ay leeyihiin. Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Maan_maal1 🖋      ♡ ㅤ       ❍ㅤ         ⎙       ⌲   ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ
Mostrar todo...
👍 2 2
Photo unavailableShow in Telegram
“ Hadalka wanaagsan iyo dhaqanka tolmoon waa qayb kamid ah quruxda. #Subax_wanaagsan ✨ Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰ ╭┈─────────── ╰┈➤ #Maan_maal1 🖋 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Mostrar todo...
👍 2 1🔥 1
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.