cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Axmed Siciid axmed

Somali independent investigative journalist ✍️

Mostrar más
Finlandia2 497El idioma no está especificadoNoticias y medios35 412
Publicaciones publicitarias
1 612
Suscriptores
Sin datos24 horas
-17 días
+10030 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
[🖼 DEG DEG: Daawo Mu'ssasadda Al-Kataib oo baahisay qayb kamid ah sawirada dagaalkii lagu jebiyay maleeshiyada dowlada ee ka dhacay deegaanka Waniinle ee g/ Galguduud. Dagaalka ayaa waxaa lagu dilay in ka badan 27 askari laguna dhaawacay 38 kale, sidoo kale waxaana lagu furtey hub iyo rasaas farabadan. Sawirada meydadka linkiga hoose kasoo daawo 👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/Faafreeb1098
Mostrar todo...
14🫡 2👍 1😁 1
Repost from N/a
DEG DEG: Daawo Mu'ssasadda Al-Kataib oo baahisay qayb kamid ah sawirada dagaalkii lagu jebiyay maleeshiyada ridada ee ka dhacay deegaanka Waniinle ee Wilaayada Galguduud. Dagaalka ayaa waxaa lagu dilay in ka badan 27 murtad, laguna dhaawacay 38 kale, sidoo kale waxaana lagu qaniimaystay hub iyo rasaas farabadan. Telegram @Jabhaislamiyabot Hadii Aad Facebook Joogtid Ka Daawo Linkiga Hoose. https://www.facebook.com/permalink.php?story_fbid=pfbid02cdKU2hDusbYaQEwKJBAtGmQ4kC3cxRRbQjKhRFd3Mma5oNNXkMMVXMDptTJmPVrAl&id=61563007163343
Mostrar todo...
Sawirada Wanniile.rar9.19 MB
Waxaa goordhow labaahin doona sawirada dagaalkii Shalay lagu laayey maleeshiyaadka dowlada ee kadhacay Waniile.
Mostrar todo...
👍 5
00:21
Video unavailable
Waa Oday Trump oo la arkay isagoo hurdaya xilli uu shir ka qeyb gelayay, waxaa laleeyahay waa markii ugu horrraysay oo dhaqanka nuucaan ah lagu arko
Mostrar todo...
الأحداث_الأمريكية🇺🇸_on_X_'🚨_نام_دونالد_ترامب_في_مؤتمر_RNC_الذي_حضره.mp42.57 MB
😁 14
01:09
Video unavailable
Cali Jeyte ayaa sanadii 2023 ku baryootamay War Macaawisleyda hala hubeeyo, xilligaas haddii uu sidii Mareexaan hubka uga furan lahaa ciidamada dowladda hub la'aan ma ahaadeen waase doqon calooshiis ushaqeyste ah oo aan calaancal ka bixi doonin weligiis
Mostrar todo...
CALI🇩🇯_on_X_'Hassan_Hiiraan_hub_ma_siinin_I_know_you_have_an_agenda.mp48.11 MB
😁 9
00:16
Video unavailable
Ninka sidaan oranaya waa Sanbaloolshe oo Mareexaan ay shalay hubkii ka furteen!
Mostrar todo...
FEDERALIST_on_X_'Mareexaan_VS_HSM_iyo_Sanbalooshe_https_t_co_rg3IWYhIeL'.mp41.36 MB
8🥰 2👍 1🤔 1
Photo unavailable
Wasiir Shariif oo kamid ah Wasiirada Galmudug ayaa yiri “Hubka Caabudwaaq lagu furtay kama duwana kii dowladdu uqaybisay Qabiilada kale, reer Caabudwaaq Hal maalin ayay xisaabtoodii Heleen intii dhimatay Alaha unaxariisto.” Wasiirka ayaa sidoo kale yiri “Hubka warshiikh iyo Ruunirgood inta udhaxaysa yaala kama fidno badnaan doono.”
Mostrar todo...
😁 6
“NIN SHIMBIRO KABAQAYAA WARAF MA TUURO” 😀 Horta hadii Sidaas Fudud Lagu Soocelinayo hubka Markii horaba Lama Furteen dhiigna kuma Daateen. Su’asha is weydinta mudan ayaa ah hub sharci darro ah oo ciidanka dowladda galbinayaan halke lagu arkay, ? misana Madaxweynihi dhahayo dowladda aya iska Leh. Tirada hubka aya warar kala duwan kaso baxayan. Waxa la tibaxaya in la qabsaday 1200 AK47, boqolal shaab-shuutaro, 120 BKM, 100 Dhishike, 20 Seekawa, 1000 bastolado iyo rasaas tiro-beel ah.
Mostrar todo...
👍 5
Warar soo baxay ayaa sheegaya in maleeshiyaadka dowladda ay markale isaga firxadeen deegaanno katirsan Sh/dhexe
Mostrar todo...
👍 11
Photo unavailable
Xogo cusub ayaa kasoo baxaya hubkii ugacan galay shacabka degmada Caabudwaaq, qoys walba iyo qori AK47 ah ayaa lasoo werinayaa. Caawa ayaan Gorfayn doonaa Insha'Allaah https://t.me/+5PEHKcn68QhhOWE0
Mostrar todo...
😁 11
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.