cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Kulmiye Kulbiyoow

Mostrar más
Finlandia2 053El idioma no está especificadoNoticias y medios27 500
Publicaciones publicitarias
2 130
Suscriptores
Sin datos24 horas
-277 días
-14130 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Al Shabaab oo hoggaanka uhaya dagaalka Soomaaliya! Tan iyo wixii ka dambeeyay dabayaaqadii bishii Janaayo ee lasoo dhaafay kolkaas oo uu dhacay dagaalkii lagu hoobtay ee deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa jihaadiyiinta AS ayaa markale suntiga uqabtay loollanka hubaysan ee ka socda bartamaha dalka Soomaaliya. Wixii xilligaas ka dambeeyay waxaa jabay ciidankii dowladda ku duullaanka kusoo qaaday jihaadiyiinta ku sugan gobollada dhexe wuxuu ahaa jabkii 2aad oo usoo galay olole dagaalkeedkii uu madaxweyne Xasan ku iclaamiyiinta Islaamiyiinta, raacii 1aad wuxu ku jabay Cowsweyne 26 Agoosto 2023. Shan bilood oo kala ah Janaayo Feberaayo,Marso,Apriil iyo May ayay Al Shabaab si toos ah hoggaanka ugu haysaa dagaalka, dagaalyahanadeeda ayaa kolka ay rabaan qaado weeraro kolka ay rabaana ka nasto. Ciidamadii dowladda ee ashaamudka ahaa ayaa kala firxaday waxaana aad u adag in ciidamadii ka badbaaday weeraradii cagmarinta ahaa dib loogu celiyo furimaha dagaallada. Khubarada melleteriga ayaa aaminsan in dhiiranaanta AS iyo calool adeyga ay sameeyeen ay sababatay in ay cadowgooda ku jebiyaan dhul dagaalkiisu uu yahay mid masiiri ah. Weerarada gaadmada ah ee lagusoo afjaro saldhigyada dowladda ayaa utun ku noqday ciidamo tababarro kala duwan kusoo qaatay dalka dibadiisa. Shabaabku waxay hanteen intabadan gaadiidkii dagaal ee ciidamada lagusoo qalabeeyay iyo keydad hub ah. Lasoco warbixinada dambe oo aan ku falanqeyn doono filashooyinka dhow iyo kuwa dheer insha'Allaah https://t.me/warfaafiye_kt
Mostrar todo...
3🥰 1🤮 1
War cusub: mintidiinta AS ayaa dagaal kooban kadib lawareegay deegaanka Daarumicma ee shabeelaha dhexe
Mostrar todo...
👍 15 5🔥 2🥰 1
Repost from Warfaafiye Kurtun
Halkan waxaad ka heli kartaan Likiyada Channelada Faafreebpro iyo dhammaan warbaahinta Islaamiga ah ee xaqqa iyo xaqiiqda faafisa. Chennelkaan waxaa loogu talagalay in lagusoo gudbiyo dhamaan linkiyada Rasmiga ah ee warbaahinta xorta ah fadlan nagusoo biira 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/Faafreeblinks
Mostrar todo...
14🥰 2👍 1🔥 1
Photo unavailable
Maamulka 'Somaliland' ayaa dowladda Itoobiya lagalay heshiis lagu tababaro boqolaal katirsan ciidanka booliska Somaliland
Mostrar todo...
12🤣 9👏 1
Photo unavailable
Ergayga Mareykanka uqaabilsan geeska Afrika ayaa booqan doona Addis Ababa,Nairobi iyo Jabuuti xilli dagaallo culus ay ka socdaan dalalka Suudaan iyo Itoobiya
Mostrar todo...
👍 13🔥 1🥰 1
Q.Midoobay ayaa hadda Soomaaliya ku maamusho Chapter7 oo ah dal aan madaxbanaaneyn oo gummeysi kujira
Mostrar todo...
👍 14🔥 1🥰 1
Photo unavailable
Dowladda Federaalka ayaa ka codsatay Q.Midoobay in ay soo xirto howlgalka UN-ka ee Soomaaliya. Qoraal uu ku saxiixnaa Axmed Macallin Fiqi wasiirka arrimaha dibadda ayaa loo diray xoghayaha guud ee UN-ka balse lama oga sida arrinkan looga jawaabi doono
Mostrar todo...
👍 14 1👏 1
Photo unavailable
Odaygii cataataqa ahaay ee joe biden ayaa sheegay iney joojiyeen hubkii ay siinayeen yahuuda oo ay Ku sheegeen in lagu xasuuqaayey falastiiniyiinta waxoo Kaloo yahuuda ugu digay iney weerar Ku qaado magaalada Rafax ee koonfurta qaza. Odayga markii shacabkiisa cadaadiska Ka badiyeen ayaa waxuu Iska soo jaray hore Uma ogeyn in yahuuda xasuuqeysay falastiiniyiinta ee hadaa ogaanay hubkiina waa ka joojinay waa goormee nacalaa Kugu taal dheh waa kaas cadaawada gaalada allah hana ka qabtee
Mostrar todo...
👍 19 1🥰 1
01:47
Video unavailable
Dhacdadaan cajiibka ah ee dr shiine inoo Ka sheegeynayo bal ila arag Sanadihii 1972 ilaa 1978 oo ah xiliga ay dhacdada dhacday xiliyadaas oo soomaaliya dhihi karno waxaa degay jahliga diineed Iyo iney cago dhigteen calmaaniyada taasoo soo bilaabatay waxa lagu sheego markii soomaaliya xornimo beenaadkii heshay inkastoo xiligii siyaad bare aad u darneed diin xumada ilaa heer aysan jirin salaada qof dhalinyaro ah ama Dumar ah tukan jirin waxaa jiray Shiikh magaciisa la dhaho sh xasan xuseen ayaa doonay inuu guursado Gabar salaad tukada waxuu sahankiisa uu Ku raadinaayo Gabar tukada Ka soo bilaabay jigjiga waxuu soo maray waqooyi bari oo Kala ah Hargeisa,burco,bosaaso Iyo garowe ilaa uu soo gaaraya muqdisho ma uusan helin hal Gabar oo tukada asigoo yaaban ayuu ujiheystay gobalada gedo degmada luuq ayuu Ka helay Gabar tukata oo la Oran jiray faadumo tukata. Markii danbana Shiikha waxaa loo bixiyey{xasan xuseen Gabar tukata raadiye} Soomaliya Allah waxuu Ku daba qabtay waa burburkii Iyo culimo dhexda xirtay alx
Mostrar todo...
6.69 MB
19👍 2🥰 1
Channelka Wararka Caalamka wuxuu diiradda saaraa dhacdooyinka caalamka iyo muuqaallada Imaarada Islaamiga Afghanistan si aad uhesho warar iyo muuqaallo Fadlan kusoo biira Channelka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/+BTDVi0K621xkZmNk
Mostrar todo...
🌎Wararka Caalamka🌎

Dhalinyarada jiilka Cusub

10👍 2
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.