cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Jowharadii ifeysay

Wll kusoo dhowow chanel kena waxa aad ka heli doonta Dheeri galin Xikmado Oaahyo cajiipa !! Qormo jaceyl Sheekooyin

Mostrar más
Finlandia3 265El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad98 084
Publicaciones publicitarias
472
Suscriptores
+1224 horas
+787 días
+19830 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
Ha raadin jacayl, raadso taageero.. Ku saabsan qofka kuu fidiya kalgacalka iyo naxariis loo  dhawaado, qofka ceebaha ku qariya iyo sifooyinka aad xambaarsan tahay. Leh  badbaadada aan cabsida ka dambayn, iyo diirimaadka aan qabowgu raacin. Raadso qof aad ka gudbi karto marinka jacaylka ilaa heerka kalgacalka iyo naxariista
Mostrar todo...
2
Photo unavailableShow in Telegram
Wan ku doorto❤️ Dadka kugu jeclado Nafban ahay adiga ku donto Dadka kugu jeclado Dunida Kaa radshey mudo badane Daymada aragtidadan sii Daneynaya💯 Nolol idlanbad nalka Udareysaye abidka daraje Dayowga ka dhawro Hanka duuga noqonaya Dabiib.✨
Mostrar todo...
3
Photo unavailableShow in Telegram
Kama xishoonayo in aan kuu sheego inaan ku jeclahay..🥺❣ Runtii heer waxaan marayaa anoo hurdaayo in aan soo tooso oo aan fiiriyo inaa farin isodirtay io inkale..😩❤️ Ogowna iguma filna fariimahaga oo kaliya ee waxaan rabaa inaan ku arko oo aan hab kusiiyo..🫂🥹❤️ Taasna waa sababtaan u doortay inaan nolosha kula wadaago..🥰🫂 Subax wangsan asxbta✨✨
Mostrar todo...
🍾 3
Photo unavailableShow in Telegram
‏"لا تقبل بأقل مما تستحق." "Weligaa ha aqbalin wax ka yar inta aad u qalanto."
Mostrar todo...
2
Photo unavailableShow in Telegram
Ninka Wanaagsani Maaha Nin Taajir Ah Ama Qurux Badan. Waa Nin Yaqaan Qiimaha Xaskiisa.❤️
Mostrar todo...
3
Photo unavailableShow in Telegram
Dareenkii aan rabbey iyo baahidii aan qabayba adigaan kaa helay, doonistaydii iyo dookhaygiibana adigaa Noqday qali🥺❤️❤️ Dhamaan tiin galab wanaagsan❤️
Mostrar todo...
2
Photo unavailableShow in Telegram
Allaha weyn baa wax tara isagaa loo wada hirtaa wuxuu bixiyaan cidkale warmo iyo xoog ku joojin karin Abwaan Sharlaawe Abwaan Camaari.✨❤️
Mostrar todo...
🥰 3
Gh
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Guurso macnaheeda waxaa waaye: "(Qaad/Dusha) saaro masuuliyada guriga iyo dadka ku nool oo ay xaaska ugu horeyso." Xaaskana waxaa laga rabaa masuuliyada guriga dhexdiisa ah in ay qaado. Hadii labada masuuliyadood la kala fahmo waxaa imaanaayo nolol is faham waaro ku dhisan oo farxad iyo jaceyl xambaarsan. sidoo kale hadii rabi owlaada idin kala siiyo waxeey ku koraayaan moraal iyo kalsooni qeyrkood dhaafiso.
Mostrar todo...
7
Photo unavailableShow in Telegram
Ha u noolaan si xornimo leh oo xisaab la'aan ah, waligaa xasuusnoow amarka allah.✨
Mostrar todo...
👍 4 4