cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Taariikhda Soomaaliya🇸🇴🐪

Wax Aan Isga Sheegno Tarikhda Dalkeena

Mostrar más
Finlandia2 553El idioma no está especificadoBloques14 524
Publicaciones publicitarias
1 455
Suscriptores
+224 horas
+667 días
+27430 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

https://t.me/addlist/-UM3DrFiOQBmODI0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 97 chats.

👍 1
Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Mostrar todo...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Hagaha_nolosha @halgnka @Maskax_maaal @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl 🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Mostrar todo...
HALKAAN TAABO 📌
QEYBTII 4AAD OONA AH QEYTII UDANBEYSAY MAQALKII UGU HADLEYNAY TARIKHDA FARTA SOOMAALIYA. Markii la sameeyey dhamaan waxyaabihii loogu diyaargaroobayay qorista Afka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah loo shaaciyey qoraalka farta sanadii 1972-kii. Hawlaha la qabtay waxaa ka mid ah dajinta naxwaha Afka sida  Magac, fal, Fal-kaab, Magac u yaal, Sifo, laakiin sidaasi oo ay tahay wali naxwaha iyo ebyidda afka waa mid qabyo ah, una baahan hawl badan. Waxaa iyana la qorey qaamuus, hase yeeshee markii uu ku dhamaan waayay xiligii loogu talogalay ayaa wasiirkii hidaha iyo tacliinta sare  waxaa uu sii wadistiisa hawsha dhamaystirka qaamuuska u  xilsaaray Cabdiqaadir Farax Bootaan oo ahaa nin ka tirsan  Akaadeemiyada Fanka iyo Dhaqanka , hase yeeshee waxaa si weyn u caan baxay oo fidey Qaamuuskii uu qorey Yaasiin Cusmaan oo lasoo saaray sanadkii 1976-dii Qaraar dowladda Soomaaliya kasoo baxay taariikhdu markii ay ahayd Jaanyo 21, 1972-dii in afka rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya uu yahay Afka Soomaaliga ee “Maxaa Tiri” Markii fartii la dhamaystirey, lana diyaariyey dhamaan agabkii loo baahnaa haddii ay buugaag ahaan lahayd iyo haddii naxwe ahaan lahayd, ayaa waxaa loo baahday in dalka iyo dadka lagu baahiyo, waxaana sidaasi ku biloowdey ololihii Farta sanaddii 1972-dii , Ololahaas oo ay Dawladdii Siyaad Barre  markii dambe ku baahisay  dhammaan deegaamada dalka, dadka reer miyiga ah ama reer guuraagu aad ayey wax u barteen. Warbixino ay hay’ado diyaariyeen waxaa lagu sheegay in Ololahan uu kor u qaaday  aqoonta dadka min 2% ilaa 55%. Xiligii ay jirtay dowladdii kacaanka waxaa dugsiga lagu baran jiray farta Soomaaliya dhamaan maadooyinka manhajka ku jirey sida seyniska, xisaabta iyo wax kasta oo kale. Sanaddii 2012-kii waxaa dalka  Djabuti lagu qabtay xaflad lagu xusay 40-sanno guuraddii qoridda far Soomaaliga, Soomaaliya waxaa ay ku jirtaa marxaladii ugu xumeyd ee xaga midnimada, Qowmidda Soomaalida ayaa u midowday xuska maalintaas. Munaasabaddaas waxaa  lagu daah rogey qaamuuska ugu weyn ee af-Soomaali lagu qoro, kaas oo fikirkiisa uu lahaa madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, isla markaana ay wada-jir u diyaariyeen machadka Afafka ee Jabuuti iyo Naadiga Qalinlayda iyo Hal’abuurka Soomaaliyeed (Somali-Speaking PEN Club). January 21, 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  isaga oo ka hadlayay xuska 42 guurada kasoo wareegtey markii la qorey farta Soomaaliga  sheegey in laga bilaabo maalintaas ay mabnuuc tahay in far aan ahayn tan Soomaaliga lagu isticmaalo xafiisyada dowladda, haddii aanan markaasi xiriir lala samaynaynin cid dibadda ah. February 21, 2015: Madaxweynayaasha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Djabuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa Muqdisho ku dhagax dhigay xarun goboleed lagu hormarinayo luqadda iyo dhaqanka Somaliweyn, Waxaa loo loogu Magac daray Akaadimiyad Goboleedka Farta Soomalaiga, Xasan Sheekh ayaa maalintaas sheegay in arrintaas lagula tartami doono luqadaha caalamka. Amarka Madaxweynaha ee ahaa in xafiisyada dowladda ay ku shaqeeyaan qoraalka Soomaaliga waxba lagama soo qaadin oo wax walbo waa sidii hore xafiisyada dowladda, inta badan warsaxaafaeedka soo gaaro Bulshada Somalia  waxaa u qoran af Ingiriis iyadoo taasi ay jirto ayaa guddoomiyaha gobolka Banaadir waxaa uu soo saaray amar cusub oo sheegaya in boorarka xayeysiinta ee ku dheggan gobolka Banaadir loo bedelo Farta Soomaaliga, taasina ma fulin.
Mostrar todo...
2👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
🌐 Waxaan haayaa Chanell iib ah 10k Marayo qiimahiisuna Waa Hishiis hadii aad U baahantahay ila soo xiriir User name ka hose 👇👇 ☞ Akhii Cabdalla ☞ Akhii Cabdalla
Mostrar todo...
QEYBTII 3AAD October 21, 1969: Markii uu dalka la wareegay  Madaxweyne Maxamed Siyaad waxaa uu dib usoo nooleeyay fikradii qoraalka farta Soomaaliga. 21 January 1971:  Waxaa la dhisay guddiga Af-Soomaaliga, gudigan waxaa dhisay golaha sare ee kacaanka si ay u sameeyaan xarfaha ugu haboon ee lagu qoraayo Soomaaliga. Guddigan waxaa uu ka koobnaa 21 oo ah xeeldheerayaal Afafka ah  iyo labo lataliye, Xubnaha Guddiga ayaa kala ahaa 1.       Sharif Salah Mohamed Ali, Gudoomiye 2.       Yaasin Cismaan Keenadiid 3.       Mustaf Sheekh Xasan 4.       Axmed Cali Abokar 5.       Yuusuf Xirsi Axmed 6.       Msuse Xaaji Ismaaciil Galaal 7.       Cabdidaahir Affey, 8.       Aw Jaamac Cumar Ciise 9.       Dahabo Faarax Xasan 10.   Cabdulaahi Xaaji Abuubakar 11.   Cabdullaahi Ardeeye 12.   Xasan Sheekh Muumin 13.   Maxamed Nuur Caalin 14.   Maxamed Xasan Aaden (Gaheyr) 15.   Xirsi Magan Ciise 16.   Cumar Aw Nuux 17.   Cabdullaahi Xaaji Maxamuud (Insaaniya) 18.   Iikar Bannaa Xadaad 19.   Aaqib Cabdullaahi 20.   Xuseen Sheekh Axmed Kadare 21.   Axmed Cartan Xaange 22.   Maxamed Xaaji Xuseen Sheeko Xariir 23.   Cabdiraxmaan Nuur Xirsi 24.   Shire Jaamac Guddigan waxaa uu lahaa guddi hoosaadyo sida mid qaabilsan qorista  Qaamuuska, kan Taariikhda ,  Juqiraafiga, Sayniska, diyaarinta kutubta dugsiyada iyo naxwaha. Guddiga Afka Soomaaliga ayaa farta Roman-ka ama Laatiinka in lagu qoro Afka Soomaaliga, sababtun waxay ahayd maadaamaa makiinadihii xafiisyada yiiley ee teebka ay ku qornaayeen fartaasi laatiinka, Muddo  22 Bilood gudahood ah ayaa waxaa lagu diyaariyey  Buugaagta Dugsiga dhexe, xarfaha higgaadda Af-Soomaaligu oo ka kooban 5 Shaqal  iyo 21 Shibbane. Si ka duwan sidii 1961-dii, Ma dhicin wax mudaaharaadyo ah ama cadaadis ku yimid guddigan si farihii tartamayey midkood loo sooco, sababtuna waxay ahayd xukunkii adkaa ee dowladdii Maxamed Siyaad Barre.
Mostrar todo...
2😭 1
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇    📍Ku biir📍 𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌 @Hagaha_nolosha @wadnojacayl @halgnka @Maskax_maaal @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl 🥺 Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Mostrar todo...
HALKAAN TAABO 📌
https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @jowharadi1ifeysay ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Mostrar todo...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
00:21
Video unavailableShow in Telegram
CIIDA HOOYO WAA LAMA HURAAN, AZHAPA HALKAN KUXERAN WAXAA LEEYAHY EID WANAAGSAN.
Mostrar todo...
1.49 MB
4
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.