Taran App
Ir al canal en Telegram
1 614
Suscriptores
-224 horas
Sin datos7 días
-230 días
Archivo de publicaciones
1 614
Haddii aad tahay TikToker 🎁 ama YouTuber 🎥 lacag ku hela PayPal — Taran App ayaa kuu ah xalka! 🚀
✅ Lacagtaada si toos ah ugu beddel:
EVC Plus | M-Pesa | E-Dahab | MTN | Airtel | Premier Wallet
⚡ Degdeg, fudud, ammaan ah waliba ilbiriqsiyo gudahood!
📲 Kala soo deg Taran App maanta:
Apple Store & Play Store https://taranapp.com/downloads
#TaranApp #PayPalToMobileMoney #EVCPlus #MPesa #DigitalPayments #AfricaTech
1 614
Ciid Mubaarak dhammaantiin!
Alle ha inaga wada aqbalo soonka iyo camalka suuban, hana ka yeelo Ciiddaan mid khayr, barako iyo nabad leh.
Farxad iyo raynrayn ku ciida 🤍
Kala soo deg Google Play & App Store.
https://taranapp.com/downloads
1 614
Speed matters.
Taran App gives you direct access between crypto and M-Pesa, without relying on slow P2P trades.
Your funds. On your time.
1 614
Mararka qaarkood, si aad u sarifato lacag Cryptocurrencies-ka ah, waxaad martaa nidaamyo badan, dad kala duwan iyo qidmad aan si cad loo sheegin. 😕
Taran App waxaa loo Sameyay in uu si fudud oo hufan kuugu xalliyo baahiyaha sarifka lacagaha Cryptocurrencies-ka ah.
🔄 Halkan, sarifku waa toos.
🚫 Ma jiro cid idiin dhexeysa.
❌ Ma jiro kharash Qarsoon,
⚡ Waqtigu waa degdeg sikimo guduhood ah.
Taran App – Buundada u dhexeysa lacagta mobile-ka iyo tan digital-ka. 📱💱
1 614
A lot of you have been asking how the swap actually works 👀
So here’s a full walkthrough showing how to move between M-Pesa and stablecoins using the Taran App. Take a look, try it out, and let us know if anything needs more clarity.
Your feedback helps us improve 🙌
1 614
A lot of you ask, “Is it easy to get started?”
So here’s a quick walkthrough showing exactly how to sign up and get into Taran App. No complicated steps ,just a smooth start.
Watch it and let us know if anything needs more explaining 👀👇
1 614
This one came out 🔥
We’ve been building quietly, and this video shows exactly what Taran is about, making money movement across borders feel effortless.
Watch it and tell us what you think 👀
Which feature stands out most to you? Let's talk 👇
1 614
Taran App waxa ay ka haqabtiraysaa baahida Gas Fee, iyadoo kuu suurtagelinaysa in aad ka hesho Gas Fee-yada kala ah BNB, Solana, iyo TRON — dhammaantood hal meel.
Waxaad ku iibsan kartaa Gas Fee-ga adigoo adeegsanaya mobile money-ga Bariga Afrika, sida EVC Plus, Sahal, Premier Wallet, MTN, M-Pesa (Kenya & Tanzania).
Haddii uu jiro Gas Fee kale oo aad jeclaan lahayd in lagu daro Taran App, fadlan nala wadaag aragtidaada adigoo ku qoraya qaybta faallooyinka.
1 614
You’ve seen the video , now we want your take 👀
What stood out to you most?
Speed? Simplicity? Scale?
Taran App is growing because of real users solving real payment challenges every day — and this community is a big part of that.
Drop a 🔥 if you’re proud of how far we’ve come
Drop a 💡 if you have ideas on what we should improve or add next
Let’s keep building together.
1 614
🇨🇦 Quick update from Canada 👀
The Bank of Canada wants stablecoins to be backed by high-quality liquid assets. In simple terms: more transparency, more safety, more trust.
Why does this matter?
Stablecoins are no longer just for trading. People are using them for:
• Payments
• Cross-border transfers
• Everyday financial activity
Clear rules help protect users, keep the system stable, and make it easier for more institutions to get involved.
Feels like another step toward stablecoins becoming real digital money, not just a crypto experiment.
💬 What do you think?
👉 Do stronger rules make you trust stablecoins more , or do they take away from innovation?
Let’s discuss 👇
1 614
New year, new goals, new energy, and yes, new profile pictures too 😄😆
As we step into 2026, it’s the perfect time to refresh your Taran App profile and leave those 2025 vibes behind.🥳🥳
Your profile picture might seem like a small detail, but it’s part of how you show up in the Taran ecosystem.
📲 If you haven’t already, download or update the Taran App and make the switch today.😎
1 614
🎉 Sadali oo ku guuleyso $25! 💸
Tartankan xiisaha leh e u dhexeeyaa degmooyinka Warshiiq iyo Howlwadaag ee biri 06 Nov 2025 🏆
👉 Si aad uga qayb gasho saafalintaas , raac dhammaan shuruudaha iyo habka saadlint adigoo booqanaya linkigan Facebook:
🔗 https://www.facebook.com/share/17SwsRu6ov/
Ha seegin fursaddan
1 614
✨ Rasmi
Solana Network hadda waxaad si toos ah uga heli kartaa Taran App! 🚀
Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno in Solana Network si buuxda loogu daray Taran App!
Taasi waxay ka dhigan tahay:
⚡ Xawaare degdeg ah
💰 Khidmadeda oo hooseeya
✅ Trading fudud & seamless
Bilow mustaqbalkaga crypto trading maanta oo adeegso Taran App
Update ku Samey Taran App maanta oo isla markiiba tijaabi! 🚀
👉 Google Play
👉 App Store
Ka dhig noloshaada mid fudud, isla markaana saaxiib nala noqo 🤝
💬 Su’aal ma qabtaa?
Nala soo xiriir markasta — 24/7 Support!
🔋 Powered by YIKSI LTD
🟢 Trusted · Fast · Secure
1 614
💡 Wax weyn ayaa soo socda!
La soco Oo halkaan isha kuhay ... 👀
U diyaar garow Adeeg cusub iyo fursado kale ballaaran.
📲 La soco oo update garey Taran app — Google Play & App Store dhawaan!
#TaranApp #AdeegCusub #SooSocda #CryptoMadeEasy #FursadoBallaaran
1 614
🌟 Mahad Gaar Ah 🌟
Yiksi LTD waxay maanta si diirran u soo dhawaysay Mudane Abdiwali Timacade, Agaasimaha Guud ee NIRA, oo soo Booqday Maanta xarunta Yiksi LTD 🤝✨
Booqashadu waxay xoojisay doorka Taran App ee adeegga Hubiye si loo helo KYC ammaan ah oo fudud, taas oo u sahlaysa isticmaaleyaasha inay si kalsooni leh u isticmaalaan. 🚀💡
👉 Google Play
👉 App Store
Ka dhig noloshaada mid fudud, isla markaana saaxiib nala noqo 🤝
💬 Su’aal ma qabtaa?
Nala soo xiriir markasta — 24/7 Support!
🔋 Powered by YIKSI LTD
🟢 Trusted · Fast · Secure
1 614
🚨 War Farxadleh 🎉
Dhammaan macaamiisha Taran App waxay heli doonaan 1% lacag-celin (Cashback) mar kasta oo ay ku lacag ku sarifyaan Base Network.
💸 Dhaqdhaqaaq kasta oo aad ku sameyso Taran App – Swap, Send, ama Payments – waxaad hadda ka heli kartaa lacag-celin joogto ah
✅️ Tusale hadii $100 aad Ku sarifto Taran app adiga oo Adeegsanayo Base Network Waxaad Dib u heli doonta $1 oo Lacag Celin ah .
Update ku Samey Taran App maanta oo isla markiiba tijaabi! 🚀
👉 Google Play
👉 App Store
Ka dhig noloshaada mid fudud, isla markaana saaxiib nala noqo 🤝
💬 Su’aal ma qabtaa?
Nala soo xiriir markasta — 24/7 Support!
🔋 Powered by YIKSI LTD
🟢 Trusted · Fast · Secure
¡Ya disponible! Investigación de Telegram 2025 — los principales insights del año 
