cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

─⃝⃘⃕

coming soon

Mostrar más
Finlandia721El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad10 713
Publicaciones publicitarias
8 693
Suscriptores
-224 horas
-227 días
-11730 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
Adiga waxad tahy aniga naftayda🥹 Waxad isiisay daryel iyo naxariis intaba waxan ku dareemay🥹 Adiga agtaada😭🫶 Mana rabo inaan ku waayo Waxaa tahay qof aniga igu qaaliyaH Subx wangsan
Mostrar todo...
5👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Markaan kuleeyahay wanaaga shalay isku baranay😊🙌 Maantana waan ku kala tagi karnaa🤦‍♂💔 micnaheeda ma ahan inaa tahy Qof xun💔😢 ee micnaheeda waxay tahay labada qofood waxa dhacda mararka qaarkod✌️ Ayagoon wax xumaata laheen😞 Sina inaysan uwada jaan Qaadi karin😢🙌 waxadna ogataa Marabo biri markan niyadada kusoo dhaco😢🤦‍♂ inaad xumaato dareento ee waxan rabaa🥹❤️ inay niyadaada kusoo dhacdo inaynu ku kala tagnay 🤝💔 dantaada iyo danteyda darteed🤍 Subxwngsan inta xariirad ku fashilmay😁
Mostrar todo...
7😁 2
Photo unavailableShow in Telegram
Dadku waxa ay dhahaan Muxuu qofkaan kusiiyay Oo sidaan oo dhan ugu jeceshahay Lkn maba ogo inaad tahy qofkii Ugu horeeyay oo aan ducadeyda kuxuso❤️🥹 Maalin wngsan
Mostrar todo...
5👍 1🔥 1
Photo unavailableShow in Telegram
Hadii raga doorkan jiraH Dumarka 4 ay rabaan Intaan noolahay Dunida🥹❤️ Halkaan dugsi uga dhigay🫂 Cidkale lama daajiyo👫 Dareeneda oo qurah Duni iyo hanti iigu filan..🙌😊 SUBX WNGSAN🤚🤍
Mostrar todo...
9
Photo unavailableShow in Telegram
𝗁𝖺𝖽𝗂𝗂 𝗉𝗋𝗈𝖿𝗂𝗅𝖾 𝗅𝖺𝗀𝗎 𝗌𝖺𝖺𝗋𝗍𝗈 𝗁𝖺 𝗆𝗈𝗈𝖽𝗂𝗇 𝗂𝗇 𝗅𝖺𝗀𝗎 𝗃𝖾𝖼𝖾𝗅 𝗒𝖺𝗁𝖺𝗒 𝗐𝖺𝖺𝗒𝗈 𝗌𝗎𝗇𝗍𝖺 𝖽𝗈𝗈𝗅𝗂𝗀𝖺 𝖺𝗌𝖺𝗀𝖺𝖺 𝗄𝗎 𝗌𝖺𝗐𝗂𝗋𝖺𝗇😁😁 habeen wngsan asxpta
Mostrar todo...
😁 6
Photo unavailableShow in Telegram
Xikmadani waxay lee dahay inta aadan guri dagin kahor dariskaaga dooro inta adan safar galin kahorna wehelkaaga dooro 𝖣𝗎𝗁𝗎𝗋 𝗐𝗇𝗀𝗌𝖺𝗇 𝖺𝗌𝗑𝗉𝗍𝖺
Mostrar todo...
6👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Xasuusaha qaara baana tagin tariigya damaana Dib ushidmin waaya tagiyo waxaan la dhibanahay ayaamo shidna inkastoona dhalaalkiyo aana raacayn qurux waxa tagay iftiin io aayamo nuur lahaa inkastoon is diidsiye inaan kuubaah do mankeygiyo maskaxdaan mar qaabilayn wadnaha iqalano warna yeelayne iidabaco bal ayaamo qura usoo jalec dhankeyga😭😭💔 𝘚𝘶𝘣𝘹 𝘸𝘯𝘨𝘴𝘢𝘯 🥀
Mostrar todo...
5
Photo unavailableShow in Telegram
Xiriirka jaceel marka uu dagaal iyo doodi dhaxdiisa timaayo🙌 waxa qaladka madaxa ku qaata raali galintana bixiya🤍 qofkii jaceelka badnaa ee 😔 Ma ahan qofkii qaldamay👌🔥 Maalin wngsan❣
Mostrar todo...
6👍 2
Photo unavailableShow in Telegram
Dabaalku sidiisa maqaato waano Darajana laguma gaaro raaxo Nin walboo loodhisayna talo dheel-dheel iyo kuma garin laafyo Ee halkas hamineyso u qaad talabo rabigaagana gacmahu u taago waalidka ducadisana raadso si ay kuugu fududaadan wax walbo subx wngsan🌺
Mostrar todo...
👍 3 2👏 1
Photo unavailableShow in Telegram
‏"لا أريد سوى أن أكون في أعمق مكان بقلبك، أن يكون حبك لي حبا أبديا، لا يبدله الوقت و لا تمحيه المسافات و لا تحب أحد سواي."🫀 Subah wangsan dugsi carabi ina galay maliga darema🔥😂
Mostrar todo...
4👍 1😁 1💯 1