cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

HAGAHAJIILKA12✍❤️👨‍💻🌍

Waxaa halkan ka helaysaa dhiiragalin nolosha ah

Mostrar más
Finlandia3 199El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad88 986
Publicaciones publicitarias
615
Suscriptores
+224 horas
+277 días
+5230 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Hadii aadan noqon karin qoraa anfaca dadkiisa🌼📝 noqo aqriste anfaca naftiisa 📖
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
In aad la kulantid dad qiimo leh, waxa ay ku xiran tahay nasiibkaaga, laakiin in aad heystid dadka qiimaha leh ee uu nasiibkaagu kula kulmiyo, waxa ay ku xiran tahay dabeecaddaada. ~○kariim ~○
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
The 100 hour rule =============== Sanadka oo dhan (365 days × 24 hrs) waa 8,760 saacadood. Haddii aad mowduuc, xirfad ama maaddo gaar ah aad ku bixisid 100 saacadood keliya sanadka oo dhan (~ 1%), oo u dhiganta ~ 18 daqiiqo maalinkii, waxaa hubaal ah in aad mowduucaas aad cid kasta kaga fiicnaanayso, khabiirna ku noqonaysid. In aad aqoon ama xirfad cusub baratid uma baahna juhdi iyo kharash badan. Waxay u baahan tahay oo keliya in ay kaa go'an tahay oo aad niyad xooggan u haysid (Motivation), kadibna joogtaysid (Consistency). Waxaad kale oo aad u baahan tahay adkaysi iyo dhabar adayg ... sabur. "وما أعطي أحد عطاء خيرا وأوسع من الصبر" متفق عليه Ogow 18 daqiiqo maalinkii oo dhan (24 hrs × 60 min = 1,440) waxay ka tahay ~ 1% oo waqtigaaga ah. "Sweat the small stuff".
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Ha ilaabin
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Waa midkee midka kor u qaadaya bani aadamka qiimihiisa rayigaaga adiga ahaan 1 Cilmiga 2 Nasbka 3 Aqlaaqda 4 iyo Maalka HAGAHAJIILKA12❤️👍
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
لا أباء.. طفل يربي طفل !❤️‍🩹🌱 Waa aabo li' ilmo-yar oo ilmo-yar Korinaya xaalada ka taagan Gaza Allow udhibi yaree walaaleheen 🤲
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Socdaalkeena dhanka isbedelku wuu bilaabmay 🔥❤️‍🔥 @HAGAHAJIILKA12❤️
Mostrar todo...
Hᴀᴅᴀғᴋᴀ ᴡᴀᴀ ɪɴ ʟᴀ ᴅʜᴀᴍᴇʏsᴛɪʀᴏ 90ᴍᴀᴀʟᴍᴏᴏᴅ ᴋᴜ ɢᴏ,ɴᴀᴀɴᴛᴀ ʏᴏᴏʟᴀʟᴋᴀɴ 🎯✅ ✅Sᴀʟᴀᴀᴅᴀ ᴡᴀᴋʜᴛɪɢᴇᴅᴀ ʟᴀɢᴜ ᴛᴜᴋᴀᴅᴏ ɪʏᴏ sᴜɴᴀɴ ᴀʟ-ʀᴀᴡᴀᴀᴛɪʙ ✅Hᴜʀᴅᴏ xɪʟɪ ʜᴏʀᴇ sᴏ ᴋɪᴄɪd xɪʟɪ ʜᴏʀᴇ ✅ᴀᴋʜʀɪsᴛᴀ ǫᴜʀᴀᴀɴᴋᴀ ✅ ᴀᴋʜʀɪsᴛᴀ ᴀᴅᴋᴀᴀʀᴛᴀ ( Aʟ sᴀʙᴀᴀx / Mᴀsᴀᴀ / Nᴏᴏᴡᴍ . IWM ✅ᴊɪᴍɪᴄɪsɪ 30 ᴅᴀǫɪɪǫᴏ ✅Aᴋʜʀɪsᴋᴀ ʙᴜᴜɢ ✅Bᴀʀᴀsʜᴀᴅᴀ xɪʀғᴀᴅ ᴄᴜsᴜʙ ✅Kᴀ ᴛᴀɢɪsᴛᴀ ᴄᴀᴀᴅᴏ xᴜɴ ✅ Dʜᴀɢᴇʏsɪɢᴀ ᴘᴏᴅᴄᴀsᴛ ✅Lᴀ xɪsᴀʙᴛᴀɴᴋᴀ ɴᴀғᴛᴀ Tᴀʟᴀᴀʙᴀᴅᴀ 2: U ʀᴏɢ ʏᴏᴏʟᴀʟᴋᴀ ᴄᴀᴀᴅᴏᴏʏɪɴᴋᴀ 🎯 ( U ʙᴇᴅᴅᴇʟ sɪᴅᴀ ᴜɢᴜ ʜᴀʙʙᴏᴏɴ ᴅᴀʀᴜᴜғᴀʜᴀɢᴀ ) Tᴜsᴀᴀʟᴇ: ✔️Sᴀʟᴀᴀᴅᴀ ᴊᴀᴍᴇᴇᴄᴀᴅᴀ ᴋᴏᴏᴡᴀᴀᴅ ✔️sɪ ᴡᴀᴅ ᴋᴀ ᴛᴀɢɪsᴛᴀ ᴄᴀᴅᴏ xᴜɴ ᴏᴏ ᴡᴀʏɴ 🚫 ✔️Hᴜʀᴅᴀᴅᴀ ᴋᴀ ʜᴏʀ 10PM ɪʏᴏ sᴏᴏ ᴛᴏᴏsɪᴅᴀ sᴀʟᴀᴀᴅᴀ sᴜʙᴜx . ✔️Aᴋʜʀɪsᴋᴀ ʙᴜᴜɢᴀɢᴛᴀ ✔️Jɪᴍɪᴄsɪ sᴜʙᴀxɴɪᴍᴏ ɴᴜs sᴀᴀᴄ ᴀʜ 🏃‍♂️ ✅ 2sᴀᴀᴄ ( Bᴜᴜɢ ᴀᴋʜʀɪɴ , ᴋᴏᴏʀsᴏ ᴀᴀᴅɪᴅ ) ROTINKA 90KA MALIIN 🔥❤️‍🔥
Mostrar todo...
*تِلْكَ أُمَّةٌ قَدْ خَلَتْ ۖ لَهَا مَا كَسَبَتْ وَلَكُم مَّا كَسَبْتُمْ ۖ وَلَا تُسْأَلُونَ عَمَّا كَانُوا يَعْمَلُونَ (134)* *“Taasi waa Umad hore u tagtay,waxay leedahay wixii ay kasbatay,idinkuna waxaad leedihiin wixii aad kasbataan,mana laydin weydiin doono wixii ay soo sameyn jireen”*
Mostrar todo...
*Waa muhiim inaad garaneyso halka aad hada joogto lkn waxaa kasii muhiimsan inaad garaneyso halka aad usocoto.*
Mostrar todo...
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.