cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

QALBI DHAYE

๐—ž๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐——๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ก๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€ ๐—๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฆ๐˜‚'๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡โค๏ธโฃ๏ธ https://t.me/qalbi_dhaye1

Mostrar mรกs
Finlandia755El idioma no estรก especificadoReligiรณn y espiritualidad11 173
Publicaciones publicitarias
8 365
Suscriptores
+3524 horas
+1497 dรญas
+66430 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ SPONSORED BY   โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @jaceylqore โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 โ†ช๏ธ @learn_english012 โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha โ†ช๏ธ @Arabic023 โ†ช๏ธ @taladaqoyska โ†ช๏ธ @Caafimaad2 โ†ช๏ธ @Xikmadle โ†ช๏ธ @kadisaqoon โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada โ†ช๏ธ @wadnojacayl โ†ช๏ธ @Lamaane24h โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42 โ†ช๏ธ @mustaqbal7 โ†ช๏ธ @jowharadi1ifeysay โ†ช๏ธ @Iibiye_online โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง http://t.me/Wll_musab
Mostrar todo...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 98 chats.

Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Mostrar todo...
๐Ÿ’ป ONLINE MARKETโŒจ
๐Ÿ“– TAFSIIRKA QURANKA
ุชุนู„ู… ุงู„ู„ุบุฉุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ๐Ÿ“•
๐Ÿ“• ุชุนู„ู… ุญุฏูŠุซ
๐ŸŒ™ ุงู„ุชู‚ูˆูŠู… ุงู„ู‡ุฌุฑูŠ
๐Ÿ•‹ QUR'AN REMINDER
๐Ÿ“š Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA ๐Ÿ–ผ
LEARN ARABIC WITH MUSAB ๐Ÿ“š
ENGLISH CONVERSATION ๐Ÿ“™
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
๐Ÿ–ฅIIBIYE ONLINE๐Ÿ–จ
XIFDINTA QUR'ANKA
โœŠTeam kordhis๐Ÿซ 
๐ŸคADMIN
Photo unavailableShow in Telegram
Qalbiga nadiif ka ahow, si kasta oo qalbiyada kugu xeeran u madow yihiin, waayo noloshu soo noqon mayso, ee wakhtigaaga ha ku lumin xumaan iyo nacayb
Mostrar todo...
โค 3๐Ÿ‘ 2
Ogolow inaad is biimayso ood dadaal walba hurto.si aad u gaadho Waxa aad rabto๐ŸŒธ๐Ÿ’ Subax san๐ŸŒธ
Mostrar todo...
โค 3
Photo unavailableShow in Telegram
Via @Faaido_team T 1 Tแดแด˜ Fแด€,ษชแด…แด Tแด‡สŸษขส€แด€แด แด„สœแด€ษดแด‡สŸs แดกแด€แด€ แด‹แด€ษดแด€สŸแด แด›แด‡สŸษขส€แด€แด แด แด€ส แด‹แดœ แดษชแด…แดส™แด‡ษด แดขแด€แด€xษชษชแด˜แด sแดแดแด€สŸษชสแด‡แด…, สœแด€แด…แด€า“แด‹แดแด…แดœษดแด€ สแด€สœแด€ส ษชษด แด€ส sแด€xษชษชแด˜แด€แด…แด€ แด‹แดœ xษชส€แด€ษด แดœ sแดแด ษขแดœแด…ส™ษชสแด€ษด แดแดแดกแด…แดœแด„สแด า“แด€,ษชแด…แด แดœ สŸe๐Ÿฅ‡    ๐Ÿ“Ku biir๐Ÿ“ ๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐Ÿ“Œ @Hagaha_nolosha @wadnojacayl @halgnka @Maskax_maaal @Dabiibe_Jacayl @Cilmu_nafsi_10 @Naxariis_jacayl ๐Ÿฅบ Gแดœแด…แดแดแดษชแด‡ ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป: @Cabdullahi_7
Mostrar todo...
HALKAAN TAABO ๐Ÿ“Œ
Photo unavailableShow in Telegram
Haddaad qalbiga gashaan kuwa aan jecel nahayoow si wanaagsan u daga
Mostrar todo...
๐Ÿ˜จ 3
BARNAAMIJKA QORMO โœ๏ธ.โ€ฆ ( ๐๐Ž๐‘๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐Ÿ๐Ÿ— ๐€๐€๐ƒ ) Abaalmarinta kuwa xaqa ah: Nimcooyinka Eebbe ee kuwa wanaagsan . Muโ€™miniinta suuban ee ku dadaala inay raacaan manhajka Islaamka, kuna noolaadaan nolol toosan, waxaa Eebbe u ballan qaaday ajir iyo nimco aad u weyn. Dadaalkooda daacadda ah, cibaadadooda iyo ku dhegganaanshaha mabaadiโ€™da akhlaaqda ma aha kuwo aan waxba tarayn, maadaama Eebbe yahay kan ugu naxariista iyo deeqsinimada badan. Adoomadiisa adeecana wuxuu ku abaal marina nimco if iyo aakhiraba. Allah, xigmaddiisa aan dhammaadka lahayn, wuxuu u ballanqaadaa abaalgudyo aan la tirin karin kuwa xaqnimada u hiiliya. Abaalmarinadani waxay u muuqan karaan noocyo kala duwan, oo ay ku jiraan xasilloonida ruuxiga ah, nabadda gudaha, qanacsanaanta, iyo barakooyinka arrimaha adduunyada. Kuwa xaqa ah waxa Alle ku hanuuniyey xagga wanaagga, waxaana ku manaystay ilaalintiisa iyo hanuunkiisa dhinac kasta oo noloshooda ah. Qoraalka kore wuxuu si qurux badan u muujinayaa abaalgudka sugaya kuwa xaqa rumeeyey. Waxayna xasuusin u noqonaysaa nimcooyinka iyo naxariista faraha badan ee Alle ku manaystay addoomadiisa suubban. Sida qorrax-soo-baxa midabka leh uu astaan u yahay bilowga maalinta cusub, kuwa xaqa ah waxaa lagu barakeeyey rajo cusub; guul, guul iyo baraare ay ku gaadhaan dadaalkooda iyagoo nimcooyinka Alle ku manaystay. Iyaga oo si joogta ah u camal fala xaqnimada, raadinta aqoonta, iyo ka qaybgalka cibaadada, rumaystayaasha suuban waxay u dhawaadaan Eebbe oo u furaan albaabada nimcooyinkiisa rabaaniga ah. Nimcooyinkaas waxaa laga marag kacayaa dhinacyada nolosha ee la taaban karo iyo kuwa aan la taaban karin, iyadoo Allaah uu addoomadiisa ugu abaal gudayo siyaalo ay indhuhu ka muuqdaan, lagana dareemo. wadnaha. Haddi ay tahay dareenka degenaanshaha wakhtiga salaadda, nabada wakhtiga dhibka, ama ka nasashada lama filaanka ah ee dhibka, abaalgudka kuwa xaqa ah waa mid aad u ballaaran oo aan la qiyaasi karin. Eebbana wuxuu hubiyaa in dadaalkoodu aanu waxba tarayn, u huraantoodiina wanaag lagu abaalmariyo. Haddaba, waxaa waajib ku ah qof kasta oo muโ€™min ah inuu ku dadaalo wanaagga iyo camalka suuban, maadaama abaal-marintiisa uu Eebbe ballan qaaday, ballan-qaadayna. Waddada xaqnimada waxa laga yaabaa inay dhib badan tahay mararka qaarkood, laakiin abaalgudka kuwa xaqa ah sugaya aad bay uga weyn yihiin wax kasta oo lagu raaxaysto adduunyo ama faa'iido ku meel gaadh ah. ๐–/๐: @Mr__Drafts โœŒ๏ธ๐Ÿ™โ€ฆ #Qormo____Wadaaag โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿฅฐ๐Ÿ”
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 3
Photo unavailableShow in Telegram
โ€œHa eegin qof kale noloshiisa qalbigaagu wuu jabi doonaaye, laakiin u fiirso waxaad haysato oo ku shukri. waxaad leedahay ilaahayย  kaama qaado shay inuu ku siiyo mooyaane, kuma imtaxaamoย  inuu ku jeclaado mooyee .โ€
Mostrar todo...
โค 7๐Ÿ‘ 2๐Ÿค” 2๐Ÿ˜ข 2
Micna malaha nadaafada joogtada ah ee jirka iyo dharka Hadii carabka iyo qalbigu Wasakhaysan yhay๐Ÿ’๐ŸŒป jumca san๐ŸŒป๐ŸŒธ๐Ÿ’
Mostrar todo...
โค 10๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Daqiiqad kasta oo aad lumiso waqtigaaga dib uma soo laaban doonto, maadaama cimrigaagu sii yaraanayo, ka faa'iidayso maanta si aadan barrito uga shallayn."๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’™
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 7โค 3