cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Wanaag Bile

"إنَّمَا الأعْمَالُ بِالنِّيَّاتِ ، وَإنَّمَا لِكُلِّ امْرِئٍ مَا نَوَى" «اللَّهُمَّ رَبَّنَا اجْعَلْ أعْمَالَنَا خَالِصَةً لِوَجْهِكَ الكَرِيمِ» " Waari Meysidee Wax Ha Kaa Haraan ".

Mostrar más
Finlandia892El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad13 415
Publicaciones publicitarias
6 987
Suscriptores
Sin datos24 horas
-77 días
+430 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Repost from Wanaag Bile
Yaanyuurta ( Bisada ) meeqo lafood Ayeey leedahay???Anonymous voting
  • 206
  • 230
  • 240
0 votes
Repost from Wanaag Bile
Cusmaan binu cafaan{RC} imisa sano ayuu ahaa madax weynaha muslimiinta ?Anonymous voting
  • Waxa uu ahaa 11 sano
  • Wax uu ahaa 12 Sano
  • Waxa uu ahaa 13 Sano
  • Waxa uu ahaa 14 Sano
0 votes
Repost from Wanaag Bile
U rurka Jaamacada Carabta Waxaa la Aas'aasay Sanadku markuu Ahaa???🤔🤔Anonymous voting
  • 1947dii
  • 1945tii
0 votes
Repost from Wanaag Bile
U rurka shirweynaha islaamka waxaa la,aas aasay sanadku markuu Ahaa???🤔🤔Anonymous voting
  • 1980kii
  • 1969kii
0 votes
Repost from Wanaag Bile
Magaca nebigeena MUXAMMED {NNKH} quraanka waxa lagu xusey:-Anonymous voting
  • 7 Mar/Jeer.
  • 8 Mar/Jeer.
  • 4 Mar/ Jeer.
  • 10 Mar/ Jeer.
0 votes
👍 1
Repost from Wanaag Bile
Muxammed Al-faatid waxa uu furtay magaalada Istanbul Sanadka markuu ahaa:-🤔Anonymous voting
  • 1453dii
  • 1452dii
0 votes
Repost from Wanaag Bile
Soonka waxaa la farad Yeelay Sanadkii?????🤔🤔Anonymous voting
  • 1aad Hijriyada
  • 2aad Hijriyad
  • 4aad Hijriyada
0 votes
Repost from Wanaag Bile
Cumar binu khadaab {RC} Waxa uu Xilka madax weynaha muslimiinta haayey mudo dhan????🤔🤔🤔Anonymous voting
  • 10 Sano
  • 10 Sano iyo 5 bilood
  • 10 Sano iyo 9 bilood
0 votes
Repost from Wanaag Bile
Waxaa la farad yeelay Xajka🕋 Sanadkii....?????Anonymous voting
  • 8aad ee hijriyada .
  • 9aad ee hijriyada.
  • 10aad ee hijriyada.
  • 12aad ee hijriyada.
0 votes
2
Repost from Wanaag Bile
Malaga Haayo Furaha Naarta Magaciisu Waa:-Anonymous voting
  • رضوان
  • مالك
0 votes
1