cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

🔹️🔹️𝙃𝘼𝙉_𝙄𝙔𝙊_𝙃𝘼𝙈𝙄🔸️🔸️

Channalkan waxad Kaga bogan kartaa......🌹 🪻erayo jacely⚘️ 🪻Dhiiragelin⚘️ 🪻oraahyo⚘️ 🪻xikmado⚘️ 🪻shekoyiin⚘️

Mostrar más
Finlandia3 056El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad79 553
Publicaciones publicitarias
755
Suscriptores
Sin datos24 horas
-17 días
-930 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
ιnтaanι мιdĸee ĸυla doĸнon ѕan? 🤔
Mostrar todo...
1
Photo unavailableShow in Telegram
" Wanaag ama xumaan waa ku meel-gaar, marka yeysan kaa dhegin maalmahaaga xun mid rajo dhiga, sido kale maalmahaga wanaagsan yeysan ka dhigin mid iskala wayn nolosha.. "
Mostrar todo...
4
Photo unavailableShow in Telegram
❤️🧡🤎
Mostrar todo...
4
Photo unavailableShow in Telegram
Noloshada unba iska leh❤️ Ha siinin dhacdooyinka kusoo maraya noloshaada wax ka weyn waxa ay mutaysteen , sidoo kale ha siinin dadka qiime ka weyn ka ay muteysteen , ka ku wanaajiya wanaaji , ka iska kaa indho tira iska indho tir sidoo ka kale ka kaa taga adna iskaga tag , waligaana qiimahaaga haka dhex baadhin indhaha dadka iyo aragtiyaha ay kaa aaminsanyihiin , samee waxaad jeceshahay ficilkaagana alle oo kaliya ku raaligali🤍🥀
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
🌹جمعة مباركة احبابي🌹 الجمال يلفت الانظار ولكن لطيبة والحيا ء تلفت القلوب.....🥰💗 quruxdu waxeey soojiidata indhah lkn wanagu iyo xishoodka waxa uu soo jiita qalbiyada .....🥰 💗 Malii tabay asxby🥹😄
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Inaan wada macaamilno aadbey u fudutahay, Ixtiraam isii wax ka weyn ayaan ku siinayaa
Mostrar todo...
🔥 1
🥰
😁
👍
👌
Photo unavailableShow in Telegram
Ku kalsoonow, waxaad leedahay Ilaaha arrinta u maamula si ka fiican inaad adigu naftaada u maamusho ❤️‍🩹
Mostrar todo...
2
Photo unavailableShow in Telegram
                         ⇣.ও 𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀  °                         ┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈ *Guushu waa natiijada dadaallada yar yar ee maalinba maalinta ka danbeysa la uruuriyo* 🎯🎯👍🏻 *Qof walba sirta guushiisu waxay ku jirtaa inuu si wanaagsan u maareeyo maalintiisa* 💯💯👍🏻 Arooryo sbn❤            ┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈         ╭┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈╮           ​​​​📸◌ ​ོ| @isbedalka_Guusha 🕊         ╰┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈╯
Mostrar todo...
3
Photo unavailableShow in Telegram
🤎🖤🤍🤎🖤🤍 " عندما يستقيم هذا الخط سيحبك الجميع فجأه ". . . " Markii xariiqadaan istaagto ayey bilaabaayaan in ay ku jeclaadaan " 🤎🖤🤍🤎🖤🤍
Mostrar todo...
😭 4
Photo unavailableShow in Telegram
من يسكن الروح كيف للقلب إن ينساه Kan ruuxda dagay sidee qalbiga ku ilaawaa"
Mostrar todo...