es
Feedback
RS_ANIME 🎙️

RS_ANIME 🎙️

Ir al canal en Telegram

Welcome🤗 RS ANIME channel ❤️‍🔥

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram RS_ANIME 🎙️

El canal RS_ANIME 🎙️ (@inzaajifilms) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 55 028 suscriptores, ocupando la posición 4 926 en la categoría Películas y el puesto 187 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 55 028 suscriptores.

Según los últimos datos del 22 junio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -2 479, y en las últimas 24 horas de -90, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 1.78%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 0.50% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 983 visualizaciones. En el primer día suele acumular 273 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 5.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Welcome🤗 RS ANIME channel ❤️‍🔥

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 23 junio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Películas.

55 028
Suscriptores
-9024 horas
-6447 días
-2 47930 días
Archivo de publicaciones
photo content

Asc dhalin yaro wan idin salamy xaladina iga warama waxan idin ka cod sanaya inad Mel dher garsidan channel ka love ta iyo waxa ad u taban kartana iska tabatan plz wa inaga codsi 🫡🙏🏻❤️‍🔥

RS AMINE: XALQADA 2AAD EE DEMON SLAYER AF SOOMAALI

RS AMINE: XALQADA 1AAD EE DEMON SLAYER AF SOOMAALI

Xalqada 1aad: DEMON SLAYER AF SOOMAALI KU DAWO LUQADADA HOOYO

👆

Canada diyaar ahaada xalqadaha Wan dhameynay qaladadkana Wan Kasara nay marka cawa walaso fasaxaa ee diyar ahada teedakalena xalqada markii laso dhigna emojiyaal Kala duqana Sara ok balan teenu waa cawa daeo xalqad qurxoon Tayo sare leh wali ah indhahaga sojiidan donto 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥⚡️

Wala so fasaxa xalqadaha ka shqen toda aa kujirana sitoos ah haben sanbe aa looso fasixi dona hana sugi wayina bas

Taylorka wakana teda klena waxa niiga raligilina cawo ina baqanay aromo jiro aawgoot mar haben danbe aa no balan ah

The next Mission🔥

📢 OFFICIAL ANNOUNCEMENT Waxaan si sharaf leh ugu dhawaaqeynaa in Hilaac Animation & Films iyo RS Anime ay si rasmi ah u gale
📢 OFFICIAL ANNOUNCEMENT Waxaan si sharaf leh ugu dhawaaqeynaa in Hilaac Animation & Films iyo RS Anime ay si rasmi ah u galeen heshiis iskaashi (Official Partnership), iyadoo ujeeddadu tahay in la mideeyo awoodda labada dhinac si loo soo saaro madadaalo tayo sare leh. Laga bilaabo maanta, channel-kan waxaa si rasmi ah loogu beddeli doonaa Family Channel, kaas oo noqon doona hoyga anime-yada iyo taxanayaasha ugu caansan adduunka, laguna soo bandhigi doono tayo iyo hab soo gudbin ka wanaagsan sidii hore. Waxyaabaha lagu soo daabici doono waxaa ka mid ah: 🎬 Anime - Attack on Titan (AOT) - Jujutsu Kaisen (JJK) - Death Note - Demon Slayer - Kaiju No. 8 🎥 TV Series - Prison Break - Stranger Things Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan taageerayaashayada kalsoonida iyo garab istaagga ay mar walba na siiyaan. Iskaashigan wuxuu astaan u yahay bilow cusub oo ay idin sugayaan mashruucyo waaweyn, tayo sare, iyo madadaalo joogto ah. Hilaac Animation & Films × RS Anime Two Brands. One Vision. One Family.

Jimcada sosocoto animegan quruxda iyo xararada isku dar saday kadaawo halkan mgaciidsuna waa demon islayar taylor kiisana had
Jimcada sosocoto animegan quruxda iyo xararada isku dar saday kadaawo halkan mgaciidsuna waa demon islayar taylor kiisana hadertan aya niiso dhigi donaa jimcada yee ku dhafin 2 xalqadood teda kale dhalan yaro waxa idin karaba imoji yal kala duwan saara subisciribtana hala labanina jim cada xalqado dab iyo holac ah aa soo socdan ee hasugi wayina ee dad. Waeyn iska dhiga ee lovta sara iyo imoji ysha kale madsanidiin dhaman tii waxa noo balan ah jimcada markey tahay sacada 8:30haben nimo

Repost from N/a
Mensaje de voz02:23

Repost from N/a
Mensaje de voz00:06

Dhalan yaro jimcadan xalqado sosocdan lee hada arki leheden wayabu leheden ee jimcha marky tahay 8:30 habeen nimo xalqafo wali ah isku diyariya mideeda kalena qoralada iyo vedeo llovta iyo emojiyasha kle sara ani waniiga dhisa idinkana iga dhisa bobsiiya sara likta ❤️👌👌👌👌👌

MAGACA=ANIMEGA=KAIJU NO 8🔥 LUUQADA=AFSOMALI=CADENTA🎤 RS-ANIME=COTAYO LEH QURXOM👌 XALQADA=1AAD=DAWO MALINKA👌 JIMCAHA SOSOCDA =XILIGA LASO DHIGU DONO 🕓8:30 _ WAXAN SAMEN KARTAA INA NAGA COTSATO ANIMEGA RABTO ANAGANA WAN SOO SAMEN DOONA MARKA HADUU JIRO ANIME AA IS LEDAHAY SOMALI KUDAWO NALA WADAG ANAGANA WAXA ISKU DAYI DONA INA SAMENO IDINKANA NAGUDHIRIGILISAAN🔥🔥 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

MAGACA=ANIMEGA=KAIJU NO 8🔥 LUUQADA=AFSOMALI=CADENTA🎤 RS-ANIME=COTAYO LEH QURXOM👌 XALQADA=1AAD=DAWO MALINKA👌 JIMCAHA=XILIGA LASO DHIGU DONO 🕓8:30 _ WAXAN SAMEN KARTAA INA NAGA COTSATO ANIMEGA RABTO ANAGANA WAN SOO SAMEN DOONA MARKA HADUU JIRO ANIME AA IS LEDAHAY SOMALI KUDAWO NALA WADAG ANAGANA WAXA ISKU DAYI DONA INA SAMENO IDINKANA NAGUDHIRIGILISAAN🔥🔥 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

MAGACA=ANIMEGA=KAIJU NO 8🔥 LUUQADA=AFSOMALI=CADENTA🎤 RS-ANIME=COTAYO LEH QURXOM👌 XALQADA=1AAD=DAWO MALINKA👌 JIMCAHA=XILIGA LASO DHIGU DONO 🕓8:30 _ WAXAN SAMEN KARTAA INA NAGA COTSATO ANIMEGA RABTO ANAGANA WAN SOO SAMEN DOONA MARKA HADUU JIRO ANIME AA IS LEDAHAY SOMALI KUDAWO NALA WADAG ANAGANA WAXA ISKU DAYI DONA INA SAMENO IDINKANA NAGUDHIRIGILISAAN🔥🔥 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥