cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Nasiib149

yaa ka fiican hadal qof ugu yedha hadlka eebe❤ #Halkn wxd ka heli doonta I.a *Quran *xikmad *Diini *dhiirigeln *Qisooyn https://t.me/+gYM_jKt9TJA0Y2Zk

Mostrar más
Finlandia1 372El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad20 311
Publicaciones publicitarias
4 711
Suscriptores
+124 horas
+87 días
-1930 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Photo unavailableShow in Telegram
Saddex Shay waa inaa maskaxdaada galisa. ✨️ 1-Geeridu majirto meel looga baxsado. 2-Raaxo malahan Aduunyadda. 3-ka fakan meysid dadka hadalkooda.
Mostrar todo...
🥰 1
00:39
Video unavailableShow in Telegram
2.23 MB
أسبوع حافل بالصيام الإثنين 9 محرم : تاسوعاء + سُنّة الإثنين الثلاثاء 10 محرم : عاشوراء " كفارة سنة " الأربعاء 11 محرم : يلي عاشوراء الخميس 12 محرم : سُنّة الخميس الجمعة 13 محرم : أول الأيام البيض السبت 14 محرم : ثاني الأيام البيض الأحد 15 محرم : ثالث الأيام البيض إن لم تصوم فذكر🤎⊁'.
Mostrar todo...
1
Photo unavailableShow in Telegram
Maxay dadka bilowga ugu horeeya ay u wada wanagsanyihiin.🤔
Mostrar todo...
😢 2
Photo unavailableShow in Telegram
9 Cashir oo Aynu Ku baraneyno Suuratul Xujraat :- ١-فتبينوا : Xaqiiji Oo Baaritaan Samee, hadii Aad maqashid hadal Ha Xukmin adigoo aanan ogaan Xaqiiqda Waxay Tahy. ٢-ولا يغتب بعضكم بعضًا : Midkiin Midka kale Yuusan Xaman. ٣-فاصلحوا : Dib u Heshiisiin, wanaajiya Dhaxdiina, sababtoo ah hadan Nahay muslimiin waxan Nahay Walaalo. ٤- واقسطوا: Cadaalad Samee, markaa Aragtid 2qof oo is heysta cadaalad ugu kala garqaad. Allah SW wuxuu Jecelyahy kuwa cadaalada Sameeya. ٥-لا يسخر: Yuusan yasin/quusan midkiin midka kale, waxaa laga yaabaa inuu Allah agtiisa kaaga wanaagsan yihiin. ٦-ولا تلمزوا: Midkiin yuusan caayin midka kale, . ٧- ولا تنابزوا: Midkiin yuusan midka kale ugu Yeerin/Wicin magacyada Xun_xun. ٨- اجتنبوا كثيرا من الظن : In Badan ka Fogaada Malaha/mala awaalka. ٩-ولا تجسسوا: Midkiin Yuusan midka kale Jaajuusin/Basaasin.
Mostrar todo...
Photo unavailableShow in Telegram
Ha filanin'in qof kastaa yeelan doono akhlaaqdada iyo ficilo isku mid ah, haa, dhoobadu waa isku mid, laakiin ruuxyadu way kala' duwan yihiin.🖤
Mostrar todo...
🥰 1
🌞🍀 Nabigu (scw)  ﷺ  wuxuu yidhi:"maalin ay qorraxi soo baxdo waxaa u khayr baddan maalinta jimce-waayo-waa maalinkii nabi Aadam la abuuray, waana maalinkii jannada la galiyay (Aadam) waana isla maalinkii laga soo saaray".* _jimco wanagsan أللهم صلي على محمد. ﷺ
Mostrar todo...
4
Photo unavailableShow in Telegram
>> 1= soma ogid marka xumanta dawaneyso 🥺🖤 ama dhageysaneyso🧏🏻‍♀️ 2= Ilahyy inuu awood uleyahyy Hal mar inuu araga indhahaga tiro 👀💔 Wax so celin karo ma jirto 🖐🏻💔🥲 3= Soma ogid inu uu halmar maqalka dhagahaga 👂🏻 ka xiro karo ⭕ 4=/ Soma ogid inuu Hal mar caqliga ka qaadi karo 🥺🫀🖤 Xubnahaga iyo jirka way jogan lkn bila caqli bad nqotayy 😭💔🙌🏻 Aduunko dhan hadey isku tagan xubin ilahayyy baqtiyayy soma Nolan karan🖐🏻🥲 Wllkei/walshei jirkaga iyo naftada alle hakula dagalamin 😭☝🏻 اتقي الله حيث ما كنتم 🥹☝🏻🫀💞
Mostrar todo...
7👍 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waqti waad haysata Go,aanna waad leedahey Wadadu wey dheertahey Lkn dhalinyaro ayaa tahey Rajada waa sida roobka Oo kale intuu maqnaadaba Mar un wuu da,aa Riyooyinka waxay ku rumooban Sawabtooda oo ad latimaado Hadii ad quusato oo niyad jabto katag! Waxaad dhahda quusashadu ma aha Qaamuuskeyga dhibaata kasta ma aha Mid joogta ah noloshu ma aha cadaab💯✅ @Nasiib149
Mostrar todo...
2👍 1🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
_Waqti ka dib, xanuunku wuxuu isu beddelaa murugo, murugadu waxay isu beddeshaa aamusnaan, aamusnaantuna waxay isu beddeshaa cidlo aad u weyn oo ballaran sida badaha madow 🌊_
Mostrar todo...
Elige un Plan Diferente

Tu plan actual sólo permite el análisis de 5 canales. Para obtener más, elige otro plan.