es
Feedback
Fasalka Form Two

Fasalka Form Two

Ir al canal en Telegram

Ku So dhawaaw fasalkan cusub ee 📚 Form Two 📚 Admin👉 @Ustaad_Qaasim insha.Allah wax badan kafaa.idi dontaa ✅️ F.g Garubkan waxaa sameyay S.S.E waa koox utaagan in ey hormariso waxbarashada ardayda somaliyeed SPONSOR 👇👇 https://t.me/StudentsSomaliaExam

Mostrar más
2 066
Suscriptores
Sin datos24 horas
-47 días
+2130 días
Archivo de publicaciones
عرف الخوارج؟

من نصصاءح الرجل المسلم الاخيه الكافر:
Anonymous voting

كانت طريقة استثمار صاحب الجنتين بماله امه:
Anonymous voting

بماذا اهلك الله جنة الرجل الجاحد؟

Caawa waa murajicada madada Islamic diyaar matihiin Team f2?

Ogeysiis Ogeysiis muhiim ah Koxda S.S.E waxey shacisay Jadwalka murajicada imtixaan bileedka 1aad fasalka F2 2023-2024 F.g Di
Ogeysiis Ogeysiis muhiim ah Koxda S.S.E waxey shacisay Jadwalka murajicada imtixaan bileedka 1aad fasalka F2 2023-2024 F.g Dib ayuu udhacay sabab jiro awgeed kuna saabsan Arinta telegaram in laxiraayo balse hada xal ayaa loo helay isku soo noqod wannagsan insha.alaah guul 《 Mahadsanidiin 》

Diyaar matihiin murajicada Team f2?

OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH Dhamaan ardayda rabaan iney kaqeyb qataan koorsadan cusub oo ah English iyo Arabic bilow ah F.g H
OGEYSIIS OGEYSIIS MUHIIM AH Dhamaan ardayda rabaan iney kaqeyb qataan koorsadan cusub oo ah English iyo Arabic bilow ah F.g Hadaba is diwaan galidu wey xirmi rabtaa arday go.an ayaan qadaneynaa Iska diwaan gali ciwaanka hoose 👇👇👇👇👇 @Ustaad_Caamir             《 MAHADSANIDIIN 》

Is kusoo noqod wannagsan dhamaan Ardayda garubkaan kuxiran insha.alaah murajicadena waan siwadan donaan 《 Wada shaqeyn wacan
Is kusoo noqod wannagsan dhamaan Ardayda garubkaan kuxiran insha.alaah murajicadena waan siwadan donaan 《 Wada shaqeyn wacan 》

Welcome makamid tahay Ardayda Telegram kusoo noqdee markey raceen tilmamaheena?

Dhamaan ardayda rabaan iney Nala socdaa Sina wataan waxbarashadoda application tuwiter oo hada ah magaciisa X soo dagsada kadibna kusoo biira lingiga hoose inaad fahamteen rajeynaa waakan lingiga 👉https://twitter.com/Studentssomalia?t=z_fHVZalj2CgK9kjCwRvzA&s=09

Telegaram wali wuu shaqeynayaa maxey Kula tahay adiga macquul miyaa in leeska dhaafo?

Application Kaan ayaan ugureynaa madadama laxirayo telegaram dhamaan Ardayda jacel waxbarashada lingigaan ahna page kenaa sax
Application Kaan ayaan ugureynaa madadama laxirayo telegaram dhamaan Ardayda jacel waxbarashada lingigaan ahna page kenaa saxda ah kusoo biira waan isla socon donaa insha.alaah dadaal wacan 👇👇👇👇👇👇👇👇 https://twitter.com/Studentssomalia?t=z_fHVZalj2CgK9kjCwRvzA&s=09

Garubkaas kubiira dhamaan Ardayda rabaan iney sii wataan dadalkoda waxbarashada ah insha.alaah waan isla socon donaa Team f2 guul dhamantiina

Telegram waa la xiraa la dhahay ee team S.S.E application kale ma noo haysaan aan si wadajir u aadnee?

SHIRKA WADATASHIGA BADQABKA ISGAARSIINTA, ILAALINTA AMNIGA INTERNET-KA IYO BARAHA BULSHADA. (Muqdisho, 20, Agoosto, 2023)....
SHIRKA WADATASHIGA BADQABKA ISGAARSIINTA, ILAALINTA AMNIGA INTERNET-KA IYO BARAHA BULSHADA. (Muqdisho, 20, Agoosto, 2023).......Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiydda XFS mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka Wadatashiga badqabka Isgaarsiinta, ilaalinta amniga Internet-ka iyo baraha bulshada, waxaana ka soo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md Cabdicasiis Duwane Isaq, Mas'uuliyiin ka socday Hey'adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka. Si loo fuliyo qodobbada 64-aad iyo 65-aad ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiydda waxa ay ku howlantahay sidii loo ilaalinlahaa dhaqanka suubban ee bulshada Soomaaliyeed marka la isticmaalayo isgaarsiinta iyo aaladaha internetka oo saameyn ku yeeshay hab-nololeedka iyo in ay soo kordheen dhaqamo xun-xun, waxaana qabashada howshaan laf dhabar u ah Hey'adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Shirkadaha ka shaqeeyo arimaha ICT-da.

Ogeysiis Ogeysiis muhiim ah Koxda S.S.E waxey shacisay Jadwalka murajicada imtixaan bileedka 1aad fasalka F2 2023-2024 Wuxuna
Ogeysiis Ogeysiis muhiim ah Koxda S.S.E waxey shacisay Jadwalka murajicada imtixaan bileedka 1aad fasalka F2 2023-2024 Wuxuna bilaaban donaa 25/8/2023 insha.alaah guul 《 Mahadsanidiin 》